Comments on: Sh. Xassan Turki oo soo gaaray Muqdisho.

By: Allow umada kala qabo oo xaqa tusi waxan ilahay kabarinay na inuu wadankena nabad kadhigu oo majogi karno wadan shishiye allow wadan kena nabad kadhig maxamed Daud
20/02/2011

By: geele
walahi waan naxaa markaan arko naxariis darada lagula kacayo soomaalida,war miyaydaan ogayn in 1990 la idin saadaaliyay oo jaraaidyo cinwaan looga soo dhigay soomaaliya ama jiri doontaa 100 sano dabadeed,taas oo macnaheedu ahayd in nala rabo in nala baabiyo,waayo gaaladu oo yahuudu madax u tahay ma rabto jiritaankeena,sidaas daraadeed ayaa itoobiya mar walb ku andacootaa aniga kuwaan ayaa i baabin doona aakhirkayga mandiqadaana waa lag waayi doonaa wax haysta diinta ortodhokiska oo ay yahuuda iyo maraykanka ku beer nugaylsato.1996 waxaa la soo saaray qanuun oronaya wadankii is maamuli waayo 25 sano  oo dowlad la,aan ahaada waa in xoog lagu qabsadaa.waxa hada badeena lo soo buuxinayaana waa arintaas mujaahidiin runa waxaa ah burcad badeeda ee hadaadba wax taagayraysaan burcad badeeda tageera waayo kuwaas dhiigiina ma cabayaan ee dadkaas dalkooda iyo dadkooda ku soo duulay oo sunta maalin walba ku shubaya badaheena ayay la dagaalamayaan.ee masakaxdiina ka saara shaydamadaan masiibada ah ee diinta islamka dhiiga dadka ku cabaya,oo hada sababay oo u sahlay galadii inay ku dhiiradaan oo caayaan nabigeenii suubanaa oo ay awalba ka cabsan jireen inay wax ka sheegaan.marka walaalayaal ha iska haleynina caqiidadiin suuban nabigu scw waxaa uu yiri qof walba waxaa uu maciisa noqonayaa qofka uu jecel yahay.sidaas daraadeed dhalinyarooy is ulaliya

By: geele
walaahi waan yabanahay nin baa yiri baa la yiri soo sagaaro ima barato,war caqligad la dihiine mee mujaahidka aad sheegaysaan yuu muhaahid u yahay ma is waydiiseen inuu dhiigiina uu lacag ku qaadanayo sida uu sheegay kelabka xasan aways ,kana wa munaafiqii dabka gadaal ka soo hurinayay,alshabaabna waa dameerada y iiraan wadato oo la yiri ku beera soomali shiico iyo takfiir iyo waxyalo kale oo xun.waa ashaaho beenlayaashii uu sheegay raage ugaas markuu sayidka caayay.marka dhaliyaroow waan la idin waalin oo madaxa la idinka cunin wax gaalo ah oo lala dagaalamayo soomaaliya m joogaan ilaa nimankaas ugaandhyska ah oo iyaguna meesha uu ku hayo shaydaanka wayn,oo ah arinka  ugu wayn ee dgalkaan sii socod siin karta ,marka shaydaanka wayn haduu daacad yahay waxaa uu la heshiin lahaa jiniyadiisa yar yar e uu awalba u watay sida dooradu u wadato ilamaheeda,hadan waa khd cusub ii sii wadi karta dagaalka wayo ugaandhyskii baa yiri waxan ka sifaynayna miuqdisho alshabaab khawaarijta,marka waaxaa dhegta la iskugu sheegayaa sidee ayaa dhiiga ku noolayn ku sii socdaa waa tanoo arini faro ka baxadaye.ilaahoow soomaaliya adigaa lehe soomali beerkeeda bur cad isku mari oo ka qabo shaydaanadaan ii soo labisanaya shaar islaan iyo mid dineed oo iyaguba salada ay ku tukadaan qalbi aan deganayn oo is ilaalis ah.inkasta oo aan ogahay inay tan dhcayso oo ay mid tahay mid ka mid ah asbaabaha qiyaamha oo nabigu koray u sheegay SWC.

By: Barni
Sawiradaan waxay isoo xasuusiyeen horaantii 90naadkii kolkii Col Axmed Cumar Jees kii SPM martida ugu yimid Jeneraal Caydiidkii USC!!!

Bal inta garasho lahooy xusuuso, iyo meeshii ku dambeysay hubkii Ina Cumar Jees iyo midka dharaartii dhaweyd ee Xasan Turki.. Cibroqaadasho ugu Filan Ahlul Caqliga.

By: Mohamed (Cawke)
mar haddii uu waxan oo ciidana wato Nabadi ma muuqato

By: Yuusuf xasan
Anga waxn oran laha shiiqu iyo wafdigisu wa arin laga noxo waayo waxa si kordi murug iyo fajaajic xaga shacabka iyadoo dici karto in dagaalo ay bilawdan

By: looyaan
as.

wadaadoow ba´mujaahidoow ba´maxaa magac iyo qadiyad la iska sheektay.war  waa maxay dagaalka aan dhamaan iyo qilaafka aan dhamaan…….goormaa qabiil iyo is gaalaysiin laga gudbi doonaa…alloow sahal

odayga turki jihaadku ogaadeeniyuu xaq ka yahaye hala aado.

By: axmed
shiiq ilaaaahay habarakeeyo

waxaan garabnaa anooka ahaa reer muqdisho nabadii oo uka shaqeeyay reer kismaayo in oo inooka shaqeeyo

ilaahay hagarab kalo

By: Waa ca
Asc    kolay   waa   bidca    soo  badatay   ilaahay    ha ka   qabta  saas baan dhihi lahaa  kolay waa  mushkila soo   korortay

By: cali
asc   walala yaal  horta  mujahidin  maxaa  lagu   noqda  marka hore dadkaga  unax  oo unaxa riso waayo ninka  galkee  ku imanaya   mati  lama  socoto  markaa   dagal  xeeladay  san  ayay  nu  ubahanhay  oo ah  in  somlidu   heshis  gaadho  markaa cadaw gu  wuka bixi wadanka   markaa  dadkaga    inad  lajihado   muslini mo  maha   khilafka   muslimintu mawanag  sana  galada  aya  kaa faa iday sankarta  markaa    markag galo  lajihadid  ayad mujahid tahay