Comments on: Bayaan ay soo saareen Jaaliyadda Soomaaiyeed ee Yurub

By: dr.boss double
asc.

waa nasiib daro in dad aan masiirka somalida katalin karin oo wax garad ahayn ay masuuliyada somaliya hogaankeeda qabtaan sida kuwa maanta agaasimaya arimaha somaliya ee cadawga dalku usamaysteen inay u agaasimaan arimaha somaliya.

dibaatooyinka aay dalka soo gaarsiiyeena waxaa ugu yar midaan badda waxay iibsadeen kuli inta badan ee safaaradihii somaliya ee maamulkii kacaanku dhisay ilaahay haka abaal mariyee.

kuwaan aboorka kunoqday wixii somalidii aan horumarsanayn samaysatayna a ogaadeen inay taariikhdu xusi doonto haday badaw nimo usameeyeen iyo hadii kaleba.

kenyana waxaan leenahay waxaaba aan laguu daynayn NFD ee inaad badayada soo hungurayso kuu cuntami mayso waana cadaawad aan waxba kuugu qabsoomayn ee aad natustay uun in aan iska kaa celino.

waad na ku guul daroobaysaa talaabadaa aad lakaashataya mafiyada somalida hada hor boodaysa ee uu ugu horeeyo SAFIIRKA KENYA NINKA SHEEGTA.

By: Axmed
Run sheegoow waxaad qortay waa lagu waydiin maalinta qiyaame hadaadan toobadkeenin ee diyaarso waxaad isku difaacilahayd

By: xaqdoon
asalaamu calaykum

waa  arinfiican ama bayaan muhiim ah  runtiina  larabo in qofwaliba  kaqaato  ama  kagaysto talaabo  fiican waayo  waa  mustaqbalkii wadan ka o  kusugan  mudi  ama  galay xaalad aan laga waramikarin

laakiin cinwaanka waxaa laguqorya   culumada  ama  aqonyahan ka  yurub laakiin  hal qof ah kama garanin  !!!!!  malaha kumajiraan  wax  reer uk ahi ? ama  intii aan aqaano ?

By: Muxyaddiin
Asc

Waa bayaan aad u wanaagsan kuna soo soo beegmay xilligiisi, walaalaha soo saaryna waa dadaaleen ee ilaahay qolada lala halaayo ha ku toosiyo.

Badda la bixiyay in mar hore laga hadlaa la rabay

By: runsheeg
aqoon aya luntay ma soomlibaa aqoon yahano qabto waaba la yaabay, aaway aqoonyahanada aaway wadaadada aaway dadkii wax tari laha somliya malahan wax aqoon yahan ah dhamantood waa dad aan waxba aqoon oo aan diintoona laheyn shiiqa ugu weyn kooda waxban bartay leh waa tuugo aan alahooda aqoon waa cilmaaniyiin dhiiga dadka baneystay …