Wafdi ka socda DKMG ah oo uu Hogaaminayo Cumar C/rashiid ayaa Maanta ka dhoofay garoonka Magaalada Muqdisho waxa ayna u kici timeen dhanka Dalka Liibiya.
Cumar C/rashiid waxaa Safarka ku waheliya xubno ka mid ah Golaha Wasiirada oo ay ka mid ah yihiin Xuseen Ceelaabe Faahiye iyo Axmed C/laahi Waayeel.
Ujeedka socdaalka Wafdigan ayuu ku sheegay C/qaadir Walaayo oo dhanka Warfaafinta ugu qaabilsan Xafiiska Cumar C/rashiid, ka qeyb galka Shir Dalka Liibiya uga furmaya wadama la isku yidhaahdo Saaxilka iyo Saxaraha).
Shirkan ayaa looga hadlayaa arimo ay ka mid yihiin Dhaqaalaha iyo Waxbarashada ee Dalalka Ururkan ku midoobay.
Cumar C/rashiid waxaa lagu wadaa inuu kulanka ka jeediyo Khudbad uu uga hadlayo arimihii ugu danbeeyay ee Soomaaliya gaar ahaan tan DKMG ahi.
Kulanka ka dib, kulamo gooni gooni ah inuu la qaato qaar ka mid ah ka qeyb galayaasha Shirka ayaa laga yaabaa sida uu Saxaafada u sheegay C/qaadir Walaayo.
Ka qeyb galka Shirkan ee DKMG ahi ayaan la ogeyn waxa uu ku soo kordhin Xaalada hadda ay ku sugan tahey.

Related posts:
xisbiga xasan daahir iyo xertiisa sawiro ayaa ka soo qadatan lkn dawlada sawiro kam soo qadatin mucaradka aad ayaa u buubunisan
webka somali miror naftiisa aya aka mid ah nabed diidka iyo dawlad neceeb-ka dadka ay ku weentahay
NIN WALBA INTUU KURSIGA KU FADHIYO AYUU DAWARSI TAGAA MARKAA WAXOOGAA JIIBKA GASHADANA WUU ISKA TAGAA MARKA,RAGANI FARA QABSI AYAY KUJIRAAN
dalba gacan kuma hayaane maxay ka qayb galayaan 2kilometers ayay xukumaane
beesha caalamka waxaan usheegayaa badalkii kuwaa aad lamacaamili lahaydeen,ragga wax qabanaya lamacaamila,waa hadiii daacad katihin arrimaha somalis
INA CABDI RASHIID WAA JAASUUS USHAQEEYA,CIA DA MARAYNKAKA,WAANA XAQIIQ JIRTA, SIDOOKALE NINKA LADHOHO CABDI RAXMAAN CABDI SHAKUR,WUXUU XUBIN KAYAHAY LAANTA SIRDOONKA MI5,WALALAYAAL MAKUWAAS AYAAN WAX KA SUGNAA
Tuug isku tagtay oo ku hishiisay inay soomaaliya iibsadaan weeye ee dawlad maaha shalay badii ayey iibsadeen maantana dhulkii ayaa laga celin la’yahay…
awalbaan u adkeysan weyney af soomaali xumadiina sida inaad tiraahdaan waxay ahayd min weynihiisa.min yarihiisa.ciidamaa halkaa faarujiyey.haddana waxaad ku darsateen xaqiraad aad xaqireysaan dowladda oo aydnaan darajadooda ugu yeerin tusaale SHeekh SHariif SHeekh Axmed ma.tiraahdaan MADAXWEYNE.Cumar Cabdirashiid waad u diideen xilkiisa ah ra.iisul wisaare.hadaba waxaa idinla gudboon laba arimood 1-inaad sidaad mucaaradka ugu tihiin dowladda aad warkeedoo dhabna iska deysaan.2-iyo inaad darajadooda ugu yeertaan.soomaaliduna waxay tiraahdaa LIBAAX NIN GANEYNA OG NIN GALLADEYNA OG.waxaa kaloo la.yir NINKII UURKA DABA ALLAA U JEEDA NINKII ISHA DABANA AADANAHAA U JEEDA.hadaba soomalilirror umaddu wey ogtahay booska aad kaga jirtaan hurinta fidnada soomaaliya ka.socota.haddii aysan ahaan lahayn iney rag aan saaxiibbo nahay aadna aan isu naqaano aysan wax ku qori.lahayna ku waaso ay ka.mid yihiin SHEEKH MAXAMED IDRIIS AXMED.SHEEKH AXMED CABDISAMAD CUBDULLE.SHEEKH XASSAN MAXAMED IBRAAMIM(SHEEKH XASAAN) xagiina ma.soo fiiriyeen eexdiina indhaha la.darteed.
ILAAHEY ANNAGA IYO ADINKABA HA.NA HANUUNIYO.
MAALINTII UGU HOREYSAY AYAY CADEYD NIMANKAN SOMALIMIRROR LA BAXAY IN YIHIIN DAB HURIS , COLAAD HURIN IYO BELO SHEEG..
SIDAAAS AWGEED ANIGU WAXAAN U AQAANAA SOMALIMOORYAN…
SHARTOODA ILLAAH HANAGA XIJAABO
A s l c somalimirror marka hore ka raali ahada dacayada idinka imanaysa dadka so qora fikradaha maxa yeelay hadaad bulsho wax uqabato waxa ad kala kulmaysan marmarka qaar dhibato marka ku sabra qorayasha adinkana ka daaya warbahinta cayda wada shaqa yn wacn a s c
salaamu calaykum.
walalaalayaal dagaale dan mahan.
dhiiga muslimiinta halakala badbaadiyo
waxa dhimanayo waa walaalkaa waa ina adeerkaa, waa hooyadaa waa walalaashaa.
Xigdiga iyo Xaasidnimada idinka buuxdo aawadeed xitaa waa qiriweysaan in uu yahay ra’iisul wasaare!
In ka badan shan jeer ayaa xusteen magaca ina cabdirashiid maqaalkan gudihiisa, xitaa hal mar ma aadan isticmaalin ra’iisul wasaare.
Micnaha waa iska cad yahay, Madaxiina waxa ka guuxayaa iyo muraadka aad leedihiin Maandheerka waa arkaa Maangaab jkase yeelkadiis..
dowlad diid badanaa oo islam naceeb badanaa war ilaahay ka baqa qof walba waxaad ku riyootaan haku tuhmina, ninkii inuu umadiisa waq u qabto raba ma CIA ayuu u shaqeeyaa bal eega umadaan.
asc salaan ka dib waxa ay ku socotaa nabad diid faarax waxaan leeyahay hadaadan rabin nabad ha caayin dowlada war alla ka cabso oo masuuliyiintaada ha caanin waxa aa ku tilmaameeso jaajuus alla hortiis ayaa lagaa weediina ee alla ka cabso adinba waxaad u shaqeesaan waa askari mareekan ee usaama waana layaqaana waxa uu yahay marka ilaah kacabso oo amiiradaada ha caanin wasaq
Iska dhoof dhoof oo lacag been been ah aruurso.
Laakiin waad na dhaafeeysaan mar dhow insha’ allaah.
A:areey xaaw la dhidida?
B:areey wadaninimoow la dhidaa
A:areey xaay kasoo lugoyeen kan naf aaba haysee ?
B: maarso moohoo areey shukaamaankaan udhiib kuleeylka badanaa xaax shaqfalaha xaa ku biyo badan.
waxaan ugu baaqayaa webkan [somalimirror.com] in ay ilaahay ka cabsadaan oo ay dawlada islaamiga ah ee soomaaliyeed ay ka daayaan mucaaradada iyo wararka beenta ah oo ay ka qorayaan,oo ay ku taageerayaan mucaaradka