Comments on: Sheekh Cali Warsame oo beeniyay hadal uu ka abuurtay Boga Waaga Cusub

By: cabdilaahi
asc salaanta islaamka kadib waxaan u arkaa shiikha waraysigan lala yeeshay mid aad ufiican

iyo inoo xaqa kahadlay sidhab ah dadka umada islaamka dhiigooda daadinayana waxaan u arkaa inaanay u aysan daliil qof islaama ama bini aadama xaqdaro loogu dilo inaanay haysan

By: Miska wadahadalka imow
ASC

Waaga cusub keliya waxa ceebeeya culimada ee soomali yoo dhan waxay diyaar u yihiin in si mareykan iyo yahuud loo raali geliyo ay diinta dacaayad ku afuufaan. Hadday culumada maanta is gacma qaban oo ayan isu hiilin, shariif iyo kooxdiisa dhinac ay ka marin, oo ayan la safan jihaadiyiinta, waxaa dambeyn in mujtamaca ay ka noqdaan tuke cambaar leh oo meel weliba cirdhigoodi iyo sharaftoodi loogu tunto. Shariif qorshahiisa waxuu yahay in culumada laga saaro in saameyn ku yeeshaan bulshada, kadibna xabsiga lagu wada guro, amaba ay noqdaan kuwa adeeca kooxda shariif xaq iyo baadilba ku raacaan. Taasoo ah inay noqdaan kuwa sheekh cutheyman raximahuullaah ku tilmaamay Culamaa\u dawlah, oo ifta kasto lagu dhiso waxa ay dawlad raali ka tahay. WSC

By: gaaldile
dabcaan walaalayaal waxaan ognahay in ay dhibadaanf tahay in dadka laga been abuurto marka aad firiso waxaa uu qorahaayo website-ka waagacusub waxaad uu malaynaysa ciyaal suuqaaan Xishoon oo dadka isbaaraysataa ruunti marka aan sidaas leyahay waxaan ka xishooda in aan aqriiyo maqaalaada ku qoraan mooyee

By: Ahmed yare
Ninka websitka waagacusub qore waa nin islaamka neceb markaa waxa kasta waan in laga fila.

By: Abuu Yuusuf
ASC WR WB

salaan dabadeed, warbixinta waagacusub iyo tan SOMALI MIRROR labadaba waa qoraal qallalan, sideen idinku rumeysannaa in wareysiba aad la yeelateen SHEika iyo iney aragtidiina tahay..

Wixi run ah rabbi baa og, ilaahow xaqa noo cadeey, wabillahi towfiiq

By: Miska wadahadalka imow
ASC

Sheekh Cali Warsame Illaahey ha xifdiyo. Beentii al shabaab lagu afuufayey ayey haddana culumada la aadayo cilmaaniyiinta magaca islamka ku jeesjeesa. Sheekh Cabdulqaadir Farah Gacameyna sidaasoo kale ayey uga been sheegeen. Ciyaartii ay cilmaaniyiinta isku yaqiineen ayey haddana culumada ku soo lifaaqeen. Illaahow umada ka qabo kuwan culimada iyo dhalinyarada jihaadka ku jira ijaafeynaya.WSC

By: xog ogaal
walaalayaal ad mahad san thiin wareeysiyada aad culumada layeelanaysaan waana loo baahan yahay  waxaan idin oran lahaa maxaa idiin diiday culumada codkooda saa u soo daysaan si  ay arin ta unoqoto mid kalsooni badan siiso  waxaa laga yaabaa in qoraalkina iyo codkooda ay is qilaafaan sidaa daraadeed waa inaad ku soo dartaan codkoodana saan u helno kalsooni 100% hadii kale wali kalsooni ma jirayso

By: DR Yaabane
Sc

Waxaa wax laga xumaado ah Shaqsi Dahir Calasow oo kale ah wax uu qoro in Ay Somali Mirror ay Qiimo u yeesho oo culimo ka waraysato , shaqsi aaad u liita oo labadiisa gacmeed aan kala aqoon Jaahil ah oo meel wax lagu dhigto aan waligii arag , mooday saxaafada in marba qabiil la caayo , la isku dhadhajiyo wax  laga xishoodo inuu sheegto sida JAAJUUS baan u ahay reer galbeed oo waliba aan ognahay inaan cid  wax u dirsatay uusan jirin waayo luqad ba ma fahmo .

carar buu ku tagay Sweden iyo tahriib asagoo ka carar Al Shabaab .

Ugu Danbayn waa wax laga xishoodo mana filayn Garaadka Somalimirror inuu halkaa gaarsan yahay in loo jawaaabo Sakhiifkaa oo wax uu qoray culimo loo waco

By: abdilaahi
waaga cusub waxa dariiqiisa raacay dayniile ee somaliyey iska ilaaliya

By: abdilaahi
walaahi waxaan ku dhaartay mararka qaarkood markaan akhriyo waxyaabaha ay waaga cusub soo qoraan waxaa  ijidhidhi cooda jidhka anoo u naxayaha in webkaasi uu somalinimo iyo muslimnimo ila sheeganayo. waxaa se jirta in wagaaladaha gaalada marar badan ka xoo xigtaan waxa webkani qoro sida war ay routers dhawaan webkaas kasoo xigato oo ahaa “ahmed abdi godane oo gurigii uu ku shiray ku qaraxday gaadhiyo loo diyaarinayey in uu qarxaan” ayaan is la warkaas waxan ku arkay websiteyo kale oo somali ah iyo journaloba oo si toos ah usoo xigta.  website yada kale waxaan odhanlahaa ha soo xiganina waxay qorto waaga cusub ama xaqiiqdiisa raadiyo hadii ay run tahay iyo hadii kale sida somalimirror oo kale