You need flash player
Home
Muxaadaro
Qur’aan
Nala Soo Xiriir
Wararka
Maqaallo
Xadgudubyada
Warbixinnada
Kulanka ducaadda
Wareysiyada
Baaqyada
Suugaan
2
Alla Sheekadu macaanaa. W/Q: Maxamed Nuur Shire
Dulleynta Soomaalida iyo Digniinta Shisheeyaha: Goormay Soomaalidu ku Baraarugi Doontaa? Qore: M’ed Daahir Afrax
Al-Shabaab,Towxiidka, Shareecada iyo Muslimiinta. W/Q: Maxamed Nuur Shire
UURDOOX: Qaybta 5aad W/Q Sheekh C/raxmaan Sheekh Cumar
Ma gar bay idin la tahay? 1aad Qalinkii: Murriyo Cali Max’ud
Culimada ku nool S/lland oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka iyo colaadda ka aloosan degmada Buuhoodle(Dhageyso)
Alshabaab intii la is watey maxaa wax loogu sheegi waayey?. Qeybta koowaad
Wadahadal nabadeed oo Daalaibaan iyo Mareykan uga furmay Dowxa
Culumada Dhibkooda Sharaf Laguma Gaaro W/Q: Abdinasir Ahmed Aden ( Garweyne)
Nadwo xalay ka baxday qolka Somali Islamic Taqwa Network iyo Qolka 114(dhageyso)
June 2009 Archive
Sheekh C/naasir Xaaji Axmed oo Nadwada ka socota Masjidka Al-hudda ee M. Laascaanood oo caawa ugu hadlay Mowduuc uu ciwaankiiu ahaa “ku xad gudubka Diinta”
Nadwada ka socota Masjidka Al-huddaa ee Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa gashay Habeenkii 6-aad oo xidhiidh ah waxaana caawa darsiga soo jeediyay Sheekh C/Naasir ...
More From June 2009
Madaafiic khasaare gaysatay oo lagu garaacay Degmooyinka Yaaqshiid & Kaaraan
Ugu yaraan 12 ruux oo rayid ah ayaa ku dhawacan tay qayb ka mid ah degmooyinka Yaqshiid iyo khaaraan kadib markii ...
Gudoomiye Xigeenkii Maamulka G/Hiiraan oo is-casiley.
Gudoomiye xigeenkii Maamulka MMIS ee Gobolka Hiiraan, Xasan Sh Maxamed ayaa sheegay si rasmi ah inuu isaga casiley Xilkii uu Maamulka ...
Xaflad lagu soo gaba gabeynayay Sanad Dugsiyeedka 2008-2009 ee Mac’hadka Al-furqaan oo maanta ka dhacday M. Laascaanood
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa maanta ka dhacday Markazka KHadjiiba Bint Khuweylid oo Magaalada Laacaanood ee Xarunta ...
Qaraxyo & Weeraro Ciidamada DKMG ah Muqdisho la gula beegsadey.
Qarax ka dhashey Miino ayaa Saaka ciidamo ka tirsan kuwa DKMG ah la gula beegsadey Wadada 21 October, Degmada Wadajir ee ...
Gudoomiyihii Maamulka MMIS ee G/Hiiraan oo ka dhoofey Garoonka B/weyn
C/raxmaan Ibraahim Macow, Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan ee MMIS Garabkii DKMG ah ku biiray ayaa maanta diyaarad ka raacey Garoonka Magaalada Baladweyne ...
Gudoomiyihii Maxkamada Racfaanka G/Hiiraan oo Iscasilay.
Gudoomiyihii Maxakamada Racfaanka Gobolka Hiiraan ee Hoostagi jirtay MMI ee ku biiray DKMG ah Sh.max’ed Max’ud Warsame ayaa Saaka Shaaciyey in ...
Ciidamada Mareykanka oo bilaabey inay ka baxaan Gudaha Magaalooyinka Ciraaq.
Maanta oo Talaado ah Taariikhduna ku asteysan tahey 2009-06-30,waa xilligii ugu danbeeyay ee Ciidamda Gumeysiga Mareykanka loo qabtey inay Gudaha Magaalooyinka ...
Maamulka Islaamiga ah ee Kismaayo ku Hanjabay in ay weerari doonaan Itoobiya & Kenya Digniina u jeediyey Dadka kala sooca lacagaha Doolarka ah.
Maamulka Islaamiga ah ee Magaalada Kismaayo ayaa ku hanjabay in ay Weerari Doonaan Wadamada Itoobiya iyo Kenya isla markaana ay halkooda ...
Uganda oo soo dhaweysya Hubka uu Maraykanku siiyay DKMG ah
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa Isniintii Shalay soo dhaweeyay Hubka uu Maraykanku siiyaya DKMG ah, wuxuuna ugu Baaqay Dowladaha kale in ...
Taliyihii Booliiska Qandahaar & Saraakiil kale oo la dilay
Mas’uuliyiin Afqanistaan ah ayaa sheegay in Taliyihii Ciidamada Booliiska Gobolka Qandahaar ee Afqanistaan iyo 8 Saraakiil oo kale ay Xarakadda Daalibaan ...
Kulan u Furmay Dowladaha Carabta ee Badda Cas Kulaala
Waxaa Maanta ka Furmay Magaalada Riyaad ee Dalka Sacuudiga kulan Wadajir ah oo ay yeelanayaan Taliya Yaasha Ciidamada Badda, Khubaro iyo ...
Hub & Saanad Cusub oo la siiyay DKMG ah
Wargeyska “Al-Sharqa Awsat” ee ka soo baxa Cariga Ingiriiska ayaa sheegay in uu Ogaaday in Shixnad Cusub oo Hub iyo Saanad ...
Sheekh Xasan Maxamed Ibraahiim “Abuu Xassaan” oo Nadwada ka socota Masjidka Al-hudaa ee M. Laascaanod ka jeediyay Mowduuc uu ciwankiisu ahaa”Tilmaamo ka mid ah usuusha Dacwada
Nadwada ka socota Masjidka Al-huddaa ee Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa Caawa gashay Habeenkii 5-aad oo xidhiidh ah waxaana ...
Golaha Guurtida S/land oo Xukuumadda usoo Jeedisay inay Meelmariso Go’aamada iyo Xukunada ka soo fula Maxkamadaha.
Golaha Guurtida Maamulka S/land oo ku guda jira dooda nabadgelyada iyo horumarinteeda ee ajandaha kalfadhiga 38aaad ayaa fadhigodii shalay dood xasaasiya ...
Al-Shabaab oo soo Bandhigay Bakhaaro ay ku jiraan Raashiin Dhacay
Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa Maanta soo bandhigtay Dhowr Bakhaar oo ku yaala gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho kuwaas oo ay ...
Hogaanka sare ee Maamulka Islaamiga ah ee Bay & Bakool oo la badelay.
Kulan Maanta gudaha Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka ay ku yeeshee xubno sar sare oo ka tirsan Maamulka Al-shabaab ee Bay ...
Maaleeshiyaadka Suufiyada oo Nin Ganacsade ah kala baxey Masjid Caabud-waaq ku yaala.
Maleeshiyaadka Kooxda isku magacowdey Ahlu Sunah ee Suufiyada gacan saarkana la leh Ciidamada Gumeysiga Itoobiya ayaa Maanta Salaadi Duhur kadib Nin ...
Xaad oo ku baaqey in la taageero Barakacayaasha.
Maxamed Xasan Xaad oo ah Gudoomiyaha Golaha Dhaqanka Ahwiye oo Idaacada Shebelle ee Muqdisho u waramayay ayaa baaq ku aadan in ...
M.Afrika oo ka shiraya Arimo ay ka mid tahay Soomaaliya
Hogaamiyaha Liibiya Mucamar Al-Qadaafi ayaa Shalay furay Shirkii 15-aad ee Wasiiro Arima Dibadeedyadda Wadamada Midowga Afrika oo ka kooban 47 Wasiir ...
More »
waxa u bahantahe flashplayer
Fataawi
Culimo Waaweyn Ooy Ka Midyihiin Sh.U
Dr .Cumaan Imaan oo xaley marti u ah
Mas’aladii 6,7 iyo 8-aad oo ka
Fatwo loogu magac daray “Mas
Fatwo loogu Magac daray “Mas’alada 4
Fatwo Cusub oo ka soo Baxday Sheekh
Fatwo ka soo Baxday Sheekh Dr. Cumar
Muxaadaro
Nadwo xalay ka baxday qolka Somali I
Muxaadaro la magac baxday “Six
Muxaadarooyin laga jeediyey masjidka
Nadwada Masjidka Cumar Bin-Elkhataab
Nadwada Masjidka Al-Rowda 2009
Mu’Tamarka Islaamiga 7aad ee Wadanka
Dowro Diini ah oo M/Muqdisho ka Soco
Mowlaca Sheekh Muriiddi (kulanka 1aa
Dowro Diini ah oo M/Muqdisho ka soco
Dowro Diini ah oo M/Muqdisho ka soco
Bogagga Islaamiga
jamciyadda alxikmah
Masjidka Al-hudaa Finland
www.aflax.net
www.Almoslim.net
www.aqsaonline.net
www.daarulcilmi.com
www.Islam2All.com
www.islammemo.cc
www.islamqa.com
www.Islamselect.com
www.islamtoday.net
www.Islamway.com
www.Islamweb.net
www.saaid.net
www.sultan.org/a
Bogagga Somaaliga
jamciyadda alxikmah
Tadamun.org
www.dhanaan.com
www.halgan.net
www.IqraSomali.com
www.kafaalo.com
www.somaliatoday.net
www.somalireal.com