Comments on: Shabakadda Somalimirror oo socdaal ku soo martay Aagaga la isku hor fadhiyo Qaarkood.

By: Fardoole
War aniga waan yaabe dalkan iyo dadkan xagee lagu wadaa war adduunka wakaa napada ku nool maxaa inaga noo diiday napad iyo nolol walee waa yaap waxa lagu leeyahay umadu 100% waa muslim war hadi aan wadaagno hal diin hal af hal dhaqan iyo hal midab maxa diiday in aan is fahano oo aan dhibaatadani ka baxno walahi wa yab sharifna dan nooma hayo shapapna dan nooma hayaan midna waxa looga taliyaa addis midna asmara marka away danti shacabkena iyo qarankeena ilaahay ka cabsada runtana qora hadad tihin bahda saxafada gaar ahan somali mirror

By: hi my name is rendi limbu
i like hous driver some give me driver liccns ?

By: Bishaar
ASW,

RUN IYO ILKABA WAA LA CADDEEYAA

salaan dabadeed runtu ragga kama nixiso marka warbaahinta Somalimirror waan ku bogaadinayaa shaqadeeda ay gudanayso taas micnaheedu maahan inay cid si gaar ah ula safantahay haddii war kurtumo ga’an loo tabiyo akhristayaasha ku xiran webka.

Sida ka muuqata sawirada iyo qoraalka la socdaba waxay tusinayaan dhamaan akhristayaasha sida hawl karnimada leh ee naftooda ugu biimeeyeen furin la isku horfadhiyo iyo qarashka war hufan in dadku helo uga baxday wariyayaasha mareegtan.

Somalida waxan leeyahay Illaahay collaada, qabiilka iyo cuqdada ha inaga soo afjaro. Warbaahintana yaan lagu durin qaab nin jeclaysi ah iyo war ku farax galiya muxuu u tolow u qori waayay?!!

By: ABDIRAHMAN
Maxaad iska wareerinaysaan?somalimirror waa qaybka mid ah dagaal yahanada AL-shabaab iyo xizbul islaam.waxaana runtii layaab leh in dad badani ay aaminsan yihiin in sidan xal ku imanayo isgoys hebal ayaa la kal joogaa maxay macno ah oo ay samaynaysaa?.

Waxaan filayaa in in badan oo idinka mid ahi aysan waxbaba kala socon dagaalkii 4ta bilood ee cali mahdi & ay caydiid,xaqiiqda u soo noqda dadka soomaaliyeed waxay doonayaan nabad shariifka taangiga ugandiiska saaran iyo dadka dadka soomaaliyeed ee islaamka ah gaalnimadda iyo fakarada cusub ee dadka lagu gaalaysiinayo waa in ay dhibka iyo kursi jacaylka aan umadda lagu bur-burinin.

By: 4.5
maasha alaaaaaaaaah inta xaqa taageersan alaha idin wada xafido aameen.guuuuul muajhideenta ALSHABAAB & XIZBUL ISLAM .xaq iyo baadil meel islama galaan walaalheen waxay ku taagan yihiin jidka xaqa ah ee alah na faray.kuwa gaalada wata ee magaca nala wadaaga insha alaah wadanka waa laga suulin doonaa

wabilaahil towfiiq!

By: waa asiga
wlaayaal waa in lala dagaalmaa cadowga ilahay in sha alaah jihaadka ka halawado waana idin garab taaganahay hadan nahay shacabka soomaaliyeed

By: Alyamaani
SCS……

Waa soo dhowaatay guushu rabbigii iska lahaa diintana waa la socdaa sida ay wax u socdaan wuxuuna u qoondeeyey ama u jaangooyey in uu kala cadeeyo xaqa iyo baadilka maalin isaga uun u cayiman oo laga qariyey makhliiqaadkiisa.

Marka makhluuqaadkiisuna haku dooodeen habeen iyo maalin wax aysan iyo cilmi loosiin oo aysan waxba ka ogayn, waxayse ku baarugi doonaan maalinta uu Allihii ka dambeeyey uu kashifo.

Hadaba markaad u fiirsatid akhristayaasha boggan ku xidhan qaabka ay iskaga soo horjeedaan iyo qaabka ay wax u difaacayaan waxaad ka dareemi in ay iskugu jiraan sida ay iyaguba u kala duwan yihiin in ay afkaartooduna u kala duwan yihiin.

Waxyaabaha aan la cajiibey waxaa ka mid ah:

1- Kuwo waxaa ku jira caqligooduba uu ku kooban yahay QABIIL, wax allaale iyo wixii ay ka dhadhabsaan in uu kasoo horjeedo qabiilkooda ama looga hadlaayo inkaarqabahooda,ashahaado la dirirkooda,Calooshiisa u shaqaystahooda iyo daydagooda wuxuu markiiba ku hadaaqayaa matag qabiil oo baxthi ah iyo hantaatac uu kala geynayo feredaha wanaagsan oo akhristaasha suubani isweydaarsanayeen.

2- waxaa ka mid ah kuwo toosan,xaq doon ah, ilaahayna ka nahasahay masiibada xun oo ummadaeena shaydaanku dhex dhigay.

Kuwani waxaa masiibo ku noqday ragaadiyey ra´yigooda,shaki shaki kala dhex dhigay magacyadooda daydayga aan kor ku sooxusay, waxayna noqdeen qoomkii meesha degenaa oo intay iska dhex baareen culimo wax taqaana kadibna iska helay xaafidul qur´aan aan weligiis aayad loo fasirin cilmifiqi iyo xadiisna warkiisaba daa!!.

Kadibna lagu lammaneeyey bacawgii ugu shaqisanaa qoomka dhexdiisa, kadibna loomagacaabay AHLU SHUURAA ama BAARLAAMAANKA REERKA. markii ay fadhii ugu horeeyey ay qaateen ajandana ka dhigteen SUULINTA XUMAHA

iyo ISLAAXINTA REERKA ayaa daydagii la soobooday…. xumahana aynu ka bilwno sidan:

1- Xiritaanka nuunuulayaasha (dugsiyada quraanka).

2- Ciribtirka gardheerayaasha(culimada).

3- Khaarijinta ciroolayaasha(duqayda/Odayda).

4-Adkaynta amniga ( badinta isbaarooyinka).

5- Mabniicida shirarka(wadatashiga ummada).

Markii uu halkaas marinaayey ayaa xaafidkii u adkaysan waayeyin uu sii dhegeysto wasiydii Daydayga kadibna mikarafoonkii ka boobay oo ku yiri inkaar qabe halkaas ku jooji. kadiba taxay isna rayigiisii….!!

1- Qaadashada shareecada islaamka oo kaamil ah, waxaana ugu horaynasa tuuga wax dhaca in gacanta laga gooyo( iyada oon loo eegin sababta uu u dhacay iyo cilmigiisa ama da´diisa ama fiqi ahaan in tuug walbaa gacanta la gooyo).

2-  Salaada in lawada oogo(iyada oon laga hormarin in dadka wax labaro ama qofka salaada tukan waaya labaaro sababta uu u tukan waayey ma jahlibaa ku xambaaray oo weligiisba fooda ma dhigin mana yaqaan shuruudaha salaada sixitaanka faatixadana iskaba daa!!).

3- La dagaalanka daydayga, qaadicul dariiqa(in la dhaqan celiyana warkeedaba daa!!).

Markii uu halkaas marinaayey ayuu bacawgiina markiisii ka dafay makarafoonkii isna wax ma soo kordhine ku celiyey intiisii hore iyo in ka sii xun!!!.

Arintii waxay noqotay ijiid aan ku jiidee!!.

Shacabkii samaystay shuurada ama baarlamaanka waxay u kala jabeen in ay kala raacaan labadii nin intii waxsan garanaysay waxay raaceen Xaafidkii bilaa cilmiga ahaa.

Intii xuma kataliska ahaydna waxay ku daba fayleen Daydagii iyagoo weliba usii kala jajabay 1000 qabiil oo mid waqlibaa uu dayday wato hal hadafna ka wada midaysan:LA DAGAALANKA WANAAG SHEEGA !!!!!!.

QIIMAYNTA MAJLISKEENU HALKAAS HANOO JOOGO MAANTA.

ALYAMAANI

By: xassan cade
hadi aan ka hadlo marxalda dalku ku jiro wa arin  qatar ah , waxan iideen  so jeedin laha in aad noqotan dhax daxad . madama  wadanka uu ku jiro marxalda qatar ah . wax dad badan uu aqristayasha somalimirror  oo aniga aan ku jiro  in aadan dhaxdhaxada aheen  saxadana waxa la abuuurey wax waye in ey bulashada u adeegta ee mahan in ey koox u adeegta .

By: Yaasiin
Waxan la yaabbanahay kuwa u kala sacbinaya labada garab ee midna Asmara laga soo ridayo midna Adisababa , maxaan ku kala jeclaystaa labo nin oo mid meel ku xidhan yahay , oo dadkii iyo dalkii aan u turayn , Saxwadii Islaamka ee geeska Afrikana sumcadeedii ku cayaaray oo u muuqda niman aan wacyi lahayn oo Malla Zinawi iyo Assayas Afawergi ay telefoono usoo dirayaan iyo rasaas ay dadka Soomaaliyeed ku baab’bi’iyaan , ( Xasan Daahir oo idaacadaha uga ducaynaya sow ma maqlin Assayas oo leh Ilaahay khayr ha siiyo …..kkkkkkk yaab , Kan Shiriifka lagu sheegayona wax lagu caayo xitaa garanmaayo waayo waa rikoodhjebis ) , markaa niman sidaas ah ha u kala safanina , Somalimirror na waa la yaqaan oo Xisbul Islaam , haddii ay xun yihiin iyo haddii ay san yihiinba, maamulahana waa la yaqaan oo shirarkooda ayuu ka qayb galaa , mana soo tebin karaan wararka madaxtooyada oo waa is garanayaan ………….kkkkkkkkkk

By: maxamed
dhamaan inta aqrisata wabsiydkan waan salamay asalaamu calaykum waraxmatulaah walalayaal waxaa la yaab ah in maanta oo cadowgii ilaah inaga saaray aan xabad iyo dagaal ku jirno waliba dad muslimiin ah oo guryahooda nabad ku jooga ay ku abaabulaan dad magac diimeed sheeganaya taas oo aan diinta islaamka wax nas ah looga haynin marka kuwa taageerayoow haku aaqiro beelinina dadkaa sayga la marin habaabiyay qaarna aaqiradooda gatay oo lacag siistay marka ilahan isaga ayaa xafidaya diintiisa ninkasta oo been ka shega xaqa wuu dilaacayaa wana laga ciribtirayaa insha laah dalka soomaaliya kuwa caqiidada faasidka ah ku wada muslimiinta dhiigoodana sahalka ku baneeysatay waxan kaloo la dardaarmayaa walalah hada sida xun ugu iiray ee aan ku caqiiqadada ahayn ee uu wato walalkeen xasan daahir haka waantoobaan oo dadka shaatiga dhiiga muslimka ku wata  kasoo hara oo muslimiinta wax la qabsada ayaan leeyahay ilaahay xaqa hana waafajiyo hana naga qabtoo kuwa umada dintooda ka fasadinaya una diiday in ay nabad ku hurdaan hooyadood iyo ababahood oo aan aqoon ujeedada ka danbeeysa in dadka diintooda beenta ay uga sheegaan una baystaan dhiiga muslimka oo ilaah xaraanti nimeeyey wabilaahi towfiiq.