Xisbiga Islaamiga Soomaaliyeed ayaa Maanta Saxaafada u soo bandhigay Ciidamo labo qeybood kala ahaa oo dhanka Dowlada ka soo goostay iyagana u soo galay, waxaana ciidamada lagu soo bandhigay Saldhiga Degmada Yaaqshiid.
Sh Xasan Mahdi oo aanu la xariirnay ayaa Somalimirror u Xaqiijiyay in Ciidan hubeysan watana laba gaadhi oo kala ah C/bile & Runed (Surf) fariisinna ku lahaa Waxara-cadde & Kaaraan, tiradooda lagu qiyaasey 30-meeyo Askari ay isu soo dhiibeen Xisbiga.
Waxa uu sidoo kale intaa ku daray inay jiraan Ciidamo kale oo gaaraya 39 Askari oo 31 ka mid ah hubeysan yihiin ay Xizbiga horey isugu soo dhiibeen.
Saraakiisha hogaamineysa Ciidamadan ayaa sheegay inay go’aankan iskood u qaateen.
Ma jiro war dhanka Dowlada ka soo baxey oo xaqiijinaaya amaba beeninaya warkan ku aadan ciidamada dhankooda ka soo goostey ee Xisbiga Ismaaliga ah.
Mana aha markii ugu horeysay oo ciidamo dhanka Dowlada ka soo goostay u galaan dhanka ururrada Xisbul Islaam & Al-shabaab.

Related posts:
waxan umlaynaya ma ha mid ku cusub dhegaha shacabka somaliya , in ay maqlan ciidamo dawlada ah ama kuwa xismiyada mucaraka aya oo goostay , awalba mooriyaan ayey ahaayen kuwa dawlada ama kuwa mucaradku, iyaga ayaa marba meel uwareegaya si ay uhelaan xooga kharasha oo ay ku gataan mukhadaradka ay is ticmalan .
ASC WR WB WAA BEEN YAA USOO GALAYO KUWA DADKA LEYNAYO CIIDAMADOODII UUN BEY U SOO BAN DHIGEEN SAXAFADA WAA BEENTOOD CID ISKUSOO DHIIBEYSO MA JIRTO MAATO XASUUQAYASHAAS:
as/c/w waxaan halkaan ka salaamayaa bulshada soomaaliyeed oo muslimka ah walaalayaal waxaan codanaynaa hadii aan nahay dadka dalka ka maqan inaad gacan siisaan cidii aad is leedihiin waxaan idiin wadaa geed hoos leh. cajaa,ib oo waa kee kaa? war ha tirtirmina ee xaqa waadgaranaysaane taageera
ALAA MAHAD ISKA LEH
Goormay soomaali wax fahmi doontaa? Dagaal 20 sano lugukalabixi waayay ayey dad magaca islamka wata weli dabajoogaan. ALLAH hanagabadbaadsho fitnadaan.
C/rashid, India
asc
wan idin wada salamay
waxay aniga ilatahay gul uso hoyatay
islamka waxanan lenahay kuwakalena
sidasokale yela o iskaga so baxa?
ilaahay ayaa mahad iska leh waa niman uu qalday Sh Abdullqaadir Ali Cumar Hada ayeey Ogaadeen Xaqiiqda sheekhana hadii gacanta loo taagay dadkii la joogay wax ay ka arkeen ma jiraan wax ay arkaan iskaba daaye heer waxaa la gaaray kuwii Cabdullahi Yussuf Loo taba baray in ay had iyo gumestaan taana waxaa baday sheekhoodii jihaadka shalay galiyay maantana ka soo jeestay halkii shalay ay ku xukmiyeen gaalo insha alaahu waa ay is daba socdaan mujaahidiinow soomaaliya waxaa hortaagnaa 19 sano qabiil ka soo taga oo walaalihiin soo garab buuxiya iyaga ayaa is weynayn aqoone
mansha laaaaah iskaga sootaga kuwa galada iyo yahuuda wata ooo islaamka dolarka siisay .. guuuuuuuuuul mujahiidnta insha alaaah
allhu akbar waa guul u soo hoyatay shacabka soomaaliyeed ee islaamak ah waana alla mahadiis hadii uu allah soo hanuuniyay waxaana ay ila tahay in ay ku soo biirin doonaan fograda dagaal lagu la jiro gaalad iyo gaala raaca waayao waxaa ay hayaan xogta dhabta ah oo kajirta ciidnaka dowlad isku shega hadii ay tahay niyadooda iyo saanada milatari ay heysataa iyo tan goobha ay joogaan qaabka ay wax ku wajahaan marka lagalo marxalad dagaal llahu akbar
rageedi
to rashiid
somali waxay wax fahmaysaa marka xaqa oo saafi ah la qaato.
marka kitaabka alle oo aan gaalo ilaalinayn lawada raaco.
ASC
Umu Aniisa kuma saxsana marka ay culumada ku sheegtay kuwa laynaya. Runtii, kuwa dadka laaya waa kuwa shariif soo qalday oo isbaarooyinka wadooyinka dhigta. Doraad, shalay, iyo maalin kasto waxay dadka ku laayaan meelaha sida, Ex control afgooye, Xamar Weyne, Shibis, Dharkeenley. Haddana cid wax ka sheegto ma jirto, walaalaha dhalinyarada ah waxay maamulaan gobolada konfureed inteeda badan haddana cid dhiigooda lagu baneysto ma jirto, bal xuquuqdoodi waa la ilaaliyaa, dhiigoodi iyo cirdigoodi waa ka xaaraam in lagu xadgudbo. Haddana waxaa lagu haya islaamiyiinta ayaa wax laaya. Shariif waa la soo qalday, beesha yahuud ayaa soo khaladay oo ku yiri, madaxweyne ayaa dhignay. Asigana inta taageerta ayuu khaldayaa oo aan ilaa hadda fahmin. Waa ninka iclaamiyey in 10 berri dagaalka ku soo afjarayo. Markii, usuurto geli weysay ayuu haddana yiri, boqol berri ayaan ku sifeynayaa islamiyiinta. Haddana waxuu leeyahay Alqacida ayaa nagu soo duushay. Waa afkii mareykan iyo yahuud ayuu nagula hadlaa. Dhalinyarada ma aha kuwa u ooman dhiiga muslimiinta ee shariif oo kaashanayaa muqaabaraadka ethiopianka ayaa wada dilka, boobka iyo kufsiga ku wada umada. Illahey haka qabto.WSC
Or orod wuxuu tarayo ma laha xalka aa in la wadahadlaa oo masaakiinta dhibaatada laga dulqaadaa
Hadday run tahay waa in diinta la baro oo aad loo tarbiyeeyo, dagaalna aan horey laga galin, haddii kale mooryaan magac mujaahid leh bay noqonayaan oo muslinka booba.
su,aal soomaaliyey
dadka maalin kasta micna drada ku dhimanaya wax soo bandhiga oo yiraah waa masaakiin dhiban mala hayaa nin leh waxbaa iisoo goostay iyo alxamdu maahane mise isweydiiseen dadkaan dhiigoodu in su,aal qiyaamo ka danbayso oo aan ilaah sidaa uga tagey maxaa markaa kuwa dhiga daadinaya ee labad dhinacba ha maahane intiina kale afkiina danbi ugu raadsanysaan
walaahul mustacaan
a/c/w/w
ka dib walaalayaal waxaan rabaa inaan ka dhiibto fakarkeyga hadalka uu faafiyey websidka somalimirror oo aan aheyn markii ugu horeysay oo warkaanoo kale faafiyo waayo waxaan ognahay inuu yahay Afhayeenka xizbiga mar welbana uu sameyo xayeesiin aan sal iyo raad toona laheyn,
mar welba waxuu soo xigtaa xasan mahdi oo aan lagu aqoon wax qeyr ah kana shaqeeya iska horkenka umadda soomaaliyeed,
xasan mahdi waxuu aaday oo u cararay dibadda markii cadowgu wadanka soo galay markii laga saarana dib ayuu usoo noqday isagoo leh waa hadda iyo cayaar bilow.
waxuu rabaa inuu wiilal yar yar ah dabku shubo kuwiisiina waxabarasho u jiraan,
xasan mahdi haddii aad warkiisa mar welba wadwadiin adinka ayaa ku daali doono waayo waa nin umadda soomaaliyeed ay yaqaanaan oo aan sumcad ku laheyn wuxuu rabana iska sheego.
mahadsanidiin
ani ahaan dalka waan ka maqanahay soomaalida wadanka joogta waxaan dhihi lahaa taageera cidii nabad iyo diintaba idiin wada
wabilaahi towfiiq
ASC WR WB
Runtii waxaa ayaan daro ah in aan iska wadno dagaal, ciidan ayaa soo goostay iyo ciidan ayaa nagu soo biiray waxba soo kordhin mayso, ee waxaa muhiim waan wada hadalnay waana heshiinay, hadii danaha gaarkaa meel la iska dhigo waxaan aamin sanahay in la heshiin karo shareecadana lagu heshiin karo. waa hadii ALLE kabacsi uu jiro. Mafilayo in uu jiro qof dhihi kara ma doonayo in shareecada islaamka wax lagu dhaqo. hadaba maxaa diidan inaan heshiino waayo marka aad eegto dagaalka waxaa uu ku saleysan yahay in shareecada islaamka la hirgaliyo, waa su’aalee yaa diidan mase laga wada hadlay in wax lagu dhaqo shareecada. jawaabtu waa maya ee waxaa meesha yaal anaa wax ku maamulaya iyo aniga ayaa kaaga haboon, gabo gabo ilaahey haloo laabto.
ALLAAH AYAA MAHAD LEH
ASC
to abdullahi
abdulaahi akhiyow wlh benta maha aniga wanba la yaabay waxas camu wlh been kuma shegayo dad farabadan oo manta ku jira madaxna ka ah dagalada ka socda xamar inta ayey nala joogan sxb wlh ciyalkoda iyo xasaskoda inta ayey kensadeen wlh sxbow waxeyna leeyihin kuwa dhimanaayo marka la weydiiyo ha sabran wax yar yaab badanaa dinta waa nolol ee haka dhigine walaalayal dhimasho
ciidamadaan soo goosanaya oo hadhoowna sii goosan doona waxeey cadeneysaa in dagaalka ay ku jiraan usan eheyn mid mabd’a ka ah ee uu yahay mid dan ama maslaxo ah waxeeyna u egetahay in lacagta hadba dhinac ay jirto ay jiraan oo lacagtas la warwaregaan oo galinba dhianceey fadhido la fariistaan marka kuwaas ayaa u xun waayo meelna kuma garsiinayaan waxeeyna dagaal kula jiraan jeebka hogaamiyahooda .
as/c marka hore ilaah ayaa mahad iska leh ….. marka xigta dar daaran gaaban ayan u jeedinaayaa mujaahidiinta dhaxdooda in la kala jabiyo maxaa yeelay ciidamadaan soo goosanaayo wax yaabo badan ayey soo goosanaayaa siyaasad qoto dheer ayaa ka danbeesa mujaahidinta waxaan u sheegi lahaa in fiiro gaar ah loo yeesha ciidanka soo goosanaayo…
waa jirtaa in ciidan badan uu soo goostay hadana la filaya kuwa kuwaas ka badan insha alaah xitaa waziira ayaan filaynaa in ay is cazili doonaan malama soo socda insha laah
Waxaa soo goostay ciidan waxa uu ku biiray ciidan miyaa nabad ah mise waa guul awalba waxa uu raadinayay dhaqaalo haddana waxa uu raadinayaa dhaqaalo walaahi waxaan ahay 29sano jir waxaan ku soo koray dagaal nabadna weligey ma arag 6bilood ayaan sheegaa laakiin ma aheen nabad ee waxay ahey olol bilowgiis mana ahi nin inkirayo 6aas bilood walaahiyaan ku dhaartaye dagaal ha inoo celinina nabad iyo wadahadal raadiya
aduunka waxaa u daran jaahil aan jahligiisa ogeyn, war dagaalo miyeey soomali ku jireysaa kuwa ku hayooy dagaalka maxaa keeney isweydii ?
markii muqdisho oo loo taagwayay maxaakim islaami ah ka dhasheen maxaa gaaloo dhan kuugu soo duushay
ACW
Umada walaalaha ah Salaantaas Qiimaha badan kadib, Waxaan nahay dad lahaysto oo Lacago lagu aruursado ama ah Makhaayad ushidan Gaalo iyo kuwo ay ku adeegtaan oo Muslim Sheegta sida Walad Cabdallah. Shariifka run ahaantii hamigi dalka iyo dibadaba loo qabay maanta waxa uu marayaa -100% (Minus 100%) Umadii Somaliyeed meel ay Jogaanba hadalki ayaa kaso bixila!!! Mantana waxu bilaabay in uu u hadlo sidii kadaran C/lahi Yusuf oo uu yiraahdo Wadanka waxaa Joogta Argagixiso!
Waxaan kula talin lahaa walaalaha kale ee Dawladan Gaalada wadato ay marin hababiyeen in ay kasoo wada baxaan oo ay uyimadan walaalahooda kale ee difaacaya Diinta iyo Sharafta umada Somaaliyeed.
Shariifkana waxaan leeyahay, Danbi iyo Dhib waxaan ka ahayn uma aadan keenin Umada walaalaha ah ee laftirkaada toobad keen oo kuso biir Muqaawamada Sharafta leh halkasna ku Jooji dadkan aad barakicinayso eed Galada AMISOM u adeegsanaysid.
A/c dhaman dadka waxa laweyn in dhibaato ay sheg shegayan so ma ogodiin mar hadii aad diin sheegatay inaad dhibibatooneyso mida kale xigmada dadka muslimka ah laga leeyahay sow maha iney wax dilaan ayagana ladilo ….. dadku miyey halmamen ayadahas mida kale nabigena s.c.s dhib darti maxow la dhahay gormow nasriga ilah iman hada somalia 2 sano ayey how lahaha diinta iyo in leysku xukuma kitabka u istagtay intiina wey qeylinayan oo xita inbadan wey quusten waxan leyahay marka hala sabro nasrigu wu iman insha alah kitabkuna wuu ka hir galayaa somalia
asc waxaan salaamayaa umada soomaaliyeed ee islaamkaa
in taa kadib waxaan leeyahay dadka kahadlaya halkaan ee taageeraya waxa ay kusheegeen in ay yihiin islaamiyiin waxaan idin leeyahay ale kabaqa marka hore oo waxaad barataan diinta islaamka fekerka idinn gaarka ahna haku salaynina diinta ale waayo ismaqaadan karan baadilka aad aamin san tihiin iyo diin ta islaamka waxaana idin leeyahay warsidaan shacabka soomaaliyeed madan baa ugu jirta waad naduleyseene waxaan idiin leeyahay allah ka baqa