Bayaan rasmi ah oo ka soo baxey Ururka Islaamka ayaa Baaq loogu diray dhinacyada kale duwan ee Dagaaladu ku dhex marayaan Soomaaliya, waxa ayna ugu baaqeen in wixii u dhaxeeya wada hadal ku dhamesytaan.
Ururka oo sheegay inuu si joogto ah ula socdey dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee ka socdey Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu aad uga xun yahey Kumanaankii Qof ee dhimasho iyo dhaawacu ka soo gaareen Dagaaladii ugu danbeeyay, sidoo kale ay ku barakaceen dad ku dhow Milyan kale.
Ururka ayaa Bayaanka ka soo baxey ugu baaqey dhinacyada is haya iyaga oo gacan ka helaya cid walba oo gacan ka geysan karta inay ka shaqeeyaan sidii Nabad iyo Degenaansho Dalka dib loogu soo celin lahaa.
Bayaanka ayaa sidoo kale baaq loogu jeediyay cid walba oo gacan ka geystan karta joojinta dhiiga daadanaya, waxa uuna bogaadiyay dadaaladii kale duwanaa ee arintaa ay ku bixisay Hay’ada Culimada Soomaaliyeed.
Ugu danbeyntii Hay’adaha Arimaha Bani’adanimada ka shaqeeya ayuu ugu baaqey kaalmooyin kale duwan oo deg deg ah inay la gaaraan Dadka barakacey ee dhibaatada xoogani gaartey.
Bayaanka ka soo baxey Ururka Islaamka oo ku qornaa Carabi ka akhri hoos:


Related posts:
ma waxaa jira Urur islam oo aan ahayn kii Al shabab al mujaahidiin?
hadii ay jiraan maxay jihaadka ka socdo mugadishu uga qeyb qaadan waayeen misa iyaguna waa muslimiitna la midka ah sharif.
waa yaab waxayba leeyihiin dagaalka hala joojiyo,taas waxaan ka leenahay 114 ayaan aqaan kaama aqrisanayo ayaa ka adag. sidaa darteed waa in jihaadka la wadaa inta somalia islaamku gacanta ku dhigayo wax yar ayaa haraye yeysan idin mashquulinin urukan aan jihaadka boorineynin.
Sidaa arinta ha u dhigin waayo gabayaa soomaaliyeed ayaa gabaygiisa waxaa ku jirtey tix oranaysa:
Anaa dunida keligay leh baa Koofil eersadaye
Nnka alshabaab la baxay dantaadu waa inaad mujaahidiinta alshabaab dadka ku dirto waana kaa tufnay.
Mujaahidiinta alshabaab maaha kaligood islaam sida takfiirka marka aad leedahay ma waxaa jira urur islaam oo aan ahayn alshabaab al mujaahidiin.
dadku waa waxgarad maangaab maaha hadalkaaga sida uu u dhacayo ayaana laga dheehan karaa garaadkaagu yaranta uu leeyahay.
walaalayaal ururka islaamka soomaaliya nin baa uqaabilsan layiraahdo cismaan wuxuu kujiraa baarlamaanka dawlada shariifka mar uu pakistan ururku shir lahaa baan anagoo arday badan ah utag nay waxaan soo ogaanay in ninkaa uu had iyo jeer lashaqeeyo qab qablayaasha urur kaana waxaa noo caddaatay inuu camiil uyahay danaha ay dawlado gaar ah kaleeyihiin soomaaliya ninkii sidaan unaqaana uyaqaanoow umadda u bayaami xaaladaha uu ururkaas soomaaliya ka sameeyay khaasataan ninka sheekha uu afduubanyahay
urur islaam oo wax u qabanaayo muslimiinta haduu jiro . wax ha u qabto falastiin…afqaanistaan . jejniya . filibiin . ….i.w.m
hadaan soomaali nahay waxaan kaseeynaa shaati walba ee uu mareeykan gashto. mareekan qof uu ka danbeeyo ii ma ahan sheekh
WAX AY YIHIIN MAJIRTO MAALINKASTA WALAALAHOOD AYAA HORTOODA LAGU KUFSANAYAA KAMANA DANQANAYAAN WALIGOOD AYEY JIREEN HAL GUUL ISLAAMKA UMA SOO JIIDIN XITAA CIIDAN MASAMAYSAN WAAYEEN GAALO WAY TASHATAY OO URORO AYEY SAMAYSATAY IYO CIIDAMO NETO UN AU IGAD PU CU DU TU GU RU YU IU EU WU QU GU KU SU QASHIN U ANAGU HAL UNION OO CIIDAN LEH MALIHIN….
Assalaamu caleeykum dhammaan!
Ninka Al shabaab la baxay magaca waa MAASHAA ALLAAH waana kugu waafaqsananahy laakiin waxaan nafteyda iyo taadaba uga digayaa ereygii aad ku soo qortay meeshan ee ahaa 114-ka ayaan aqaan kaa aqrisan maayo ereygan isaga aha soomaalida way fududeeysteen laakiin xaqiiqidii waa erey diinta qofka ka saari kara maxaaba u dhiman qofka hadduu qur’aanka sidaa u inkiri walaalayaal ereygaas ku hadalkiis dib ha la isaga fiiriyo oo yaan lagu deg-degin,maxaa yeelay Nabigeenii suubanaa SCW ayaa wuxuu yiri:(Qof ayaa erey isaga hadlaya isagoon dan iyo xaajo ka lahayn markaas ayuu ereygaas sabab ugu noqdaa qofkii inuu naarto 70 sano ku sii hoobto).Marka walaalayaal aan iska ilaalino jees-jeeska diinta,wixii aan saxay xag ALLAAH ayeey ka ahaatay wixii aan qaldayna nafteyda iyo shedhaan ayeey ka ahaatay. WABILLAAHI TOWFIIQ.
A.c.w aderayaalaw mujaahidinta afkina ka haysta hadaydan waxba u tarayn sas ayey ila tahay hadal mahan nimankasi wa mujahidin khayr badana wan u rajaynayna insha alahu ee man kana yuminu bilahi walyawmu akhir falyaqul khayran oo liyasmut
kkkkkkkkkkkkkk
Somalimirror waxaa iska leh shabaab. maalin kasta message-ka aan geliyo waxaa la ii sooqoraa moderation ayuu u baahan yahay. war haddii aad alshabaab wax ka sheeto waa la soo celinayaa, haddii aad sheekh shariif wax ka sheegto celin ma jirto. kkkkkkkkkkkkkkkkk
Subaxdii aroortii marka ay jiifaan commentiga ha lagu gaado.
ascwrwb…marka hore muslimenta ayaan salamaya marka labad dadka sha baab kalia buun buunina, shabab,, waxey ka mid yihin wilashi amxarada dhulka kasarey lakin kaligood dagalka mawadin, wilal madan aya ku dhintey ila hadana qoriga la hortagaan cadowga alle,, shababna, waa qeyb kamid ah,, marka,, yan laa in kirin, xaqi walalihi kale ee dagalka iyo halganka ka qeyb qatey’ ila hadana wa wadane, yaan walalaha lakala socin.shababna,, waxan lee nahey allah kabaqa,, oo talada qata,, oo dhageysta culimada
Asc.wr.wb kadib ilahay haguuleyo mujahidinta alshabaab iyo qeyrkoodba walal culimada somaliye kun 3kun waa kabadan yihin 45 ka shirtay xataa bayanki dowlada difacayay oo aysoo saaren dowladi ay difacayen kuma camalfalin, wadad dowlada an is iri afhayen miyu uyahayna wuxu yiri udanda burundi xabadi lagurido jihad ma aha, walalayal dinta dib ufiriya gaalada jogto makuwi layiri yan lataban ba mise qorigooda ayey kujogan tan kale dadka kuhadaaqo waaladhamaday waxan leyahay see gaal la isaga celiyaa qofna ay waxnooga gaarin baltaasna qofwalow kasofakir, somalida qabil ayaa kabuxo ninkasto madax noqdo niman dinta bartay ogarabtagan lama weynayo hadu nar galana lagaleyso ilahay halaga cabsado qabil noshafeecimayo
ascrwb///waxaan laa ya baanahey,, dadkan dha haaya illahow shabab guule,waar walalow sha baab.. kahoor soomaali muslim ayey wada aheed saladana walatukan jirey sonakana wan soomi jirney,,zakadana wala bixin jirey,,marka dinta ay shabab kalia wadan,, ee aysa ka haybadaysanen qofkale maxey tahey,, somalia,, waxa ku noolan jiirey culima ladhaho suufiyal. waxa ka mid aha ahmed gurey ,,allaha unaxariste,, waxa ka mid aha ,, zaid abdulle,, waxa kamid aha kuwa annaka dinta naso barey,, ee ila hada ku nool somalia,,dadkas culimada ahi iiney muslimene yihiin la aiskuma haayo,, marka shababkan lala orda haayo ayan fahmi weyney,wilashan yar yar ee dag dagaya,, waxan dhihi laha,, dhulka somalia waa dhul muslim,, marka cadow gacanta haa ugalinina,, ma taaqanan sii cadow laa iskaga celshi,allah kabaqa,, oo dha geysta dadka idin ka waween,, wabillahey towfiiq