Comments on: Shabakada Somalimirror oo la soo tusay Gawaari Tigniko ah & Ciidamo is Dhiibay.

By: cabdi yare
asc walalayaal aniga aad iyo aad ayaan ugu farxaa marka la yiraahmujaa hidiinta ayaa meel qab satay ama wax weerartay hada ka sii daran marka aan maqlo waxa gacantooda soo galay hubka cadawga kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ilaah ha baarakeeyo dabadhilifna cagta hoose

By: Abu abdala
Waa arin cajiib ah shacabka dhiigisu 20 sano ayuu u daadanayey qabiil iyo suntii mareykanka iyo yahuuda ku aasen dalkena marka maanta ma qariiba inuu u daado dhiigena ku dhaqanka kitaabka quraanka kariimka ah cidey doonan ha noqdaan  waana nasri rabi xagi inoog yimid nalogana baahan yahay inan ku shukrino

By: dhagatare abaa yusuf al qadi
duli ka carar duli u carar waaye raga is dhiibay waayo waxaan aragnaa in ay ku biiren raga baneestay dhiiga ruuxa islaamkaa waayo maba jirto nin qori wato in la taageero ruuxa u daneenaayo ruuxa islaamka waxaan se waydiinaa war diinta wareer yaan la gilin ruuxa islaamkaayow nin qori wata diinta waa ka fogyahay waxaan naqaanay wadaad wacdiye ee wadaad isku sheeg qori wata waaye  kan dadkii qaribay hala taageeto islaamka dhabtaa ee ka aqrinaayo kuubta masjid yada allaha naga dhigo kuwii alle ku kulan siiyo waadiga raxmada rabi waa janadee

By: c/samed maxamud maxamed
waa ku raacsanahay waayo dadkani waxa ay samaynayaan waa wax sax ah .waxay yaqaaniin sharciga soomaaliya u yaala byyyyyyyyyy

By: seytuun
allaha naga qabto wixii dhib ku haayo soomaliya anaga doonimeeno in aan dagaallamno oo aan diin ku dagaallamno diin deeno waa mid waana ismaal waana wada ash haadanaa illaah halaga cab soodo

By: mujahid muhamed furqaan
masha alaha waa wax lagu farxo waana soo dhweyneenaa walaaha hada fahmay xaqa waxaana usheegaa in eey galaan jihaadka insha alah kuwa vkaloo la qaldayna ayaga ayaa isi soo dhiibi doona sida waalaheena hada ka soo tagay hada insha alaha wellcome,..

By: Cadnan
Horta somalimirror waxey shegeyso mawax xayeysin ahpaa mise waa wax runta kahadlaya runahanti marka hadalka ay shegeyso lo ego waxa la orankara in somalimirror ay leedahay xizbulislam marka waxan oranlaha wararka xaqiqda upadiya idinkan xayeysiskin kuyareysta si shacapku aanu udaremin inad tihin halgarap oqura thanks waad mahadsantihin

By: Yamayska
Asc walalayaal waxaan inii leeyahay ramadan kariim intaas hadaan salan uga gudbo waxaan baaq u dirayaa alshabab&xisbul islam iyo dhinacyada kale  ay dagaaladu ka dhaxeeyaan in joojiyaan dagaalka bisha ramadan fatligeeda ayna ka waantoobaan dhiiga muslimka daadanaya  wax kastana wada hadal u badalaan

By: cishakuur c/llahi maxa,ed{xamdaan}
waa shaqa wanaagsan oo ay qabteenn walaalaha mujahahidiinta waana soo dhaweynaa

By: abu khalid
ALLAAHU AKBAR AAD AYAAN AYAAN UGU DIIRSANAY WARKIINA WAXAAN LEEYAHAY KA NAXAW NAFTA WAA WAXAAN LEEYAHAY KUWA KALA GARANLA XAQA IYO BAADILKA ALLAAH INDHAHA HAYDIIN FURO OO XAQA HAYDIN TUSO WAXAAN LEEYAHAY KUWA MURTAD SHARIIF AFCADEEYE WAXMOODAAYA WALAALAYAAL NINKAASI GAALADUU  U ADEEGAA WAA GAALA RAAC WEYN ILLAAHAY SHARKIISA HAYNAGA QABTO