Comments on: Haasaawe siyaasadeed (Q 6-aad)

By: bariir
MAGACA RUWAAYADU WAA HAASAAWAHA SIYAASADA,

waxaa curiyay SHiikh ahna abwaan axmed c/samad aadbaanan uuga helay siday shekadu isugu dhacayso waana fahmay waad mahadsantahay shiikh

somalidu luuqada waxbay ku kala gataane sikale iskuma fahmaan MACNAHAYGU WAA ISFAHAN LA’AAN oo uu keenay hubsiina la’aanta

tusaale u qaado (odaykacsan)sida sheekada laga dhadhansankaro. aduunka xataa erey xushmeedka laguwada dhaqmo somali ahaan waan ka dhacsanahay sida (iga raali noqo)(waad mahadsantahay) (maku dhaafi karaa), iwm hadii sida shiikhu u sameeyay ruwaayada oo ninka wadaadkaa siduu u qanciyay ODAYKACSAN waxaan oran karaa dhulkeenoo dhan baa noqon lahaa mid la’ogaado nolashu qiimaheedu waxay tahay,

By: Yaabbane
Salaan ka dib dadkii la rabey inay ummadda badbaadiyaan shaqadoodii waxay dhaafi weyday qoraallo iyo bayaano, in intaas waxtaraysana waa ogahay ee ka badan baa laga sugayey, ayna qaban karaan ee Ilaahay ha na asturo, hana na baxsho.

By: Rooble
kkkkkkkkkk sheekha khayr allaah ha siiyo

By: Caashiq Alxuur
Assalaamu Calaykum W/W

Ugu Horayntii Jazaakalllaahu Alfa Khayr Shekh Axmed

Runtii waxaan si wayn u dareemayaa in  Akhristayaasha Somalimirror ay in mudaa tabeen Qoraaladaada Qiimaha badnaa

mar baan is iri Shiikhu miyuu daalay hadana waxaan filayay inaad wax wayn ugu maqanatahay Ardayda kugu xiran

mar labaad mahadasid adiga iyo walaalaha Somalimirror ee noo fududeeyay Xiriirkaas

By: c.rixmaann jaamac
shukran shiikh axmed c.samed.

jasaakalaahu alfa alfa khayr.