Comments on: Nin Labeeyey Ma Talin.(Qaybta 1-aad)

By: C,qaadir daahiye
Aadbuu u,mahadsanyahay qoraaga waxaa jira rag badan oo xigmad aqoon iyo wadaniyadba leh oo iska aamusan sida qoraagan iyo rag kale laakiin maalintu ALLE qoray ayey fadhiga ka,kici doonaan insha,ALLAAH

By: abu-dijaana
mashaalaah, qoraagu waxa uu inoo bayaamiyey xogta dhabta ah oo ku aadan xirirka calamiga iyo curiyasha loo adegsado xaladaha kala duwan iyo waliba sida eey u falgalaan. waxa nasiib daro ah maanta xalada somaaliya iyo waliba kuwa hortagan oo hogaanka ahi,waxbadani ineysan ka warheyn siyasada calamka sida eey u shaqeyso. waxa aan leeyahey qoraaga in uusan ka cajisin daah ka furida xaqiiqda dhabta ah ee reer galbeydka eey u cabiraan nidamka calamiga, inbdan soomaliada waxba kama fahansano sida calamka u shaqeyo,…. mr hassan keep it up, gud job

By: Mariam
Qoraalkaani waxaa uu si tifa tiran nooga dherjiyay waxa loo yaqaan “Beesha Caalamka ah” ama “Xeerka Caalamiga ah”. Waxaa uu qoraalkani daahfur u sameeyay inaan wararka laga maqlo idaacadaha gumaysiga sida BBC iyo VOA aan laga dhigan miisaan ama muraayadda laga fahmo caalamka iyo sida uu u shaqeeyo.

Waxaa kale uu noo ifiyay in dadlku ay leeyihiin dano (interest) ee aanu jirin wax beel caalam (international community) la isku dhoho.

Waxaa kale oo aan ka fahmay qoraalka qoraaga iyo taxanaha taariikhdaba in ay dabayl kale oo isbeddal ahi socoto, loona baahan yahay inaan gumaystaha caalamiga ahi maalinba geed isku soo qarin.

Waxaan Fayooke (qoraaga) ka codsanayaa inuu siiduu ballan qaadayba sii wado xalaqooyinkaan. Kuwaas oo aan is leeyahay waxa ay u ifin doonaan (in badan oo un-decided ahba) su’aalo badan oo makasta dabaqoodhiga ah iyo gumaystaha cusubiba kaga jahawareeriyeen idaacadoohooda ummadda daahirka ah ee muslimka ah ee Somaaliyeed

Salaam

By: maash allaah
thank you somalimirror

By: axmed sh cumar
asc wr

qoraalkani waa qoraal muhiim ah,waana kumahad sanyihiin maamulka somalimirror diyaarinta maqaallada noocani ahi oo aanan xusuusnayn cidkale (wepsites-ka) oo lawadaagta.

waxaan qoraayada xusuusin lahaa inay kordhiyaan soo qaadashada shawaahidda,tusaale ahaan qeexidda xeerka caalamiga ah, qoraagu wuxuu magacaabay ninkii yidhi, waxay samaynaysaa dareen gaar ah waxayna tusinaysaa mustawe aqoomeed iwm.

By: muslim-somali
Asalaamu Calaykum

Walaalka qoraalka qorey wa ku mahadsanyahay waa qoraal dhab ah oo xaqiiqada ka tarjumaya kuna dhisan itus oo i taabsiii waxaana qoraaga ka codsan lahaa in uu sii wada xalaqaadka kale.

qolada somalimirror qofkii qoraalw ax ku ool ah qora why isaga bari yeeshaan qofkii qashinmadoobeeyana aydaan isaga bari yeelin?

waa mid aaan idin kula yaabay bal dib u fiiirsha maqaalkan maqaalka ka horeeya eee isagu is radinaya bilow iyo dhamaad toona lahayn.

wsc