Comments on: Wareysi Dhinacyo badan Taabanaya oo Shabakada Somalimirror la yeelatey Sh Xasan Daahir

By: sayfudiin
xasan waa sharwade  ee shiiq ma ahan  waatuug   dhiig cab ah  bye

By: CabdiRaxman
Sheekh Xassan Turki Wa halyaay Wuxu ku ficaan ina la taagero waayo dhe waaa nin muqifle maha jirjiroole wa nin u dacad halgaanka wadanka ka jira waa ninka magan galaye mujahidinta marka waan taageerrna insha allaah ilsa  inta dawlad islaam laga dhisayo dalkeena insha allaah

By: Warka laba-shubka u dhaca!!
Shariifku inuu toobad keeno, inuu c/lLaahi Yuusuf u yeerto iyo inuu isxambaarka raaco, saddexda midkood uun baan u furan. Waddo afraad ma jirto!!

By: Dalmar
Diinta islaamku waa diin nabad ee ma aha diin dagaal. Mida kale xasan daahir wuxuu yiri mareykan dowlad ay taageersantahay taageeri mayno tusaale ahaan dowlada sucuudiga mareykanku wuu taageersanyahay. ma waxaad leedahay sucuudiga laftirkiisa waa wadan gaalo ah. Nabadu kuma timaado shacab oo la laayo ee waxa ay ku timaadaa shacabka oo loo dhimriyo oo aan lagu kor dagaalamin. dowlada waan taagaa aad leedahayna ogoow ma ahan mid kuu soconeyso ee waxa ay tahay dowlad aad rabto in shacabka soomaaliyeed mar labaad lagu xasuuqo oo itoobiya ay mar labaad shacabka xasuuqdo. Marka ay sidaas noqotana aad ugu laabatid Casmara. Waxaan ku leeyahay jooji dagaalka oo dowlad islaami ah weey jirtaaye dhankaaga ka taageer. Hadii kale Cawaaqib xumo ayaa kuu danbeyn doonto ee fursad ayaad haaysataa ee ka faa’iideyso.

HAL NAF QOF-KII BAADBAADIYA

UMAD DHAN AYUU BADBAADIYAY

By: anas
war dadka u hadlaya waa la hadla ku hadla murti ama amusa

sona kala barta kan xaqa yaqan ee fahan san ee an adunyo qadan ee diin u soo dagalami jiray intadan dhalan iyo kan sedex sano ka dib la saftay galo ee micin moday ee galadu inta ku amini waysay badhilkisa waliba loo sameyey istaf ku wardiyeyo badhilka

By: salafi
Xasan Daahir illaahay khayr ha siiyee wuxuu naga soo gaaray Shariif oo na gadi raba oo Maraykan iyo Xabashi naga gadi raba.

Waanan hubaa hadii shariif Muqdisho in Sirdoonka Xabashidu Muqdisho ka dhex ugaarsan doonaa Mujaahidiinta.

Markaa dadkan iska la hadlaya waxba ma ogodin ee iska aamusa,wax la isku hayana garan maysaan, bal u fiirsadan Mujaahidiintii oo dhan oo dhinac isku raacay, xataa kuwii ku jiray dowladda  beenta ah ayaa kasoo baxay bal garta Sababta, waxay ogaadeen in aan la cifinayn ee jeelasha lagu guri doona intii gadmaysana Maraykan iyo Xabashi laga gadi doono.

markaasay qaar iska ciyayaan xabadda joojiya oo nabadda qaata, maan waalanahay markaan qoorta u dhiibanayo cadowgayga i qali doona.

By: Abdullahi
walaalyaal waxa layaableh wadadku wuxuu leeyeahay shareeceada uu mareykan raali kanoqday sahreco iyo islaam toona maahan.war maxanajinta mareykanka ayaa loo dagalamaayey. ilaahayow nagasoo gaadh dadkan

By: hassan
shiikh xasanow miyeenay u muuqan jabhadaha hada soo baxayo oo cusub, soo ma oga mar hadii hogaamiyo kooxeed awood helo in markaan aan been been lagu jabin karin madaama itoopiya ay markaan ka go’antahay si dhab in somali qaribto please iska saamax 2 sano ma dheeree. 20 sano dib ha u celin.

By: xamza
shiikhu waxaa uu yiri annaag ayay tahay inan wadahadl ku baaqno waxaan lee yahay hadda adiga iminka wa hadal diiday yaa hadhow kula hadlaaya markaa kursiga fariisato

By: cadde
War Askari kursi u ooman yaa dadka ka dhiciya