Galinkii danbe ee maanta ayaa waxaa deegaanka loo yaqaano Dac oo ka mid ah degmada Ceel-buur ee Gobolka Galguduud dagaal ku dhex maray Dhaq-dhaqaaqa Alshabaab iyo Xoogag hubaysan oo isku magacaabay Ahlu-sunna Wal-Jameeca .
Dagaalka ayaa la sheegay in uu yimid ka dib markii Xoogagga hubaysan ee Isku magacaabay Ahlu-sunna ay weerar ku tageen deegaanka Dac oo ay ku sugnaayeen dhaqdhaqaaqa Alshabaab.
Dagaalka ayaa joogsaday gelinkii danbe ee maanta lamana garanayo cidda ilaa iyo hadda ku sugan goobta dagaalku ka dhacay iyo khasaraha soo kala gaaray Xoogaggii dirirtu dhex martay.
Gobolka G/guuduud ayaa waxaa dhawaanahan ka soconayay dagaalo u dhaxeeyay Dhaqdhaqaaqa Alshabaab iyo Xoogagga isku magacaabay Ahlu-sunna Wal-jameeca oo ay hub iyo saanadba si joogta ah u siiso Itoobiya oo ciidamadeedu ay kala qayb qaateen dhawr dagaal oo ka dhacay Magaalada Guriceel oo ah goobtii ugu horaysay ee ay ka hawl bilaabeen.

Related posts:
KUWA SHEEGTA AHLU-SUNNA WAL-JAMEECA WAA XABASHI TUSBAX WADATA,,INSHA ALLAH WAA LA JABIN OO LA BAABI’IN DOONAA MAR DHOW.
waxan ka codsan lahaa maamulka websetka somalimirror in ay ixtiraaman mabda’a uu qof aamisan yahay ma aha in ad tiraahdo mamaul jiro iyo dad jiro in ad dhahdiin isku sheegay ahlu suna ..walaltala ahlu suna wa mamul jiro ciidankiisana leh xitaa haday ka helaan kaalomo meel aan wadanka ahayn waa wax caadi ah waayo shababa alqaacida ayaa wadato oo soomali ahayn marka hala ixtiraamo ,hana la iska dhaafo dahalka yasmana ah kolay waxa mesha ka muuqdaa wa iska cadahay…
mahadsanidin
Xoogag hubaysan oo isku magacaabay Ahlu-sunna Wal-Jameeca kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
maantoo dhan kucelceli ayagaa iskumagacaabay, alshabaabne waxaad dhahdaa xarakada islaamiga ah jihaadiga ah soomaalida ah wadaniga ah ee alshabaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaab kkkkkkkk,
maskiin somalimirror
hadalkaaga alshabaab awood uyeeli maayo
a\s muslim iyo hasan kheyr allaha idin siiyo lakiin waxaan idin weydiinayaa ehlu sunna wajamaaca ma waxaad u taqaanaan nimankaas galgaduud jooga oo tuugada ah itoobiyana hubeyneyso iyo reer galbeed mise ehlu sunnah wal jamaaca waa qaacido qoran una baahan dhaqan iyo tadbiikhin , hadeyse diinta alle jahli idnka hayo nimaankaan maxaa reer galbeed iyo itoobiya ula dagaalami waayeen oo raali nooga noqdey
Shabaabku waa rag cadawga ilahay lidiriraya lakin qoladan isku shegtay ahlu sunah waljamaca wa magac lagu dhelay galada ayayna ka shidal qatan laysmaba garab dhigi karo haday isku shegayan uru islam ah may galada ladiriran maxay wilasha dinkoda iyo dalkodaba u halgamay ugu so jedsanayaan ma ahan urur dimi wa rag cadawgu adegsanayo
Dagaalka runtiisa waa sidan , kooxda xabashidu soo dirtay ayaa weerar ku soo qaaday meesha la yiraa dabqurun ee u dhaxaysa Dac iyo Wabxo, waxayna wateen afar baabuur oo tikniko ah, waxaana ka hortagay dadka deegaanka , ma aha wax dagalamaya ALSHABAAB, runtina waxay tahay AHLUSUNNA WAJAMACA lagama jecla Ceelbuur, dhinaca kale ALSHABAAB , dadku ma taagersana, laakiin dhalinyarada magacas loo bixyay dhamaantood waa dhalinyaradii deegaanka.
waa yaab waaaa. yaaaaaab iyo ama kaag hadii ehlusunihii gaalo iyo yahuud raacey oowataan oomuslimiintii gumaadaya xalkee lobaxsadaa ehlunuse yahuudi wado manta kahorow aduunka masoo marin ama magac qaado ama waxaad doonto sheego waalagu yaqanaa waxaad uuntahey suufiyo suufiyana walayaqanaa ehlusune gaalo maraacee laakin waxaa waxaas kudhaqmaayo waa suufiyo
kkkkkkkkkkkkk alaa mahadleh amaan nebigiisaa leh s.cw. waxaan ilaahey kumahadinayaa maanta welwelkama qabo suufiyo maxaayeeley waa 8 nin oo magaclabaxey waxaa mahad iskaleh alihii suufiyo kasifeeyey wadankagaya suufiyada hadan wa sii dabar go ayaa ee hawal welina waxyarbaa u ahrey waa d gareyneysaa sidii ay koonfuri aheyd iyo sidey maanta tahey oo suufiyadii ay udhamaatey silic iyo iney waayee biilkii ayka qadan jireen habraha iyo fooxa markaaaaaa alxabdu lilaaaaaaaaah
alxamdulilaaaaaah alaa mahdleh alihii suufiyada kaciribtirey wadnkeena waad ogtihiin sedey ahaanjirtey koonfuri iyo sidey maanta tahey xaqi waayimaadey baadil iyo suufiyana waa udhamaatey ee hawal walina wad aragtaane sida wax usocdaane suufiyadiina wa udhamaatey waxii hareyna malesnawi bey magan galeen
Waxaa illaahay mahadii ah in 20 sano kadib somalidu aragto xaqa o illahay inoo soo saray dhalinyaro somaliya o diinta alle inagu dhaqaysa,waxaan u soo jeedin walaalaha somaliyeed 20 sano ayaan dhisan kariwayneeya dowlad,maxaa yeelay qabiilka ayaa lafaha inaga galay,walaalayaal yaan lamagin oo la xumeen dhalinyarada naftoodi u haray diinta alle,dhul lagu dhibo culimo caro alle ayaa ku dhacday,
dhalinyarad qoraalka iga koreeya qoray waxaan leeyahay walaalayal,walaalkeena inoo suura geliyey inaan helo waraarka kadaayaa dhibta iyo hadalka xun,idinkana waxaan illahay idinka baryayaa in illaahay xaqa idin fahansiiyo,ILLAHAY DADKA SOMALIYEED MASLAXO HADHAXDIGO ISAA AYAA AWOOD LEH,QABIILKANA HANAGA TIRTIRO AAMIN YA ALLAAH,WABILAAH TOWFIIQ.
war waxa lasheegaayo marunbaa mise waabeen waxaan maqley ithiopia waxey noqdeen ehlusune wadnkii dinteena inagudagaaley sidee halsano uugu islaami karaan sideese utaageeri karaa mamunaafiqinbaa nimanka ugaley oo raba iney kudhuuntaan magacaan mise itoobiyaa islaamtey oo ehlu sune noqotey bal dadoow iisoo kala cadeeye waxa mesha kuqarsoon koley suufiyadiina meesha kama marneeeeeee
Somalimirror waxaan idinka codsanaa inaad ilaashataan sharaftiina dhexdhexaadnimo xarakao ahaan yaanay idin qaadin nimanka magacaado u ogolaada.
To XASAN:
Inteed ku aragtay meel ay ka taliyaan ahlu suna kuwan isku magacaabay, midda kale ma iga aqrisanaysaa haddii aan ku dhoho waxaa lay dhahaa “Dowladda Federalka KG”.
Annagaa ahlu sunna ah mana ka yeeleyno inuu itoobiyaan isku magacaabo insha alaah waana laga nadiifin doonaa.
Kuwa isku magacaa ahlu-sunnah…waxeey been ka sheegeen ahlu-sunnada dhabta ah…waa khaa’iniin is aruursadey oo eey itoobiyo soo dirsatay…bi ithni Raxmaane weey jabi doonan…waana la ciqaabi doona, gacanta mujaaahidiinta ayaane ciqaabi doona gaala raaca, gaalada u shaqeeya…waa garab sheydaan, garab sheeydaane siduu Alle u yiri waa daciif…marka bi ithnilaahil Qudus weey jabi doonan…
Allow guusha u soo dadaji mujahidiinta xaqqa u taagan, oo u dagalamaayo Li Kalimatilaahi hiyal Culyaa..!
Shabakadda Somalimirror, waad ku saxsantihiin sida aad qoraalka u qorteen, sababta oo ah kuwaasi ma aha Ahlu-sunnah ee waa Ahlu-itoobiya…Allaha jabiyee…
A/S/W/W/W.
WALAALYAAL waxaa loobaahan yahay inaan fahano in dadka muslimkaa oo dhan ama ehlu qibladdaaah oo dhan dhiigooddu xaaraam yahay noocay doonaan ha ahaadeene magacay doonaan ha wateene.
dadka hala heshiisiiyo oo yaan laga qayb qaadan dhiiga qubanaaya ee soomaaliyeed ee muslimiintaah(waa kaa dhimay oo kugu dhimay).
aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaasif jidan.
shugran/ .
a/s
ASC
Waxaa wax lagu farxo ah in ey Somalimirror u ogolaatay in uu ruuxwalba halkan ku hataaqo oo ey u ogolaanayaan xataa ineyba caayaan nimanka noocaas ah ee hataaqaya nimakna Somalimirror ka shaqeeya waa niman gob ah tan labaad waxaan dihi lahaa nimanka mujrimiinta difaacaya oo caayaya wadaadada insha allah infka waxaad ku heleysaan cadaab soo dag dagta maadaama aad gar darantihiin aqirana naar maadaama aad kufri difaaceysaan oo dilaya haween iyo caruur.
ASc WW
wara hasan iyo muslim meel fariista
haddi aad u hiilinaysiin Ethopianka utaga, lakiin kadayaa aflagadaadaa websidekaank ruunta ku xaan baxaay.
Somlimirror wada shaqada aad wadaan waligiin runta aad sheegi jirteen inaad siwadaaysaan waan huba inaad wadaysiin
waa websidka kale ah oo ruunta sideeda u sheeg
alahuma xafidna Somalimirror
su aal?ma dhicikarta dad dhahaayo waxanu nahay ehlusunah wal jamaca o dariqi nabiga ayn ku taganahay scw iyo saxaabadi isla markana ay amanayan o tagerayan gaalo? ma dhicikarta??
galo rali ma ka noqonkaran qof nabiga scw dariqisi saxda ah haya?nabgina scw iyo saxabadisi waligi daqiiqadba ha ahto galo rali ma ka noqotay? side la isku wafajinkara dariqi nabiga scw iyo jecel iyo aman gaalo? iga so jawabo =muslim iyo hasanow ?iga so jahil bixiya?
yaab waaye ama ahlu suna hala baxan ama hala baxaan alshabaab cid dan usida somali ma jirto cid walboo baarud iyo xabad lee usidaa ee wadanka haloo duceeyo
Qolada Isku magacawday ahlusunna waxaa siiya hubka Itoobiya, laakiin hubka yaa siiya Al-shabaab?? ma warshado hub ayay leeyihiin??
Waa yaab nin waliba ceesaantii ceel gee.suufiyo ma qabriyaa nalaga dunshay umbey u xanaaqeen mase waxay ahaayen dagal oogayaashii iyo itobiyanki amaba aan iraahdo siyaasadi gaalada caalami ku sheegaa ee dalku ka degi la,yahay waa iga su,aal taasi ! ?
Waxaankaxumahay dacaayada raqista ah wab. Somalimirror waxaan idiin shegayaa kuwa qora web kan mar walba waad buun buunisan al shabab lakin su.aashu? Kuwa isku magacabay AHLUSUNNA bal al shab wax ha u kor dhiso adinka sum cadiina ayaa kudhumaysa warkuna waa iska cad yahay
aslaamu caleekum warxmatulaah
ahlusuna waljamaaca waa kuwa allah raali galiya ee kutaagan sunada nabi muxamad scws kuwa hadda iskumagacaabayna ahlusuna waa sida saaxiibkay sheegay waa itoobiyaan tusbax wata ahlusunana waa kabari nuucaas oo kale
soomalimirror jazaakumulaahu khayran xaqa lagamanoqdo dhaxdhxaad
illahayna judigiisa ayaa guuleesanaayao
dabadhilif iyo khuraafadle iyo gaalo way khsaaridoonaaan allaaahu akbar
wax walba waa la arkiye miyaad ku aragteen somalida qof aan ahayn ahlu sunna waljammaac,jawaabtu waa maya,kuwan magaca sheeganaya ab iyoisir toona uma laha waa xabashi tusbax wadata,sheekhooduna waa cabdi waal oo sharaabkiisu wiski,ma haboona in somaalimirror xaq uma laha inay tiraahdo ama ugu yeerto dad aan iska dhaafe somali inay yihiine aan ahaynba dad diin ahaan lagu kalsoonaan karo waxaana dad badani ay sheegayaan,inay yihiin xabashi ahaan,fadlan haku sheegina magaan wanaagsan ee ahlul sunnah wal jamaaca xaq waa u lee yihiin in loogu yeedho ahlul jinni wa shayaadiin
walaal waxa aan layaabaa markii aad hadalaha qoraysaan, waxaad ledihiin qolada isku magacoowday ahlu suna, ma ogid miyaa shabaab in uusan mujtamaca soomali magaca u bixin oo ay ayagu isku magacaabeen, koley sida idaacadaha lagu yaqaan waa in ay dhexdhexaad ahaadaan ee ama isku mgacaabay wada dheh ama ka daa koley tas shabab wax u kordhimee oo lagu jeclaan maayo ahlu sunnane lagu ma nacaayee.
tan kale waxaan soomalida wabkaan ku tixan u sheegayaa baaritaan dheere kedib in aan ogaaday milkiilaha wabkaa in uu yahay ninka ka soo jeeda woqooyi galbeeb ee ah amiirka guud ee alshabaab dagaal ooge GODANE.
Qosolka iyo qaylada iska daa iskuma magacaabin bal waxaakumagacaaby xabashi iyo reegalbed siay umarin haabiyan shacabka somaliyed oomuslimka ah loona shaki galiyo mujaahidinta hadana way fashilmeen wayjabeen sida laogyahay waxaakamid ah garaase bare hiirale dabageed seeraar qaybdiid gooabale hogaamadoodase agaxukumno magacana faalso way kudhuumanayaan wanalaga celin sha allaah waxa aydhaqan galinahayan waahad gaalo
asw
dhul waxaa qabta ciidan lug ee madfac lagu rido bakaaraha iyo shacab waxba ma keenayaan
waxay dowladdu is leedahay tujaarta ayaa caawimaysa al shabaab.
u heega dowladda idinka waxaa idin caawima gaalo ayaga muslim
chiini
ahlu suna waljamaaca waagaranay ayagaa iskumagacaabay al shabaab yaa kumagacaabay soo ayaga iskuma maga caabin mise soomalibaa kumagacawdaye lamadhaho haday saas tahay dhaha kuwa lagu magacaabo al shabaab mise waxaajira cabsi taas tnbaa cudur daar kuyeelan kartaan waxaan aad ujecleeystay madax banaanida aad siiseen faalo qorayaasha waanaa tan igu dhalisay inaan kamid noqdo thanks
Somalimirror waxaan dhihi lahaa Ama Dhex Dhexaad Noqda Sida Warbaahinta Kale Ama Dhican Noqda Maxaa Yeelay waan Ognahay Waxaad Tihiin Xisbul islaam oo Saldhigoodu Eratareya yahay marka Itobiya iyo Eratrayana waa wada dhasheen Soomaaliyana Waa wada dilaan marka ma ahan in aad niman ku fogaysid adana aad is dahirtid
s.c
i request somali mirror to stop biase on the fighting groups, and should be middle of them because your responsibility is to tell reality, so stop calling to self declared group Alsuna wal jameeca. they are well known group
from: hargaysa, somaliland
To:hasan
waxan ku sheegayaa walal in somalimirror kaliya tahay website ka aan si qabyaalad ah wax uqorin dhabtiina si xaq ah uga hadla dagaalada xaqa iyo baadilka udhexeeya. haddii aad taagerayso nimankaa ethiopia soo abaabulayso taa macnaheedu ethiopiana waad taageersantahay soo maaha? waliba waxaad raali ka tahay xasuuqii ay kagaysatay somalia guud ahaana gaar ahaana magaalada muqdisho”
mida kale haddii aad u oomantahay amaanada kooxdan waxaa gashaa website yadda sidaa waagacusub, iyo dayniile.
asalaamu calaykum walaalayaal Sidaad la socoto dadku waa islaam asal-raac ah iyo gaal iyo faasuq,munaafaq iwm
sidaa darteed Allah yidhi (SWT)wuxu gaal raali idinka noqon maayo ilaa aad diintooda raacdaan,
Ama sune, shaabaab,xisbulislam , maxaakiin cida gaalku jecelyahay waxay raacidoonaan maalinta Qiyaahama cidii ay saaxiibada ahaye
cida raacdaa gaalada waxa u sugan halaag,hoog, if iyo aakhiro
halayabina in ay yiraah daan xogaga isku magacaabo ahlusuna wal jameca waayo nin manka web site kan leh waa al shabab waxay kujiran da.gaal afka ah wayo bara bagaan da du waa da.gaal ka barki
WAA YAAB OO WAA CAJAB IYO AMAKAAG!!. WAXAAN ARKI JIRNAY SUUFI DUUB WAYN OO TUSBAX QOORTA UGU DUUBAN YAHAY OO MAALINBA HABAR CANBUULO KA CUNA AMA WAN WAYN KA DILOODA.
WAA NINKAAS ISKA WAREEGAYEE WASAKHDA AYAA INTA KA BADATA AYUU INJIR YEELAN JIREY. MARKAAS AYAA SOOMAALIDU KU MAAHMAAHDAY “WADAAD ABAAR JOOGA INJIR LAGAMA QABTO. TAASI WAXAY MARKHAATI U TAHAY IN AY INJIR LAHAAN JIREEN SUUFIYADU.
ARRINTA YAABKA LEH AYAA WAXAY TAHAY, RAGGII LAX CUNKA LAGU YAQAANEY AYAA INTA QORYO SOO QAATAY, WAXAY DAGAAL KALA HORTAGEENNWIILASHA BEERKA GODAN EE SIDA KUMAANDOOSKA U TABA BARAN EE ADDUUN KALE WAX LA QAYB-SADA.
HADDABA, ANIGA WAXAY ILA TAHAY SUUFIYADU LAXDOODIINA KA TAAGE, LAX KALENA GAARI MAAYAAN, MEEL DHEXE AYEY HEEHAABAYAAN. BAL AAN EEGNO RAGGAAS MEESHA UU MR. MELLES GEEYO, ILLEEN ISAGA AYAA SOO HUBEEYAYE.
a/c somali mirror dhex dhexaad ka ahaada xaalada muragsan ee wadankeenna somalia oo magaciina haku ciyaarina waa uun iga talo & waano
waana mahadsantihiin
w/c
waa yaabe maxaa somalimiror lo xagxaganaya waa run wax ay soo qoren kooxda isku magacowday ahlu suna ahlu sunna ma ahan waayo somali oo dhan baa ba ah shlu sunno ee waa ahlu suufi wal tigree waa dad melez u xil saartay la dagaalanka diinta islamka marki u isaga ku fashiilmay somaliya kooxdan xagee jiran marki dalka cadowgu qabsaday 2 years ma hurdan mise waa maqnayeen????????
magaca ahlu suna wal jameeca waxaa is baaro u dhigtay mooryaan ee maahan suufiyadii aa naqaanay(baaba suufi)sida aad ula socotaan magaca xizbul islam waxaa isku dayay inay dhacaan mooryaan sida cameey & indhacade kuwa galguduud ka dagaalamao waa mooryaantii isbaarada u ooli jirtay shabeelada hoose sida cabdiwaal iwm.aniga uma quuro inaan ku woco magaca ay bililiqada ku qaateen ee ah ahlul sunah wal jamaaca waxan ugu yeeraa .AHLUL ISBAARO WAL XASUUQ! wabilaahil towfiiq.
waxaan dadweynaha soomaaliyeed u sheegayaa in ayna jirin MMIS (maxaakiin) la yiraahdo waxa u dambeysay Dec.2006 oo ciidamada ethiopia ka awood roonaadeen…
magaca wanaag lagu yaqaanay yaan lagu adeegsan, dadka waxa ay ka yimaadeen oo ay ka soo goosteen URURKII.DIB-XOREYNTA EE LAGU DHISAY ,DALKA ERITREA…, waxaa jira dad ku hoos dhuumanaya magacyada fiican sida AHLU SUNA WALJAMAACA, dadkaas oo ujeedadoodu tahay in ay wanaaga magaca shacabka soomaali ku qaldaan.
waxaa jira web. faro badan oo soo qora Dowlad midnimo Qaran… MAGACA DOWLADA WAA “DOWLADA FEDERALKA KMG SOOMAALIYEED.
Hadaba dadweynaha iyo kuwa wax qora waxaan oran lahaa ka fiirsada erayada SHACABKA SOOMAALI LAGU qALDAYO.
WAXAAN U SHEEGAYAA, DADWEYNAHA SOOMAALIYEED EE QORAALNKA AKHRISTA, IN AY BANAANTAHAY IN LALA DAGAALAMO DADKA CIIDAMADA SHISHEEYE WEHEL KA DHIGANAYA EE RABA IN AY GACAN SIIYAA,,, DADKAA WAXAA DOONTAA KU SHEEGA (MUSLIM AMA GAALO).
DADKA LEH SOOMAALI AYAA DAGAALAYSA, HA KA FIIRSADAAN ERAYADAAS, QOF CIIDAN uganda,Burundi iyo Tigre ka soo GARAB DAGAALAMAYA MA AHA SOOMAALI…QOF SOORI KAA QAADAY WAA QOF SEEFI KAA QAADAY.
DADKA CULIMADA SHEEGANAYA WAXAA LEEYAHAY HADII AYDAAN XAQA SHEEGIN KARIN KA DAAYA SHACABKA AAD WAREERINEYSAAN…maxay ku kala gedisanyihiin dowlada c/lahi yusuf ee AMISOM iyo TIGRE LA SOCDEEN?
Dowlada C/LAHI YUSUF CULIMADAU WAXAY KU SHEEGEEN IN AY TAGAY”rido”
maxay kaga gedisantahay Dowlada “jabuuti” lagu soo dhisay, waa wadataa BURUNDI,UGANDA IYO TIGRE….?
Culimooow ka fiirsada waxa aad maanta shacabka u sheegeysaa, in ay ku yeelan karto mustaqbalka soo socda oo laga cararo nin kasta oo wadaad sheegta marka aad Xaqa cadeyn weydaan ee MID KU SHEEGTAAN WAA DOWLAD MUSLIM MIDA KALE AA KU SHEEGTAAN “MURTAD”
ALLAH KA CABSADA OO SHEEGA rUNTA HADII DACAR KA QARAARAHAY. TALO TALO..
EHLU SUNNA WAL-JAMAACA. KKKK LooL. WAXAAN KU QOSLAYAA SIDA MAGACA LOO XADAY. TUUGTII + BIDCO + SUUFIYO + TIGREE AYAA INTA ISU TEGEY AYAA WAXAY XADEEN MAGACII QAALIGA AHAA EE EHLU SUNNA WAL-JAMAACA.
HADDABA, HA LA YAABINA WAR-GAYSKA HADDII UU YIRI: KOOXDA ISKU MAGACAWDAY EHLU SUNNA WAL-JAMAACA, WAAY MAGACAAS XAQ UMALA LAHAN KUWAASI.
HADDII AY AQLI LEEYIHIIN TIGREEGA DHULKOODII GUBAY HUB KAMA SOO QAATEEN. WAA WAKIILKA TIGREEGA EE SOOMAALIYA. MARKAASAY WAXAY ISKU SOO TAAGEEN RAGGII TIGREEGA SOOMAALIYA BARQO CAD KA DIRAY.
SOOMAALIDU WAXAY KU MAAHMAAHDAA: “GEELOW GEED KASTABA DAAQ, WAXAASE LAGUU YAABAA MARKA AAD CIIN DAAQDID”. HEES AYAA AHAYD: “CEESAANTII MAS IYO GOOD MADAX SHABEEL LEEFTA MALAGEEDIIBAA GALAYEEY”
WAXAA SOO DHOWAATEY MARKII WADDDANKA SOOMAALIYA LAGA SUURIN LAHAA CAQIIDADA FAASIDADA AH EE EHLU SUUFIYA WA DALAAL EE WALIGEEDBA GAALADA DABA ORODDA.
qawaarijta ayaa weerarka soo qaaday
waana la cayriyay
kismaayo ayaa laga oynayaa
dumarka iyo caruurta ay aabe yaashood ay manta dhinteen