Maamulka Islaamiga ah ee Degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa Sheegay in aysan haba yaraatee Wax saameyn ah Garoomadooda ku yeelan Go’aankii DKMG ah ku Xayirtay Garoomada iyo Dekedaha ay Maamulaan Xoogaga Islaamiga ah ee ka soo horjeeda.
Barre Max’ed Faarax Bare Qooje oo kamid ah Mas’uulioyiinta Gobolka Gedo ayaa Sheegay in ay tahay Been iyo kutiri kuteen Wararka Sheegaya inay Xirmeen Garoomada ay ka taliyaan waxa uuna Sheegay in Isbuucii lasoo Dhaafay oo kaliye ay soo Cagadhigteen Gaaroonka Degmada Garbahaarey ilaa 2 ama 3 Diyaaradood oo ay ku jiraan kuwa Q.M.
Bare Qooje oo arinkaa ka hadalayana waxa uu yiri: “Waxaas waa kutiri kuteen Garoonku waa furan yahay Isbuucii hada la soo Dhaafay sedex Duulimaad iyo laba Duulimaad Baa soodagay oo ka Duulay, Ninka WFP u qaabilsan Amaanka ayaa Yimid”.
Maamulka ayaa Sheegay in ay Hay’aduhu adeegsan karaan Garaanonka Magaalada Garbahaarey waxa uuna Maamulku Balan Qaaday in ay Sugayaan Amaanka Garoomadooda oo idil.
Hadalkan ayaa ku soo beegmaya Xili Isbuucii la soo dhaafay ay Sheegtay DKMG ah in ay Xirtay Garoomada iyo Dekedaha ka baxsan Magaalada Muqdisho gaar ahaan kuwa ay maamulaan Xoogaga Islaamiga ah.

Related posts:
Ilaahay hala garab galo Barre Qooje iyo dhamaan walaalaha mujaahdiinta ee naftooda Ilaahay ka iibsaday si ay diinta Ilaahay u kor yeelaan cadawgana dalkeena uga sifeeyaan.
Barre Qooje sanad kahor isagoo South Africa ka shaqaysta ayuu maalin uun go’aansaday kolley geeridu waa lama huraane inuu shahiidnimo ilaahay kula kulmo intii dukaan dhexdiis dab lagu qabadsiin lahaa sida ganacsatada somalida ee south africa in badan ku dhacda,(Fayaa lahaa min caziimatin watawfiiqin minallaah naxsibuhu kadaalik wallaahu xasiibuh)
Xaq iyo baadil ma sinna nin ilaahay dartii u jihaadaya iyo kuwa meelaha ka dacaayadeeya mujaahidiintana ilaahay wuu wada arkaa ee ilaahay mujaahdiinta guusha ha wada makansiiyo, wixi kasoo hor jeedana hanuun intooda loo qoray maahane gacanta mujaahidiinta haku cadaabo.
anigawasyxt ilart5ahay
ilaaaaah mujahiidnt ha quweeyoo .. kuwa doofarey 2too hajabiyo… iyo tikreegaba …
haa waa runtaa walaale ana waan kugu taageersnahay