Comments on: Ciidamo ka socda Nigeria oo imanaya Soomaaliya

By: asad
gumaadka itoobiyaanka iyo muqaawamada geestaan waa in la soo afjaraa waayo dadkii waxaa loo laayay mid loo bixiyay ama lagu tihmaayo waxuu taageeraa Dowlada iyo mid la lee yahay waa muqaawamo ama taageeraa,labada dhinacna waxa ay leynayaaan dad muslimiin ah oo dhiigooda maalinta Qiyaame la ogaan doono inuu gaf yahay iyo inuu ajar lahaa ,ciidamo ka dhib yar oo aan u imaan gumaad ama qabsi dalka soomaaliya oo u badan kuwa ka socdo wadamada Muslimiinta waa lagama maarmaan ayadoo la xadidaayo waqtiga ay dalka joogayaan iyo shaqada ay qabanayaan ,waxaana muuqata ciidamadaas in ay ka mid tahay Naygeria bakistaan iyo turkiga waxaa ay imaanayaan xeliyada xiga si loo sahlo in ay dalka ka baxaan kuwa gumeysiga itoobiya

By: Muslim Dhab Ah Insha Allaah
sc  wr  wb.

arinka  kusaabsan ciidamo  keenis  iyo  keenis  la aan  ma  aha  arin  lagu salayn karo  fikrad iyo saas  bee  ila  tahay  iwm.

waase arin  sharci ah  oo  u baahan cilmi iyo aqoon iyo waliba  alle  ka cabsi badan.

hadaba  sida  culumadu yiraahdayn marnaba  ma banaano  ciidankaa la hadal haayo nuucoo doono ha ahaadee  mid  gaal ah  ama muslim sheegatadaba.

nooma furno wado aan ahayn inaan wadano xabadeena iskana  celino cadawgeena.

sc  wr  wb.

By: Abdulaahi Hasan
A/S

salaan kadib waxaan rabaa in aan kadhiibto fikirgeyga ciidamadaan lahadalhaayo maalmahaan Dhabtii waxaa loo baahanyahay in laga shaqeysiiyo maskaxda hadii aan dib uraacno mudadiin 6dii bil aheed maciidan Ayaan nokeynay nabada mise Aniga ayaa iskutashanay rumtii taasi masaarna daah jawaabtunah waa maya

marka waxaan layaableh in haanta laiyiraahdo ciidan ayaa lakeenayaa taasi macnaheedu yahay in Ethopianka lagusii xoojiyo si ay ugu damaashaadaan wadanka sida aan lasocono maanta ciidamada tigrregu waxa ay kujaraan xabsi marka Anigu maqabo in ciidan lakeeno Ama ha ahaadaan UN Ama ha ahaadaan M-Africa xabadunah waa soconeysaa inta ciidan uu joogo wadankeena INSHA ALAAH ISLAAMKUNAH WAA guuLEYSAN DOONAA