Comments on: Aa kay iska maamulanaayaa!

By: weheliye
walaale culimada reer puntland waxba haka sheegina waan uun niman udibad baxay sidii ay dawlada kumeelgaarka ah utaageeri lahaayeene

qofkuna fekerkiisa waa u xor laakiin nimankaa warkoodu waacadyahay waxay uhaystaan wax kadhacaya koonfur oo dhan keliya in ayxaqkayihiin dawlada kumeelgaarka ah keliya

By: nabadoon
Sheekh kuwaas aad soo sheegtay walle kuwan waa ayagii oo la in yar oo kaba daran lagu suugeeyay.

shiikhow ilaahay ha ku xifdiyee nimankaan iyo ragaas kale khaladaad haba ka dhaceene maxaad miisaanka u wada saarteen.

Ragga aan naqaano oo meesha madaxda ka ah waxaan aqaanaa ku 60 sano ka weyn oo aan waligood sujuudin, oontooduna khmro tahay, wadaygooduna gaal yahay ragaas ma shareecadii xaniifka ahayd ayay wataan.

ilaahay ayaan khyr ka rajaynaynaa.

culimada salafiyiinta ah maanta hawl ayaa u taalla nadwooyin ay meelo ku qabtaan iyo safaro dibadda ah waxaa uga qurxoon anay maxsuulkooda goostaan oo jihaadka dhex fariistaan

By: RAAXEEYE
Walaal waad kumahadsantahay

Waxaanse ku talin lahaa Duligaas uga bixi mayno wax aan jihaad aheyn ee waa ila fiican inta Nadwooyinka aan wax ka soo baxayn layka daayo dadka lagu booriyo wixii duliga looga bixi lahaa ee ah Jihaadka dhalinyarada lagu baraarujiyo wixii ay qaldaana la saxo

By: cali xaashi
aad ayaad u mahadsan tahay sida wanaagsan eed aad u qortay qoraalkaan  waxaase wax lalayaabo ah  sida aad u cabirtay damiir laawayaasha soomaalida hor boodo ee hadba meel u yaaco sidii haadkii

By: Geedi
Baarakaalahu fiika yaa sheekh axmed c/samad.

warka dawladaan waa cadyahay adigana sheekhow inaa mujaahidiinta mar walbe garab taagan tahay waa lagaa filayay Culimo reer puntland ah inay magacaaga bayaanada isaga qortaanna waan dareensannahay balse inaad radid ayaan rajeyneynaa…………..