Comments on: Yaa Gar leh: Dowladda Ku Meelgaarka ah iyo Xoogagga Iska-caabinta Islaamiyiinta

By: Shiiqa
Waxaa arin xanuun badan ah oo been abuurasho weyn ah in dowladaan lagu tilmaamo dowlad islaami ah..

Dowlad Islaami ah waxaa lagu yaqaanaa iney inta ay xukunto hal kiiloo meter oo isku wareeg ahba Allaha ka dhigee iney diinta ku dabaqaan oo ay ku xukumaan…

Laakinnse walaalayaal dowlad la leeyahay ciidamadeedii abaa dadkii shibis iyo shangaani deganaa dhaceysa oo dileysa qofkii ey rabaan, isla markaana u ogol in AMISOM gumaysiga madoow iney madaafiic ku garaacaan Huriwaa, Yaaqshiid, Toowfiiq iyo weliba meelo kale iyadoo dagaalkuna matalan uu ka socdo KM 4…

Waryaan lagu danbaabin dowlad islaami ah ma jirtee…

By: Magaceygu waa c/kariin
Maga ceygu waa c/kariin faaladan dheer run ahaanti waan ka helay waana arin sax ah haddi loo fiirsho kooxaha ka soo hor jeeda dowlada  ma garanaayo waxa ay ku dhimanayaan sababtoo ah dalka maanta waxaa madax weyne ka ah shiikh shariif kheyr allaha siiyee  marka maalintii la dooranayay shiikh shariif run ahaanti aniga aad ugu farxay aniga da’ ahaan waxaan jiraa 19 sano waxaana ku noolahay xeryaha qaxootiga ee kenya waadna ku mahad san tihiin faaladan dheer ee aad soo qorteen

By: saasa
qorax duhur joogtaa ma qorsomi kartaa waa mayaa maahmah somaliyeed ayaa ahay (ilka rumay ayaa lagu cadeeyaa hadalna ruun)wadan bi nin is barbar dhiganaa nin xoog ku donayaa umad inuu  kumaa mullo iyo nin duhur la doortay

kuwa gardarada waa ku afkan  duubtay diintana ku gabanayaa ee iska ilalyaa somalyeey yeeysan idin gabaan  mayaa qanaan diinta  xolihiina ayeey raaban inay dhacaan dowalada somalya wayguulaysan doontaa

dugana wal jabiin doonaa

By: KAMA DAALE DAREENKA DADKIISA
Waxan muuqata Garaadka iyo wax garashada Ilaahay dadka kama simin. Qofka maanta leh Nimankan shale c/laahu kula dagaalamayey gaaluu wadanki keeney hadey maanta iyagii u yeeranayaan eyna leeyihiin waa nabad ilaaliyaal! muslimka umadan gaalo isu bahaysatey usoo gurmadeyna ajnebi ku sheegaya. Hade waxan waxan filaa in qofkaasi uu sumeysanyahay xagga fikkirka,waayo jaahilyadani waxay ku dagaal geleyso waxa kamida iney dadka muran kala dhexdhigto kuwana ey aragti ku disho(waa kuwa sirteeda fahme) kuwa kalena madaxa u salaxdo hadhow markey danteeda ka gaartana(sida loo yiri dowlada ku meel gaarka)ay madaxa ka gurto sida saxwaadka ciraaq. Marka waxan leeyahay dadka la qaldow ha aakhiro seegina waxani dowlad maahan waa aalad cadowgu ku adeeganayo. Waxana Ilaahay mahadii ah in Ummadi kheyrka jecleyd ey maanta arkeen xaqqii,eyna diyaar u yihin iney xaqa ku nooladaan kuna dhintaan.Geeridu waxay dhibeysaa ninkii dhoof ku yimi ama Hoteelo qabow gaalo ka bixiso. Gaalo Itaal kuma harin meelayan u malayneyn baana Rabbi sw uga yimi. Marka Walaalaha la qaldow Alle usoo noqda inteydaan Iilka gelin, li’anna waxa ugu ayaan daran qof saaldayey soomayey,lakin la yiri aakhiro waxad ku waareysaa Naar walciyaadu billaah. w/c

By: KAMA DAALE DAREENKA BULSHADIISA

By: Umar
Ilaah ayaa mahadleh,kadib waxaan mahad iyo bogaadin halkan uga tabinayaa maamulayaasha web-kan,oo runtii qoraalo dhaxal-galha soo bandhiga.

Sheekhow soo gaabi..kuwa afka xunbada kakiciya ee aan aqoonin sida qalinka looqabsado,Jaale lama joogo xiligii afka lagahadlijiray, ee marka hore soo baro sida wax loo akhriyo Ilaahayna kabari in uu ku siiyo samir aad wax ku akhrido,horay Somaali u tidhi nimaan weedh sugun waran masugo,haday kugu adkaatay in aad akhrido qoraalkan yar maxaad ka hadli maad aamustid!

Qoraagan waxaan leenahay, Ilaahay khayr hakusiiyo carabkaadana ilaahay hakuu barakeeyo anagana aad ayaad noogu faaiidaysay.

Cumar

By: sakariya
walaalka qoray maqaalkan aad ayuu umahadsanyahay waxaanad moodaa inuu kahadlayo waxa dhabta ah ee wadan keenayaala laakiin halmid ayaanan sax u arag taasina waa khilaafo soonoqon mayso taasna waxaan u arkaa hamiyari

By: Abdi basid sheik nur
Walalayal horta ilahay xaqa ha nagu tosiyo e walalayal anigu waxan tager sanahay dowlada somaliyed o sharciyesay ku dhaqanka sharecada islamka. Shalay wan tagerenay sheikh sharif manta maxan ku didenaa ninkan shalay tagersanin hadana sidisi ah on waxba iska badalin e wa suaale maxan ku didan nahaya mise anan fahmine wax kala jira o qabyalad iyo qurun aya dhagu dhex jira walalayal niman kan kale waxan ku mucarad sanahay nin adan naftada ku amini karin qaran laguma amini karo tan kale niman kan culumada khawarijta ku tilmamaya maxan ka sugayna e xaqiqdi ayaga aya khawarij nabigana wu no shegay anay kuwano kale so bixi donan nabigana wuxu nagu boriyay inan la dagalano e an ku jihadno walalayal      thanks

By: Yahya Y
Dawladda ayaa gar leh, sababtoo ah ayada ayaa dawlad ah oo sharciyaysan kuwan kalana waa bugaat mudan in la iska qabto, sababtoo ah waxay ka horyimaadeen dawlad islaami ah oo ku dhaqmaysa shareecada, hadday rabaan xukun iyo siyaaso ha ka qayb galaan ayaga oo ah mucaarad wax dhisaayo oo aan ahayn mucaarad wax duminaayo.

By: Maxamuud
Walaalaha tacliiqa saaray aad ayay u mahadsan yihiin. Waxaa ii muuqata in ragga badankiisu uusan fahmi karin in hal qof uu khayr iyo shar wada lahaan karo, in hal koox ay khalad iyo sax labadaba wada samayn karaan. Qur’aanka ayaa qolo ku tilmaamay in ay isku dhafeen xumaan iyo wanaag labadaba. Arartaa kadib, waxaan qof diin leh iyo qof caqli ah labaduba inkiri karin, in dowlad ku baaqaysa islaam aan la gaalaysiin karin dhiigoodana lagu banaysan karin mataahaat haddii la isku jamciyo ka taag daran xuub caaro. Sidoo kale, in dowladda naftigeedu haddii la ictiraafi waayo ku bannaysato dhiiga shacabka ama u adeegsato gaalo madow iyo mid cad, shacabkana la xasuuqo si loo ilaashado kursi waa arin aan banaanayn. Intaa ka dib, waxay u taalaa culimada iyo ahlul xalli wal caqdi in ay u kuurgalaan axkaamta sharciga ah ee qolo kastaa mutaysan tahay. Wixii intaa ka soo haray oo guruubyada kala raacsan laba koox ee isdilaysa ay ku andacoonayaan waa wax kusalaysan caadifad iyo nin jeclaysi … mana aha in magaca jihaadka lagu banaysto dhiig muslim .. sidoo kale magac dowlad lagu xasuuqo shacab. Qofkii aan intaa fahmi karin, carabkiisa ha ilaashado, Rabbina ka uga baqo.

By: cade
ilaahy ka cabso sheekh oo xaqa cadee, mujaahidiintu waa saxan yihiin , gaala raacna waa saxanyihiin adaa laga hayaa!!