Dagaalo Xoogan ayaa mar kale dib uga soo cusboonaadey Gelinkii danbe ee Maanta Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan kaas oo u dhaxeeya Xoogagii halkaa Dirirtu ugu dhaxeysay ee ka kala tirsanaa Xoogaga Al-shabab & Ciidamu isku dhaf ah oo kala ka tirsan Deegaanka & Suufiya.
Dagaaladan ayey ka dhasheen khasaarooyin kale duwan oo Naf iyo Maalba leh, inta la xaqiijiyay waxaa ku dhaawacmey 7 Qof oo la kala geeyay Magaalada Baladweyne & Deegaanka Goobo oo ka tirsan Degmada Maxaas.
Dagaaladan danbe ayaa yimid ka dib markii Xoogaga Al-shabab weerar rogaal celis ah ku qaadeen Degmada Maxaas oo Subaxii hore laga qabsadey, Wararkii ugu danbeeyay ee halkaa laga helayeyna waxa ay sheegayaan in Xoogaga Al-shabab dib ula wareegeen Degmada Maxaas.
Waxa ayna Dagaaladan daba joogaan kuwii horey halkaas ugu socdey Maalmihii la soo dhaafey, ma jirto cid ilaa iyo hadda u istaagtey inay kala dhex gasho labada dhinac ee dirirtu u dhaxeyso.
Dhanka kale Dagaal ayaa mar kale iyana dib uga soo cusboonaadey Deegaanka Wabxo oo ka tirsan Gobolka Gal-gaduud kaas oo u dhaxeeya Ciidamada Suufiya & Xoogaga Al-shabab.
Lama oga khasaaraha guud ee Dagaalkaas ka dhashey balse waxaa la sheegayaa inay jiraan khasaarooyin kale duwan, wararka madax banaan ee aanu heleyno ayaa sheegaya in Degmada Guri-ceel la gaarsiiyay tiro dhaawacyo.
Waxa uuna Dagaalkan yimid ka dib markii Xoogaga Al-shabab weerar xoogan ku soo qaadeen Deegaanka Wabxo oo horey ay uga qabsadeen Ciidamada Suufiya.
Wararkii ugu danbeeyay ee la helayo waxa ay sheegayaan in Dagaalku soo gaarey Gabal dhicii la islana galey Gudaha Magaalada.

Related posts:
alaahu akbar
waxaan sugeeynaa waa nasrigii ilaahay inoo keenay hada biloowga dagaalka ee waxaa ku xiga inshaa alaah baqtiga amxaar kaalmeeyiyaasha oo la baxay suufiyada waana munaafiqiintii la ogaa ee Amxaarta soo dirsatay hadana wuu biloowday cashiradii loo dhigayay tan iyo intii xadka laga gudbinayaa lagama haraayo inshaa alaah ilaahay guul hasiiyo mujaahidiinta geesiyada ah ee alshaabaab iyo walaalahooda xisbul islaam oo mar dhow soo gali doona degaalka inshaa alaah
hajabeen jid gooyiyo inta gaal lajooga ah jahanabo ha aadeen iyo meel jaleecada naftu aanay jama nayn jameecada qubuuraha jeenan kooda lagu qoray nafta jalaw kasiiyoo jees jees ukala jara afartaa jawaabiyo warka joojintiisii afarkale jacaylkiyo kuway jamatay ruuxdii raga janamadee jira jameecooyinkaa khayr wiilashaa jihaadkiyo jidka eebe jama shada jacaylbadan uqabayoow janadiinu waa tii rabi aad kajilateen waa jabad barwaaqa ah waa ijdkay maraayeen nabigiyo lajoogii waa libin ninkii jecel dadku uu la jaar yahay ilaahay haydin lajiro junuudiisa haydin lajoogeen aamiin aamin
somalimirror waad ku mahadsantihin magaca ad ugu yerten waligina kas ugu yera ((sufiyaal))
ha u gafina magaca wanagsan ey shegtan ma istahilan xittaa caqliyan marka lo firiyo iskada cilmiyan =MA DHICIKARTA QOM KU TAGAN SUNADI RASULKA SCW IYO ASXAABTI IYO INTI RACDEY’IN AY RALI KA NOQDAN O MADAXA U SALAXAN O U HILIYAN O AMANAAN HOWSHOODA’YUHUUD IYO NASARO IYO GAAL O DHAN??WALAAHAY BEYSAN DHICIKARIN IN A NABIGA SCW SUNADISI RACDID O AY KUGU AMANAN GALADU ”WA ARIN CAJIB AH RASUULKA SCW HADER O LAGA JOGO 1400 OO SANO IN KA BADAN GERIDIISI AYU KA BAXSANLAYAHAY GAALADA O INTA SAWIRO FOLXUN KA SAMEYAN O AY ISKU RACEN XORITAYULQOWL O MACNAHA AH’ SI WADA CEYDA NABI MUXAMED SCW KA WARAMA HADU NOLANLAHA MAXEY SAMENLAHAYEN SOW LAMA DAGALEEN ‘HADABA ADIGA O SHEGANAYO EHLUSUNAH WAL JAMACA’SE KU DHACDEY IN GALADA NABIGA SCW INTAS CEYNAYO IN AY KU AMANAN O KU HILIYAN O SAXIIB KU DHAHAAN KKK CAJIIB ZENAWI IYO BUSH IYO GALO O DHAN WAXEY U YAQANAN KUWAN BIDCADA SUFIYADA AH E KU XADGUDBEY MAGACA EHLU SUNAH WAL JAMACA WAXE U YAQANAN ‘WADADO WANAGSAN FIICAN’QUNYARSOCOD AH LALA’ NOLANKARO IWM KK HADE NABIGA SCW AY LEYIHIN WAN RACSANAHYNA WAD ARAGTAN IN U KA BAXSANLAYAHAY INTAS O AY ISKU RACEN IN LA CAYO LA SAWIRO 24 AYNA XAQTAHAY BAL II MACNEYA ANIGA WAN KU WARERAYE ??//thanks somaimiror danbiga iska ilaliya waligin dhaha sufiyal markad ka xishotan hadi kale runta ka shega o dhaha bidcada””