Comments on: Imaaraadka oo Cunaqabatayntii ka qaaday Hilibka Xoolaha Soomaalida

By: Xaqraac
waan soodhawaeynaa go aankaas imaaraadka kasoobaxay ee xoolaha

By: akhuukum
AL XAMDULILAH CALAA KULLI XAAL.  CIDWALIBA IYADA AYAA GO’AANKEEDA LEH OO GAARI KARTA WAXA  EY U ARAGTO MASAALIX AMA MAFSADO,HASE AHAATEE WALAALEHEENA CARBEED EE ISLAAMKA AH  WAXEY MARIN U NOQDEEN DANAHA REER GALBEEDKA EE EY KULADIRIRAYAAN BULSHAWEYNTA ISLAAMKA IYAGOO TAA DHAAFSIISANAYA MACAASH EY KAHELAYAAN REER GALBEEDKA UU UTUN WEYN YAHAY MAREYKANKA, TAASI WAXEY KEENTAY IN BULSHAYOWGA MUSLIMIINTA AH IN DHINACWALIBA LAGALADIRIRO  DHAQAALO  XAGII HA’AHAATO,XAG RUUXI IYO DHINAC WALIBA,SOMALIDA KHAAS AHAAN ISHAN DHAQAALO EE HADA EY LEEYIHIIN WAAN KAQAADNAY XAYIRAADII SAARNEYD, WAXEY U AHEYD BULSHADA SOMALIYEED EE MUSLIMIINTA AH MIDA UGU WAYN EE EY KUTIIRSANTAHAY NOLOSHOODA AHNA UDUB DHEXAADKA MICIISHADOODA, MAREYKANKUNA DHAQQHAQAAQAA CEYNKAA AH WUU LASOCDAY OO WUXUU QAATAY TALLAABADII LAGU MEELMARIYAY CUNAQABATEYNTAN ILAA MUDO DHOWRSANA AHNA  SOCOTAY OO MARMARSIIYO LOOGA DHIGAY IN XOOLAHA SOMALIDU QABAAN CUDURKA (RIFT VALLY) ,TAA WAXAA BARBARSOCOTAY  JOOJINTII PASSPORT-KII SOMALIYA IYO  UMUURO FARABADAN OO QAAR AAN DAREEMI KARNO QAARNA UU RABBI KALIYA OGYAHAY.MARKA WAXAAN LEENAHAY DADKA MUSLIMIINTA OO DHAN ALLAHA TUSIYO INEY IYAGA WALI ISU NOQDAAN OO EY DANAHOODA GARTAAN ,IMAARAAT KUNA WUU KUMAHADSANYAHAY CUNAQABATEYNTA UU KAQAADAY XOOLAHEENA!!!!

By: cali aloore
bismilaah

dadka waxaan layaabnahay soo qoraayo waa ku mahad santihiin sida aad u furteen ama uga qaadeen cunno qabataynta xoolaha somaalia lakin waxaan aamin sanahay taas inaysan xagooda kasoo go’in ayna wax ayagu u madax banaan aysan ahayn lakin fikirkaan u leeyahay reer galbeed ama ayaga ay baahi ku kaliftay iney soodalbadaan xoolaha somalia

wabilaahi towfiiq

By: Barkhadle
Xaqiiqdii waa Arin lagu Farxo waxaana ugu baaqayaa Emiraatka, iney arintaas sidey u shaaciyeen iyada oo ficil ahna u fuliyaan, waayo, inaga dan ayaa inoogu jirta in Xoolaheena la qaato, aduunkuna waa inport iyo Export inaga wax Export ah ma sameyno mana haysano oo aan ka aheyn xoolaha.

Iyagana 2-faa’iido ayaa ugu jirta oo kala ah:-

1- Xoolo Hilib koodu Fresh yahay, oo waliba dhir macaan soo cunay

2- iyo Tanlabaad oo ah, laga soo iibsado Badeeco badan.

sidaas-darteed, arintaas waan soo dhaweyneynaa.

By: faysal
ILaahay ayaa na irsaaqa ,haddaad furtaan iyo hadii kaleba ,alle hodana lihin ,xooleheeniina waa dhaqaaloobeen

By: DR YAABANE
SC

Go’aaankan wadanka Gaaray waa kee Ma Imaaradka CArabtaa Mise BAxrayn ama dal kale oo ku yaal khalijka carabta waayo saan ka warhayo Hilibka Somalia waa loo dhoofiyaa Imaaraadka .website kalana waxaa ku qoraa inay BAxrayn tahay inkasta oo uu yar yahay saan ka warhayo Xoolo From Somalia to Baxrayn ah oo aan ka ahayn in kooban oo Lo’ ah

By: jamal c.naasir
waaxilima waaxili aad umadii cunaqabateyseene maxa idiin diidey walalaihiina soomaliyeed emuslimka ah aad ugargaartaan indkoon gaalo iyo rergalbeed tixgalineyn