Comments on: Madaxa CIA-da Maraykanka oo sheegay in Soomaaliya & Yaman ay noqon doonaan Gabaadyada Mustaqbalka ee AL-Qaacida

By: shaykh Cumar Cabdiraxman
Cabdulaahi Ibnu Mubaarak: baa mar ku gabyey.

Bughdal Xayaati wa xubbullahi akhrajanii

Wa Baycu nafsii bimaa leysat lahu thamanaa

Innii wazantu alladii yabqaa li yacdilahu

Maa leysa yabqaa, falaa, wallaahi ma attazanaa

Macnaha gabayga:

Naceybka nolosha dunida, iyo jeceylka Allah , ayaa i soo saaray.

Iyo inaan nafteyda ku iibsho (gado) waxaan la qiimeyn karin ( oo qaali ah, Allah Raallinimodiisa)

Waxaan is barbardhigay si aan u miisaano, waxa hadhaya waligii oon dhamaaneyn ( nolosha Aakhiro), iyo waxa dhamaanaya ( nolosha dunida),

Wallahi baan ku dhaartayee, isu ma dhigmaan!

Cabdulaahi Ibn Mubaarak

NASRIGA ALLAAH WAA DHOWYAHAY YAA IKHWA

ISBIRUU WAA SAABIRUU WA RAABITUU WATAQU ALLAAHA LACALAKUM TUFLUXUUN.