Comments on: Runtaa reerka u roon

By: farxaan
acwb salaanta islaamka kadib sxb dalmarow waxaad taHay nin hal dhinac lajira ee nin umad kanaxaya ma tihid waxaadna taageersantahay nimankaan adoonta hooyadood dileysa gurigoodana duminaya aan kadaaya oran karin adna waxaad ku sheegtay dawlad islaami ah islaamow xaal qaado,xitaa waxay awoodi waayeen dadkii mareykanka iyo amxaaradu qaxiyeen iyo waliba adoonta hada joogta ee gaalo madawda ah in ay aduunyada uweydiiyaan baco ay roobka iyo qoraxda kagalaan iyo biyo nadiif ah iyo cunto ,ridista madaafiicdana iyagaaba badan kana waxyeelo badan dadkii iyo hantidiina baabi,iyey ee kuwaas maxaad u arki weyday weliba mareykanka amarkiisa ku shaqeynaya wcwb

By: dalmar
Islaam-nimadu waa in dadku kaa nabad galaan ee ma ahan inaad hoobiyo ka dhex tuurto. Ogoow dadka aad ka dhex tuurtayna wixii soo gaara adiga ayaa dambigooda leh. Ninka afka duubanoow hadaad diinta ka run sheegeyso ilaahii ku uumay ka cabso oo bini’aadanka aad afka ka duubatay haka cabsanin ogoowna inuu ilaahay ku daawanayo. Dowladuna waa dowlad islaami ah sida ay sheegeen culimada. Anagu waxaan nahay umada wada muslim, culimadana waxa ay soo jeediyaan waa in la raacaa. Ogoowna Dowlad La’aan dowlad xun ayaa dhaanto marka walaalkeyga muslimka ahoow ilaahay ooga cabsoo jihaadkuna marnaba uma dhaxeyn karo labo qolo oo muslimiin ah. Ogoodana maanta hadii aad xaaladaan sii wadaan in aad gacmihiina ku laayneysaan shacab muslim ah oo aan waxba galabsan.

Garta Danta Umadda Muslim-ka ah ee soomaaliyeed. Nabadana siiya fursad. Sababtoo ah hadaan la isku sabrin xal ma yimaado diinta islaamkuna waa diin nabadeed (?????? ???).

Umada Soomaaliyeed quluubteeda ilaahay ha isku dumo. Midka hoobiyaha ridaya waa muslim dadka ay ku dhaceysana waa muslim. Marka isku daya inaad umadiina badbaadisaan.

By: cali
“Danmooge Danmooge

Direys culumoodle

Hoostana dibindaabyo

Duul kale u adeegga

Siraha dusintooda

Guureynta ma daaye

Markuu digsi soora

Diinnaarro u jeedo

Dhareerku ka daate

Dibnaha dhaqdhaqaaqa

Inaad digrineysood

Quraanka dareerin

Xadiisyo daliishan

Kii daacad u haysta

Haddaad ku dabeysood

Shacbiga ku dageyso

Inuu Daa’in weyne

Ku daalacanaayo

Malaa’ig diyaar ah

Iney dambigaada

Diiwaanno ku keydin

Ku daabaco buugga.”

it is not right why the poems man has not give the realy way so I dont know what will be next I sa sorryy

By: ABUU ZARQAAWI
walaal fikirka gaayga aad ayuu u fiican yahay

By: DAAROOD
WAX KASTA OO DALKAAN KU DHACA OO SHARAFTA IYO KARAAMADEENNA WAX U DHIMA WAXAA KA MAS,UUL AH BEESHA HAWIYE IYO ODAYAASHOODA MARKASTA SOOMAALI KALA QAYB QAYBIYA OO YIRAAHDO ANAGOO AH ODAYAASHA BEESHA HAWIYE.

By: Samadoon
A/C/W/W.

Allow dardaaran ma yahay, baarakallaahu fiika wa jazaakallaahu khayral jazaa’

Allaah ha nanagu anfaco guud ahaan, si gaar ahna ha ugu sii anfaco kuwa qormadu si toos ah iyo si dadbanba wax ugu sheegtay ee qadiyadii umadan iyo masiirkeedii ka dhigay wax go’ lagu qaado(Berberi wax go’ qaado ka weyn) waa hal ku dhig soomaaliyeed oo hore u baxay bal ka waran kuwa soomaaliya wax go’ lagu qaadi karo oo hal fadhi lagaga kici karo ka dhigay allaah hasoo hadeeyo hadii hanuun u qoranyahay hadii kalena umada sharkooda ha uga fududeeyo, mar labaad allaah haku anfaco kuwa qiyaastii 16000 ee difaaca dalkan,dadkan, iyo diintan u shahiiday allaah ha u aqbalee,sidoo kalena qiyaastii 50,000 ee u dhaawacantay allaah ha u boogo dhayee, malaayiinkii shacabkeena sharfanaa ee u barakacay isla qadiyadaa iyo bilyaniskii hantida ahaa ee qaybna la sahayday inteedii badnaydna la isla jiidhay allaah ha ku anfaco kuwa waxaa dad iyo duunyo tegey ku micneeyey in loo huray (li’iclaa’i’ manaasibihim) si iyagu jagooyin sar sare u helaan, sarayntaasuse waa aragtida cadowga ee ta shacabkeena ma aha, wax nin ka faanaa nin ku faanaa.

Allaah ha ina waafajiyo dariiqa toosan.

A/C/W/W.