Shabakada Somalimirror oo la soo tusay Gawaari Tigniko ah & Ciidamo is Dhiibay.

Published on May 10, 2009 by   ·   53 Comments   ·   print

Gaari TiknikoQadar Daqiiqado kahor ah ayaa wariye ka Socda Shabakada Warbaahinta Somalimirror waxa la soo tusiyey Dhowr Gawaarida Tignikada loo yaqaano oo ay ku Rakiban yihiin Qoryo Cul Culus isla markaana ay la socdaan Ciidan ka badan 50 Askari oo Hubkooda wata iskuna soo Dhiibay Xoogaga Xisbul Islaam(Daawo Sawirrada ).

Ciidamadan iyo Gawaaridan Tignikada ah ee isku soo Dhiibay Xisbul Islaam ayaa ka tirsanaa Ciidamadii MMI Garabka DKMG ah ku biiray sida Shabakada Warbaahinta Somalimirror ka war heshayna waxa ay ku Go,doon sanaayeen Xarunta Xisbiga iyo Isbartiibada.

Garaarida loo soo bandhigay Shabkada Warbaahinta Somalimirror.com ayaa kala ah sida tan.
1. Gaari Mati Biish ah oo uu ku rakiban yahay Qoriga Shilkaha.
2. Gaari abu Ukun ah oo uu ku Rakiban yahay Qoriga BTM-ka.
3. Gaari Abu Ukun ah oo uu ku rakiban Yahaya Qoriga Seekaa uuga.
4. iyo 2 Cabdi Bille oo ay ku Rakiban yihiin 2 Qoray oo Dhashiika yaal ah.

Wariyaha ka tirsan Shabakada Warbaahinta Somalimirror ee la soo Tusiyey Gaadiidka iyo Ciidanka isku Soo dhiibay Xisbul Islaam ayaa Sheegaya in ay Ciidamadan Hubkooda heysataan oo aan hubkadhigis lagu sameyn.

Sidoo kale wariyaha Shabkada Warbaahinta Somalimirror ayaa Sheegay in Xisbul Islaam uu Gudi u sooray Ciidankan iyo Tignikadan isku soo Dhiibta.

Gaari Shilke Saaran yahay

Gaari Shilke Saaran yahay

Gaari C/bille ah oo uu saaran yahey Qori Dhashiike ah

Gaari C/bille ah oo uu saaran yahey Qori Dhashiike ah

Gari uu Saaran yahey Qoriga B10

Gari uu Saaran yahey Qoriga B10

C/bille uu saaran yahey Dhashiike

C/Bille oo Qori Dhashiike ah Saaran yahey

Gaari uu saaran Qoriga Seka-uu

Gaari uu saaran Qoriga Seka-uu

C/Bille kale oo saaran yahey Dhashiike

C/Bille kale oo saaran yahey Dhashiike

C/bille & Dhashiike

C/bille & Dhashiike



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Gaari Cabdi Bille ah oo goordhaw isu soo dhiibay Xoogaga Mujaahidiinta Soomaaliyeed
  2. Ciidamo ka soo goostay Doolow oo isu dhiibay Xisbul Islaam
  3. GMIS garabka Asmara, oo ciidamo ku soo biireen.
  4. Gaari Tiknika ah oo isu soo dhiibay caawa Mujaahidiinta
  5. War Deg Deg ah

Readers Comments (53)

  1. dhagatare abaa yusuf al qadi says:

    duli ka carar duli u carar waaye raga is dhiibay waayo waxaan aragnaa in ay ku biiren raga baneestay dhiiga ruuxa islaamkaa waayo maba jirto nin qori wato in la taageero ruuxa u daneenaayo ruuxa islaamka waxaan se waydiinaa war diinta wareer yaan la gilin ruuxa islaamkaayow nin qori wata diinta waa ka fogyahay waxaan naqaanay wadaad wacdiye ee wadaad isku sheeg qori wata waaye kan dadkii qaribay hala taageeto islaamka dhabtaa ee ka aqrinaayo kuubta masjid yada allaha naga dhigo kuwii alle ku kulan siiyo waadiga raxmada rabi waa janadee

  2. Abu abdala says:

    Waa arin cajiib ah shacabka dhiigisu 20 sano ayuu u daadanayey qabiil iyo suntii mareykanka iyo yahuuda ku aasen dalkena marka maanta ma qariiba inuu u daado dhiigena ku dhaqanka kitaabka quraanka kariimka ah cidey doonan ha noqdaan waana nasri rabi xagi inoog yimid nalogana baahan yahay inan ku shukrino

  3. cabdi yare says:

    asc walalayaal aniga aad iyo aad ayaan ugu farxaa marka la yiraahmujaa hidiinta ayaa meel qab satay ama wax weerartay hada ka sii daran marka aan maqlo waxa gacantooda soo galay hubka cadawga kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ilaah ha baarakeeyo dabadhilifna cagta hoose




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Gaari Cabdi Bille ah oo goordhaw isu soo dhiibay Xoogaga Mujaahidiinta Soomaaliyeed
  2. Ciidamo ka soo goostay Doolow oo isu dhiibay Xisbul Islaam
  3. GMIS garabka Asmara, oo ciidamo ku soo biireen.
  4. Gaari Tiknika ah oo isu soo dhiibay caawa Mujaahidiinta
  5. War Deg Deg ah

Latest Headlines