Comments on: Warbixin:- Barakaca Xamar & Xilka Siyaasiyiinta.

By: 4.5
dowlad ma jirtee aloow shicibka islamka ah ee dhibaateysan dhibaatad ka bixi aameen!

By: ajuka
walaalayaal waad aragtaan dhibaatada kataagan muqdisho yaa dhibaatada keenay waxaa keenay  hawiye oo kursi kudagaalamayo oo leh sideed madaxtinimo kuheshaa  hawiyooy dagaalka kadaaya umada  waligiin waa laidin xukumi jirey  xukuna wax kama taqaanaan ee dagaalka joojiya  hadeynu nahay soomaali alaha  naga qabto hawiye iyo wixii daba dhilif u ah  waxaad noosoo gashateen shaati diimeed  umadiina waad  dhamey seen waligiin horu mar gaari meysaan abadan hakayaabin

WAR IYO DHAMAANTII HAWIYOOY DAGAALKA   JOOJIYA UMADII AADLEYSEEN HABAARKOODA AYAA IDINKU DHACAY WAR ILAAH KACABSADA  OO DAAYA DAGAALKA AAD UMADA KUBARA KICINEY SAAN DOWLADA NIMO WAX KAMATAQAANAAN BARAKICIN UNBAAD TAQAANAAN ISKU XISHOODA XISHOODKA ALLA IDINKA QAAD WAR MIYEYDAAN XISHOONEYNI  MARLABAAD UMADA KADAAYA BARAKACA CUQUBO IDINKU DHACDAYE

By: luqmaan
anigu waxaan la hadlayaa soomalimirror walalayaal waxaad ogaataan ale in uu ogyahay waxa laabaha hoostooda ku jira marka ku dadaala in aad alle raali galisaan oo aad ka fogaataan raali gelin koox ka mid ah kooxaha isku haya kursiga somaliya ama diin ha u mareen ama diin la’aan ha u mareene.mida kale maqaalkan ruuxadiisu ha idin baro in aan dhiig muslin oo ladaadiyo uusan faaiido keeneeyn aakhiro iyo aduun intaba kuwan is hayan qaasatan qolooyinkan dagaalka bilaabay ilaaheey xaqa ha fahan siiyo……oo allaha ka joojiyo dadka qalbiyadooda oo aad moodo in eey akhrinayaan

By: ali yasin yare
a/c/w/w

waxaan rabaa inaan fakarkeyga ka dhiibto cidda ka mas’uulka ah qaxa dhacay bixitaankii amxaarada ka dib,sida aan la socono markii markii cadowgii soo jireenka ahaa ee amxaaradu ay baxeen dadkii waxaa usoo laabtay rajo fiican oo qof welba waxuu kusoo noqday gurigiisii waxaa la dayac tiray guryihii la dumiyey waxaa suuqyadii laga guuray ka bilaabmay ganacsigii,hadaba iyadoo xaalku sidaas yahay culimadii soomaaliyeedna ay fariisteen soona saareen sagaal qodob oo muhiim ah oo ay ka mid ahaayeen in xabada la joojiyo, ciidamada shisheeyey la saaro, Shareecada islaamka in lagu dhaqmo ay dowladu ka dhawaaqdo muddo 90-cisho ah ayaa waxaa arintaasi diiday oo iclaamiyey dagaal xoog leh oo umaddii ku hoobatay kuna barakaceen Dr, cumar iimaan abuubakar oo ahaa gudoomiyihii xisbul-islaam waxaa dagaalkaasi socday 2-cisho waxaa ku dhintay 53-qof waxaa ku dhaawacmay 361-qof waxaa ku barakacay dadkii daganaa xaafadaha km4.Taleex.Tarabuunka Kasabalbalaare,African village iyo Black sea dadkii qaxay waxaa lagu qiyaasay 253,000 qof waxaa ku xirmay jaamacadihii iyo iskuuladii oo dhan,waxaa xigay haddana dagaalkii dhacay bishii 5 09 oo socday muddo dheer waxaa isagana ku dhintay dad kor u dhaafaya 991-qof waxaa ku dhaawacmay 4312-qof waxaa ku barakacay dadkii xamar daganaa oo dhan waxaa maalin welba dhinta ama dhaawacma dadkii fara ku tiriska ahaa ee ku haray guryihii laga guuray waa gartay haddaba waxaan maqalnaa mar welba waxaan la dagaaleynaa cadowga ilaahey ee amsom yaa maqlay ama arkay dad la dilay oo amsom ah yaa maqlay intii dagaaladasi socdeen dhib la gaarsiiyey? waa yaabe maxaa keenay in xisbiga islaamiga ah ee xisbul islaam ay mas’uul ka noqdaan dhibka amxaaradii ka dib dhacay oo dhan?

waa dhab iney ka danbeeyeen waxayna noqdeen xizbigii islaam sheegta oo dhiiga shacabka macna daro ku daaya, waxaana muuqata iney haddana weli u hamuun qabaan,

haddaba waxaan siinayaa taladaan,

-inaad joojisaan xabada dileysa dadka shacabka ah oo kaliya

-inaad umada ugu baaqdaan iney guryahoodii dib ugu soo noqdaan \

-inaad ka deysaan xabada aad dadka ka dhex rideysaan oo aan cadowgiina waxba gaarsiineyn

-inaad cafis weydiisataan eebe weyne iyo shacabkii sababtiin loo xasuuqay

-inaad ogaataan dagaalkaan macnadarada ah ee aad wadaan inuu yahay midkii wadanka mar labaad cadowga ugacan gali lahaa,

-inaad wax welba oo damac ah uga tanaasushaan shacabka dhibaateysan

mahadsanidiin

By: Mahdi
Tixgalin siiya Tiro Koobka Dhacdooyinka aad qoreysaan, si Aqristayaashu eey ugu Noqoto Xigasho eey Cuskan karaan hadii Ay u timaado Baahi qoraal.

By: Xaq ku addin
Somalimirror waan hubaa oo kollay Tacliiqayga soo qorimaayaane, waxaan odhan lahaa  Dhibta qayb baad ka tihiin waayo Dhinac baad la safantihiin, ee Dhex-dhexaad noqda

wali waxaad jirtaan Dhinac waxa caddaynaysa qaybta warbixinta ee cinwaanka looga dhigay Maxaa keenay Qaxa intaa leeg.

waxa ku jirta Duqaynta AMISOM, waa sax oo waa ka mid ah laakiin Dhinaca kale xabbadoodu ma biyaa iyo hoobiyahoodu cid waxba ma yeelo miyaa wali Somalimirror daraf ayaad tihiin, fadlan is daba qabta oo Arrimaha Dhex-dhexaad ka noqda.

Ilaahaw u gar-gaar Umaddaada dhiban ee loo diiday Guryahoodii in ay si nabad ah ugu noolaadaan

By: waddani
asc dhammaan bahda wax akhrisa ee soomaaliyeed.

Anigu waxaan arkaa dhibka jiraa waa mid sare oo kor laga maleegayo, laakiin dadkii fahmi lahaa ayaa nala ka weysan yahay oo dhihi lahaa dalka inagaa iska leh oo dheeftiisa iyo dhibkiisu gaar ahaan nootaabanayaa ee aan ka talo baxno dadka kor naga maamulaya ee danaha gaarka ah wata.

Carruurta reer galbeedka waxaa lagu tarbiyeyaa saddex arrimood:

1- In aan maskaxdooda lagu shaqeysan ee ay ka xoroobaan xagga maskaxda, macnaha aan laga dhaadhicin waxaan dani ugu jirin.

2- In ay dalkooda ka u huraan waxwalba oo aysan dhib yar u horseedin, kana hortagaan xumaan oo dhan.

3- In ay dadkooda ilaaliyaan xag naf, maal iyo sharaf intaba.

Haddaba inagoo muslim ah 100% maxaa inoo diiday, in aan maskaxdeenna xoreynno oo aan lagu shaqeysan oo aan danteenna  kaliya fiirsanno oo dalkeenna dhisanno.

Maxaa inoo diidan wadahadal iyo isqancin buuxda?.

Waxaan leeyahay yaanan dano shisheeye iyo mid gaar ahaaneed loo shaqeyne dalka iyo dadka aan badbaadsanno oo hala joojiyo dulmiga, dhiigga iyo barakicinta bulshada.

Waddani

By: c/raman haji
a/c/w/w/   salaan abcdi waxan  rabain  aan u tacsiyeeyo dhamaan dadka    dhibaatdu gaartay ee walaalaha  masaakiinta shacabka ah inta dhawac ah ilaahay ha caafiyo  lakiin waxa lays waydiinayaa  cidda mas,uul ka ah   ilaahy hurtiis waa lays waydiinaa adunkana waxaa layaga  yaabaa in  lala xisaabtamo insha,allah somali mirror  waxaan leeyahay  ilaahy ka cabsada oo   dagaalka joogiya aad ninaciina ka wadan  oo   qalin ku dhiigle  ayaad noqateen ee iska dhaafa  dadkan danbiile yaalka ah oo aad tagayraysan oo runta sheega  wabilaahi towfiiq

By: xassan
Somalimirror maxaa ku kalifay iney hadda la safato shacabka kadib hurinta dagaalka oo ey dhiiri gelinayeen qolooyinka nabad diidka ah.

Su’aashu waa waa laga kala tegay kadib markii la arkay iney xizbul islaam afkooda ku hadlaan. Waan caqli xumo sababtoo ah waxaan ognahay in somalia arrimaheeda xal siyaasadeed loo helo mahane inaan xoog lagu muquunin karin kuwa dowladda sheegta.

Waxaa idin kula talinayaan inaad ilaahey ka baqdaan oo aad iska deysaan waxa aad ku jirtaan.

Wabilaahi towfiiq

xassan

By: okash
waxa masul ka ah dhiBkan o dhan wa UN EU IYO IGAD maxa yelay wax laga la’yahay somlai faraha kala baxa iyada aya kala hareysa ama heshineysa wxi so baxa ama tagera ama hadad rabtan ha tagerina idinka faragalinta siaysaded iyo dhaqale iyo  militai ahanedba naga joojiya ma yelayan sababta o ah ma yelikaran dad wada muslim ah o wada sunni ah in ay sameystan dowlad islam ah maxa yelay illaah aya no shegay in aysan sura gal aheyn in ay rali ka noqdaan dowlad islam ah o saxiix ah marka wa in la qusiya gaalo o dhan iyo cida dabada ku wadataba ila ay iskod faraha ugala baxan somaliya SOMALIYA SOMALIBA LEH WANA DAD ISLAM AH O ISLANIMADA JECEL WAYNA KU DHAGNANDONAAN INSHA ALLAH WA LAGA QUSANDONA O FARAHA LAGALA BIXIDONA MAR DHOOW E HA LA SABRO