Bayaan Ka soo Baxay Shirka 2-aad ee Hay’adda Culumada Soomaliyeed
Published on May 11, 2009 by Somalimirror · 10 Comments ·
Shabakadda Warbaahinta Somalimirror waxay idiin soo gudbinaysaa Bayaankii ka soo baxay Gabo Gabadii Shirkii 2-aad ee Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed ee ka dhacay Hotel Guuleed ee Magaalada Muqdisho.
waa yaab haddii dawladii tiri shareecadaan qaadanaynaa ay dagaal ku bilawday dadkii shacabka ahaa.
waxaase ka yaab badan shariifka oo sheeganaya inuu ka tirsanaa saxwada islaamiga ah uu la taliyayaal ka dhigtto C/QAYBDIID, CARAYS, CUMAR XAASHI, AMISOM, SICIID DHEERE iyo rag kale oo fara badan oo aanan halkaan ku soo koobi karin, ragaas oo lagu yaqaanay daba dhilifyadii itoobiya waligood u shaqayn jiray.
waxaase ka sii daran in odayaashii dhaqanka iyo culumadii ilaa iminka la garan la’ yahay meel ay xabada u ridayaan ayagoo ka dhamaan VILLA SOMALIA!!!!!!!!!!! MINDHAA QOLADAASAY ODAYAAL IYO CULUMO U YIHIIN inta soo hartayna waa allaw sahal.
waxaan ku soo gabagabaynayaa ALLAW NA ASTUR
NB: CULUMADA AAN UJEEDAAHI WAA CULUMADII WAHAABIYADA EE U DHASHAY GOBOLLADA KOOFUREED SIDOO KALE ODAYAASHUNA WAA AYAGA.
HORAA LOO YIRI HADAL BADAN HAAN MA BUUXSHO. Marka sidaasi darteed waxan leeyahay Qolooyinkaan Xisbul Islaam iyo Al shabaab, Xabad xal ma ahne inta ilaah ka baqdaan Xalka iyo Nabadeynta Culimada iyo Dhamaan dadka soomaaliyeed ee Samaha jecel ay wadaan Qaata. Tankale Hadii maalin walba uu qof isa soo tooq sidaas diinta ilaah ma waafaqsana. Qof siyaasad Galayna Marmarsiyo iyo propaganda uu siyaasadiisa u adeegsado ma waayayo marka waxan leeyahay inta ilaah laga cabsado ha la iska daayo Aftahannimada iyo beenta Cad ee umada lagu jahwareerinayo Waa hadii aad tihiin dad damiir rabaani ah leh???!!!!!!!!
warka culimadeena waa sax waana inlaraacaa sida ay tahayna loo qaata culimada waa dadka larabo in ay saxaan dadkena ciddii diido hadal koda waa in ummada dhinac iska dhigtaa dadkaas oo aan rabin nabad iyo nolol sidoo kale waa in laga fogadaa in si jees jees ah looga jawaabo culimada maxaa yeelay taas waxay keeni kartaa dhibato waxaan kaloo u sheegi lahaa dadka fakarkoda halkan ka dhiibanaayo waa in ay ku qancaan kitaabka Illah iyo sunada Nabigena Naxaris iyo Nabad galyo kor kiisa ha, ahaato oo ay culimada soo daliishadeen oo aysan uga hadlin arintan qadiyad shaqsi ama koox laakin ay uga hadlaan wax sameyn ku leh dadka oo dhan
Zamanka lajoogana waa zaman fidno badan waxana haboon in taxadar badan lasameeyo
wal allah ka baqa oo culimada ha ha cunina hilibkoda waa sune mana banan in aad culimada wax ka shegtaan alla ka baqa oo ogada in laydin xisabinayaa dadka dagalka wada adinka ayaa ka danbi badan ilen manta oo dhan dad ayad cayneysaa ittaqullah!!!
War Culimadda waa ay eedeyeen Itoobiya balse may eedeeyeen Eritrea oo iyana qeyb ka ah mishaakilka socda ee dalka.
Dhinaca kale Soomaliya qaskeeda waxaa ku filan dadkeeda inta xun waxaa sidoo kale loogu fadhiyaa culimadda eedeynta ajaaniibta la socota shabab ee aakhirkii dili doona, bal u fiirsada kuwa hadda soomalida ah ee Shabaabka ku jira.
Culumada khayr allaah ha siiyo wajibkodi way guteen xaqiina way cadeeyeen.
waxan leeyahay dadka caadaystay culumada in ay afkooda ku taagaan oo aysan wax qadarin iyo 0miisaan aysan agtooda ku lahayn ayagaa shegaya cidda ay dintoda uga dambaynayaan ogadana hilibka culumadu waa sun (xisbul islam iyo shabaab waa xertii culumadan oo u muuqda in ay tamarud ku samaynayaan fatwada culumada) ayagaana adun iyo aakhiro ka jawaabaya dhiga dadanaya cidda u banaysa.
wana u ducaynayaa ano leh alaah ha soo hanuniyo . wasalama caleykum
waa sax inaysan banaanayn xanta culumadu sidaysan u banaanayn xanta afraada shacabka ah ooay xaaraan tahay,cidna taas ma inkiri karto.
waxaanse kuu sheegayaa in culumadA qaarkeed fiidkiina VILLA SOMALIA lagu casuumo subaxdiina ay shirka qayb ka yihiin in la sheego ma xun tahay.
culumada meesha isugu timid waxay ka kala yimaadeen gobollo badan oo gudaha iyo dibada ah.
laakiin meesha sarta ka qurun tahay waa culumadii u dhashay muqdisho oo had iyo goor la safan dhinaca dawlada culumadaasi waa xarakooyin kala duwan waxyaalaha ku xambaaraya inay si toos ah oo aan kala har lahayn ay u taageeraan dawladana waxaa kamid ah;
1. dhinaca xarakada, madaxweynuhu waa aala sheekh oo ku abtirsada madarasada ikhwaanka sidaa darteed bay xarakooyinka aala sheekh iyo al islaax si indho la’aan ah u taageereen oo waxay kaga dhagan tahay MARBA HADDUU ANNAGA YAHAY YAYNAAN U KALA HARIN !!!!!!!!!!.
2. SALAFIYA JADIIDA waxaan aad u rajaynayaa inay reer muqdisho ka dharagsan yihiin dhibaatadii ay dacwada salafiga ah u gaysteen, ayaga manhajkoodaba kuma jiro wax jihaad la yiraahdo xataa c/laahi yuusuf wuxuu u ahaa madaxweyne !!!!!!!!.
3. qolada salafiyada ah oo u dhashay muqdisho ma garanayo waxa ku kalifay inay walaalohoodii dacwada ay isla wadi jireen barnaamijyo adadagna ay soo wada galeen iyo wiilashii ay kutubta u akhriyi jireen ay kala saftaan dawlad ilaa hadda axdigesdu yahay kii itoobiya ay u diyaarisay 2004, oo aan ilaa hadda wax laga badalin, Baddii soomaaliya xoogaa shilimaad ah loo malaynayo inay siisatay gaaladii wadanka ha laga saaro la yiri ayadu leh kama maarano, shacabkii MADFAC ku garaacaysa si mid ah sidii itoobiya ,ANIGU ILAA HADDA MA GARAN CULUMADAASI MEESHA AY KA FIIRIYEEN TOLOW ARRINTA QABIILKA MIYAA KA XOOG BADATAY WAXYAALIHII KALE EE WALAALAHA ISU HAYAY.
AKHYAARTA WAAN DHEEREEYEY EE RAALLI IGA AHAADA.
arintaasi wax la qaadan karo ma ahan

ascww
ma intaas keliyabaa bayaanka Culimadu??????????

W bilaahi towfiiq
culimo!? culimada somaliyed waxaan leeyahay culimooy warkaagu ha cadaado.culimooy cadaalad u hadal.culimooy ciddii qaldan sheeg.calina gar leh caydiidna gar lehna naga daa.kuwa culimada aflagaadada u dirayana waxaan leeyahay: dad noqda oo dantiina garta.dagaal aan dhamaanayn doqoniimo weeyaa. dadka oo la dabar jaro diin laguma sheegee.dawladnimo la diidana darajo laguma gaadhee.dib isugu noqdoo xisaabtama. dunidii idin maqashoo dadkii idinla yaabyaye.
Culumada khayr allaah ha siiyo wajibkodi way guteen xaqiina way cadeeyeen.
waxan leeyahay dadka caadaystay culumada in ay afkooda ku taagaan oo aysan wax qadarin iyo 0miisaan aysan agtooda ku lahayn ayagaa shegaya cidda ay dintoda uga dambaynayaan ogadana hilibka culumadu waa sun (xisbul islam iyo shabaab waa xertii culumadan oo u muuqda in ay tamarud ku samaynayaan fatwada culumada) ayagaana adun iyo aakhiro ka jawaabaya dhiga dadanaya cidda u banaysa.
wana u ducaynayaa ano leh alaah ha soo hanuniyo . wasalama caleykum
to: miskiin alla u maqan
waa sax inaysan banaanayn xanta culumadu sidaysan u banaanayn xanta afraada shacabka ah ooay xaaraan tahay,cidna taas ma inkiri karto.
waxaanse kuu sheegayaa in culumadA qaarkeed fiidkiina VILLA SOMALIA lagu casuumo subaxdiina ay shirka qayb ka yihiin in la sheego ma xun tahay.
culumada meesha isugu timid waxay ka kala yimaadeen gobollo badan oo gudaha iyo dibada ah.
laakiin meesha sarta ka qurun tahay waa culumadii u dhashay muqdisho oo had iyo goor la safan dhinaca dawlada culumadaasi waa xarakooyin kala duwan waxyaalaha ku xambaaraya inay si toos ah oo aan kala har lahayn ay u taageeraan dawladana waxaa kamid ah;
1. dhinaca xarakada, madaxweynuhu waa aala sheekh oo ku abtirsada madarasada ikhwaanka sidaa darteed bay xarakooyinka aala sheekh iyo al islaax si indho la’aan ah u taageereen oo waxay kaga dhagan tahay MARBA HADDUU ANNAGA YAHAY YAYNAAN U KALA HARIN !!!!!!!!!!.
2. SALAFIYA JADIIDA waxaan aad u rajaynayaa inay reer muqdisho ka dharagsan yihiin dhibaatadii ay dacwada salafiga ah u gaysteen, ayaga manhajkoodaba kuma jiro wax jihaad la yiraahdo xataa c/laahi yuusuf wuxuu u ahaa madaxweyne !!!!!!!!.
3. qolada salafiyada ah oo u dhashay muqdisho ma garanayo waxa ku kalifay inay walaalohoodii dacwada ay isla wadi jireen barnaamijyo adadagna ay soo wada galeen iyo wiilashii ay kutubta u akhriyi jireen ay kala saftaan dawlad ilaa hadda axdigesdu yahay kii itoobiya ay u diyaarisay 2004, oo aan ilaa hadda wax laga badalin, Baddii soomaaliya xoogaa shilimaad ah loo malaynayo inay siisatay gaaladii wadanka ha laga saaro la yiri ayadu leh kama maarano, shacabkii MADFAC ku garaacaysa si mid ah sidii itoobiya ,ANIGU ILAA HADDA MA GARAN CULUMADAASI MEESHA AY KA FIIRIYEEN TOLOW ARRINTA QABIILKA MIYAA KA XOOG BADATAY WAXYAALIHII KALE EE WALAALAHA ISU HAYAY.
AKHYAARTA WAAN DHEEREEYEY EE RAALLI IGA AHAADA.
arintaasi wax la qaadan karo ma ahan
WAXAAN LEEYAHAY WALAALAHA MUJAAHIDIINTA GAAR AHAAN XIZBUL ISLAAM IYO ALSHABAAB ILAAHEEY HA.IDALA GARAB GALO DAGAALKA AAD KULAJIRTAAN GAALADA CAGOWGA AH EE KUSOO DUUSHAY DALKA IYO DIINTA IYO DABA DHILIFKOODA AAMIIN ANAKANE WAAN IDIINSOO DUCEEYNEEYNAA WAKHTIKASTA INSHAA ALLAAH HADHAGEYSANAHA CULIMADA DIINTOODA KU IIBSADAY XOOGAA DHAQAALA AH UU KOOW KAYAHAY FAARUUQ