Comments on: Difaaca Culumada Waa Muhiim

By: Ubusalman odowaa
Asc walalayaal culimada difaaceeda yan laga gaabin dadka culumada waxay uga jeedan arimahan soo socda 1tacasub 2 aqoon la aan 3 indhalinyaradu aysan fadwa culima aysan qaadan  ugu danbay waxan leyahay  ka kufana in ilahay xaqa fahansiyey culamadan ka hor ma jinbaa uwaxyoda ha iiga jawabo .waxaa lagu yaqan kuwa culuma maaga inaysan waxa saladu kaga ansaxaysa  aqoon

By: abuu nibraas
ASSALAMU CALEYKUM

dhamaan walaalaha way ku mahad san yihiin qoraaladooda, culumadana in la ixtiraamo waa xaq haseyeeshee markasta ixtiraamkooda waxaa laga hormarinayaa kan ALLAH oo ah( laa dhaacata li makhluuqin fii macsiyatil khaaliqi — qofna luguma raacayo ALLAH OO lugu caasiyo) hadaba culumada u aragta in AMISOM YIHIIN askar soomaaliyeed oo wadanka difaacaya , itoobiyaankana saaxiib, hadalkooda lama qaadan kara. teeda kale waan la soconaa waxaa somaalida  u diidaan in aayahooda ka tashadaan oo qaranimadooda soo ceshtaan waa cadawga ALLAH (REER GALBEEDKA ) oo adeegsanaya  itoobiya, kenya iyo somaalida koouwooda munafiqiinta hadaba qofkii aan taa aamin saneen waa qof ka cagli yar inanka yar ee ree galbeedka  ee aamin san in wadankale lugu duulo hadii danahooda iska hor is taago hadaba wadaadka aan aaminsaneen la jihaadka munaafiqiinta cilmigiisa jeebka ha ku qaato ALLAH  AYAA MAHADLEH XAQQA na fahamsiiyey culumadan hortood

wassalamu caleykum

By: C/fatah abu ayub
Asw Awalan abuxamsa iyo salafi waxaan dhihi laha wax barta kadibna wax ka dhaha arinkan maxa yelay yey idin qadin xamasad bila sharci ah o ad danbawdan kadib culamada waxa ay dhaxlen anbiyadii alle MAHADSANIDIN

By: Salafi
Horta sida uu sheegay Abu Xamsa culimada xurmada lihi waa kuwee waa in la caddeeyaa. Nimanka marka Yugaandhayska xabad lagu rido dhiig karku ku kacayo oo qaylyaya markay iyagu maatida laayaana shibta galaya. Nimanka aan ka hadlayn gaalada Xabashida ee mar labaad soo gashay dalka ee wali taagan waar qoriga iska dhiga, waar kuwaasi ma mudna in la ixtiraamo qaarkoodna hadda waxay ku noqdeen Jabuuti oo waxay soo maleegayaan shirqool kale kadib markii uu socon waayay warkoodii hore ee ahaa gaalada isku dhiiba. Midka hadda ay soo wadaana ma socon doono insha’allaah

By: daado
dhamaantii waad salaaman tihiin tanlabaad culimo lacaayo waxaa kadambeeysa  xisaab rabi eebal wax halayskula haro ilaa hayoow muslimiinta qalbigooda iswaafaji aamiin

By: aadamcali
XAMZOW, CULIMADU JIHAADKA IYADAA KAA TAQAAN, SADEXDA AAD SHEEGTAYNA CULIMADA ILAHAY KUMA QAYDIN ADUUNKOODHAN KULIMAA JOOGTA XATAA DHULKA GAALADU KA TALISO, LAAKIIN WAXAA KAA MAQAN INAAD FAHTO INAAD DIINTII OO DHAN KA SOO QAADAY JIHAADKA , DIIN KALENA IYO ACMAALKALE OO KHAYR LAGA HELAABA INANAY JIRIN TAASNA WAXAA KEENAYA  LABO MIDUUN

1-INAADAN DIINTA WAXBA KA AQOON AMA

2-INAADAN DIINTABA FAHMIN, FAHAN SAXEEXA.

NWBI MAXAMED BAA YIRI (SCW)QOFKII ILAHAY KHAYR LA DOONO DIINTUU FAHANSIIYAA, LAAKIIN MA ORAN QAOFKII ILAAHAY KHAYR LA DOONO WAA JIHAADAA, JIHAADKA WAA WAA QAYD KA MID AH DIINTA LAAKIIN ISAGU MAAHA DIINTII OO DHAN.

WAXAAN KULEEYAHAY CULIMAD KA DHOWRSO OO NAFTAADA IYO DIINTAADABA U TUDH.

WABILAAHI TAWFIIQ

By: C/nuur F M
Walaal jazaaka allaah kahyr waa kalimad aad u toosan inshaa allaah , waxaana is leeyahay dhibka maanta umada haysta badanki waxaa sabab u ah xurma darada lagula kacayo culimada  waadna dariimi kartaa meel kasta oo aad tagto in hilibka culimadu yahay mid ugu macaan.

waxaan ka codsan lahaa qoraha meesha lagu qoran aflagaadadaas  in uu noo sheego si aan ugu yaraan u ogaano , ilayn inaan goyno xitaa waa meesha ugu yar iimaanka

shukran

By: abuxmsa
waryaa ma ilawday inay jiraan culimaa u suu oo ah ku ugu naar kulul ani hada dhihi mayao culimadeenu waa kuwaas lakin waxa ay ku jiraan wax fiican maaha jihaadka ayey kasoo horjeedaan wayna baqaan dana gaara ayey fiiriyaan xaqiiqda hadaan idiin sheego culimada saxda ahi maanata waa 3 mid ku jira xabsi mid ku jira qabri oo dhintay iyo midka kujira god o jihaadaya hdalkiisana laga ilaaliyo saxaafada in laga maqlo nimankaas ayaa culimo ii ah lakin iima culimo nin markii jihaadka lagula jiray itoobiya yiri waa fitno waa daalim daalim dilaya jihaad maaha ninka yiri oo wili ku adkaysanaya kaas culimo iima aha waxaase kaaga daran waxaas oo dhan in ay ku shireen jabuuti oo ah xarunta ashahaado ladirirka oo ay joogaan ciidamo maraykan ah oo lookeenay inay laayaan cidii asal raac ah yacnii qofkii diintiisa ku ad adag…

By: CULIO IFAACE
CULIMADU WAA INDHAHA DADKA IYO UMAA WAA KUWA INA BARAY SIDAAN ILAAHAY U CAABUILAYAHAYN MARKAA WAXAY INOO HAYAAN LAMABA KOOBI KARO WAA CIDA UU DARTOOD  ILAAHAY INOODHAAFAY  HALAAG DIFAACOOGUNA WAA MUQADAS ILAA LOODHINTO

By: CABDI HARGAASA
jasaa kallaahu khaarr culimada  hala difaaco waadiin in culimada ladifaaco