Comments on: Warbixin: Dagaaladda ka soo Cusboonaaday Muqdisho Maxay soo kordhiyeen?!.

By: abdilahi
websitekani waa kuwa ugu aqoon roon baan filayaa websiteyada  ay leedahay somalidu sida shabelle

By: Xaq-Udirir
Maqaal qurux badan oo eeda dusha laga saaray, Dowlada KMG, mid baan idiin sheegayaa, Jowhar iyo Buula Burte ma Uganda iyo Burundi ayaa jooga, Al-shabaab walaahi ayaag dilaya, Sheekh xasan daahir iyo Cumar iimaan.

By: jaamac yare
asc

xaqiiqo ahaan marka loo hadlo maqaalku waa mid fiican, oo ay xogo badan kujiraan.waxaadse soomaaliyeey ogaataan in cidwalba ay danteeda u taagantahay oo aysan tanaasul ka samaynayn hadii ay awoodo in ay hirgashan karto. marka UN tu danteeday wadataa, xabashidu danteeday wadataa INTERNATIONAL Communituguna danteeday wadataa.marka, waxa iyagu dantooda garan waayey waa inaga sowmaaha. iskadaa wax kale e waxaa laga la yahay dad muslimiin ah oo soo wada shaqeeyey in ay wada hadli waayaan. oo ay wax istusaalayn kari waayaan, iyagoo inbadan oo kamid ah ay dareensan yihiin khatarta imaan karta, iyo shalwashada uu wadan kaani sii shalwan karo. tusaale waxaa inoogu filan magriyada ay gaaladu inoo soo maleegtay oo qaar inaga midahi ay kudheceen, oo si fudud looga horkeenay ragii ay waxisla wadeen. hadii aan ragaas daniga u wanaa jiyo waxaa laga yaabaa in ay isyiraahdeen sidaan ayaa xal unoqonkarta bulshada, marka aan sidaas leeyahay waxaa danigaygu yahay in ay qalbiyan muslimiin yihiin laakiin laakiin ficliyan uu qaladaad kadhacayo. khaladaad koodaas oo la oran karo waxa uu ka imaanayaa fikirkooda islaamiga oo aan xooganayn, naf iyo shaydaan oo meelo kale waxkatusi kara. sida xukun jacayl iwm. dhanka kale gaaladu waylasocotaa kala duwanaanta figriyeed ee islaamiyiint guud ahaan aduunka gaar ahaana soomaalida, marka iyaguna waxay wax aynecebyihiin oo ah rag islaamka fahamsan ay waxuun ugu ogolaadeen waxaa weeye, waxaa iyagu ay rumaysan yihiin in reactionka, ama ficil radiga qolyaha islaamiyiinta ah ee iyagu ku adag diinta ama haysta fahamka saxiixa ah, ay ka dagaalami doonaan tanaasul yar oo ay islaamiyiinta kale sameeyeen islamarkaana ay si sahal ah ugu deg degi doonaan ladagaananka qolyihii kale. iyagoo aan si raasikh ah taxliil ugu samayn amuuraha, ama aan daraasaad dheeri ah kusamayn soonin ula jeedka gaalada, oo ay markaas xamaasadi ka qaalib noqon doonto. waxaa tusaale inoogu filan heshiiskii suxbul xudaybiy, oo ay gaaladu ku qasabtay nabiga in uu usoo celiyo muslimiinta kasoo fakata mushrikiinta. waxaa xusid mudnayd in ay qaar muslimiintii ka mid ah ay yimaadeen goobtii heshiiska, islamarkaana muslimiintii dib loogu celiyo dhibkii ay ku haysay gaaladu. waxaa xusid iyaduna mudan sidii ay qaar asxaabtii nabig (SCW) kamida uga dhiidhiyeen ficilkii nabiga, oo qarkaba u saartay in ay diidaan awaamiirtii nabiga. taasoo keeni karta gaalmimio. taariishdu waa lil cibra oo waxay ka mid tahay umaduhu waxa ay ka faaiidaystaan,WAXAA HUBAAL AH QAAR KA MID AH XISBUL ISLAAM IN AY DAMCIIN IN AYIS XULUFAYSTAAN QAAR KA MID AH RAGII UGU WAAWAYNAA ASHAHAADO LA DIRIRKA XAMAR MARKII LA SOO DHISAY WAWLADII UU HORBOODAYEY C/LAAHI YUSUF. ILAAHAY WUXUU QURAANKIISA KARIIMKA AH KU LEEYAHAY FAIDAA QULTUM FACDILUU.MARKA WALAALAYAAL WAXAAN HADALKAYGA KUSOO GABA GABAYNAYAA HALOOGA DAMBEEYO INBADAN OO AMUURAHA DIINTA IYO DADKA IYO WADANKABA CULIMADA RAASIKHUL CILMIGA AH, HADII KALE SIDII CUMAR IBNU KHATAAB BAAB NABIGA UGA DACWOONAYSAAN ABU BAKAR. INTA DANBE WAA IGA KAFTAN AAN KULA KAFTAMAYO FIQIGA DAYARTA. ALLAHUMA ARINAL XAQA XAQA WARSUQNAL TIBAACA WA ARINAL BAADIL BAADILA WARSUQNAL IJTINAABA. ALAAHUM YAAA ALLAAH UNSUR MAN NASARA DIINA MUXAMED WAKHDUL MAN KADALA DIINA MUXAMED. ALLAAHIMA AAMIIIIIIIN

By: noor
A/c dhamaan ee waxan rabay inan halkan ka waydiiyo ninka layiraa abuu cabdalla  walaal mawaxaa wato manhaj qaldan kuwa raalingalintii rabi kahor mariyey raalingalin america mise waxaa qaldan kuwa illahay kaliya inay raaligaliyaan wax walbo kaga qaalisantahay mise waxaad kamid tahay kuwa afkoodo mujaahidinta inay wax kaga sheegaan un tabari biday ee cayda iyo afxumada meelaha lataagan allahay lahay waxaa qaldan kan taangiga alamnaxaa munaafiq kabxuuxo somali yugandheyska dabada lagaga qafulo ee dadkiisii iyo mujaahidiintii uu amiirka u ahaa laka ooday ee gaalo shirka la noqday

By: dangarad
1-qoraalkan intiisa badan waa xaqiiq aan lagu beenshegin waa sax in bubur Taxta Sifir ah ay marayaan wixii la oran jiray MMI oo hadda meesha ka baxay kadib markii ay Ashahaadda ladirir ku biireen.

2-AMISOM Idaacadda ay furayso waa sax oo waan arkay weriyaal ka shaqeeya ladhahay oo diiday laakin Muqdisho lee ku maqalnay

By: nabad doon
eleele waa iska caddaysateen inaad la jirtaan mucaaradka haddaa tihiin somali mirror

By: abu khalid
s/c marka hore warbixintan aad diyaariseen ma aha mid cadaalad kudhisan waa mid dhan kararan waa mid mujaahidiinta meel looga dhacaayo mujaahidiintii ayaa muqaawama lagu sheegayaa waana taxriif kalmadii jihaad lataxriifiyey waxaan kaloo layaabay markaad kahadlaysaan wuxuu dagaalku salka ku hayo magaranaysaan miyaa mise xadas ayey idinka tahay waar allaah kacabsada oo runta sheega allaah wuu idin sualayaa xaqaad qarinaysaan dagaalku cida uu u dhaxeeayaa mujaahidiin iyo kufaar asaliyiina+murtadiin+munaafiqiin iswata

UMALAYNMAAYO INAAD RAYIGAYGA SOODAYNAYSAAN ISKU XISHOODA OO SOODAAYA

By: pakistaan
ilaah qeer ha siiyo somlai mirror sida wanagan aay usoo bandhogtay mawalkaan

waxena ka hadashay wax waaqiciga ah oo jira

aniga waxaa ku diraa in ilaah naga qabto galada iyo gaaalo raace  gaalada waxa ula jeedaa amison ilaa mareeykan  gala raacana waxa ula jeeda kuwa dabda kuw ata galada oo didan in ay baxaan oo ayiga xabadii algu ridaayo isgy dhigaaya

in shilaah waxa ilaah aidn ka baryaa sharif iyo xirtiisa in ilaah xaqa adin fahansiiyo hadaan san ku dhimteen waa dhib

By: faduma
ilaahayoo noso gaar

sheekh shariif amisoon bo madfac nogu soo hogaaminaa

By: abuu cabdalla
assalaamu calaykum

waa maqaal wanaagsan wax badan oo jirana waad ka hadashay waadna ku mahadsantahay laakiin waxaan u arkaa qudhaadu inaad u janjeedho xaga mucaaradka waayo markaad ka hadlaysay waxyaabaha dagaalka u sabab ah kuma aad darin inay ka mid tahay ama ugu weyntahay manhajka qaldan diiniyan  caqliyan iyo waaqiciyanba ee ay ku socdaan AL SHABAAB ilaahay hasoo hadeeyee aamiin.