Daryanka Madaafiic aad u Xoogan oo ka dhaceysa Qoryaha loo yaqaano BM-ka & Taangiga oo ay Ridayaan Ciidamada Uganda ee ku sugan Xarunta Villa Somalia ayaa haatan si weyn looga Maqlayaa Guud ahaan Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Xaafadaha ku dhaw dhow Halka laga Ridayo.
Madaafiicadn oo ay Ridayaan Ciidamada AMISOM ayaa haatan si weyn ugu Hoobaneyso Qeybo badan oo kamid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir Gaar ahaan Goobihii lagu Dagaalamayey Shalay ilaa Maanta ee Degmooyinka Yaaqshiid iyo Wardhiigley.
Ilaa iyo hada si Dhab ah looma oga Qasaraha Rasmiga ah ee ay Geysatay Madaafiicda ay Ciidamada AMISOM ku Garaqacayaan Xafadaha Dadka Rayidka ah ay ku dhaqanyihiin ee Wardhiigley iyo Yaaqshiid.
Waxii war ah eek u soo kordh Duqeyntan Dib ayey Shabakada Warbaahinta Somalimiror idin kaga Soogudbin doontaa in Sha,Allah.

Related posts:
war gaaladaan yaa naga wado oo noooga bixiyo wadankeena shacabkeena way dhameeneeyeen
ilaahoow musiibo ku rid gaalada madaw iyo wixii difaaca oo dhan !
Dad rayid ah kuma dhaqme ee Shayaadiin Alshaab isku sheegay ku dhaqan, waa in la iska qabtaa, somalimirror.com ilaahay ka baqa dagaal cid uu dan u yahay ma jirto, waxaan ka mid ahaa dadkii waagii toobiyaanka dagaal jeclaa lakiin maantay maya.. ilaahay ayaa igu og dagaal ma rabi, ee dadka balaayda u soo tabineysaa ka dhaafa…
Asalamu aleikum
salaan kadib dhamaan asxaabta, waxaan talo ahaan idin siinayaaa in somali mirror dacaayadaha iyo dhagaalka sii hurin aadna dad kheyrka ka shaqeysaan, aniga saan aaminsanahey dhan ayaad la jirtaan laakin waqtigaan oo kale waxaa fiican in aad soo baahisaan dhibka dadka heysto oo bulashada iyo dhibka eey kala kulmeen aad kasoo warantaa si dadka iyo dhibka jiro luula calool jileeco . laakin tikno iyo dagaal iyo sawir waxaas oo dhan waa dacaayada idinka qeyb ayaad ka tihiin oo wax la qabsadey iyo kan qabsadey waa muslim waa somali marka alle kheyrk allaha nagu hanuuniyo
salaam
” Haddii aad wax isku qabataan u celiya Alle iyo Rasuulka (yacni u bandhiga Qur’aanka iyo sunnada)”. Suuradda. An-Nisaa: Aayadda 59.
CAJIIB KUWA QORA WEBKAN WAA AYAANLE CEYR KKKKKKK. ADEER ANAGU HADANAHAY CABSIIYE WAXAAN RAACNAY DOWLADA SHIIQ SHARIIF. WAA BALAN IN LA QAB QABTAA AYAANLAHAN DHIBKA WADA. H/GEDIR 100%90 WAXEY RAACDAY DOWLADA SHIIQA. DUDUBLE WAALAN IYO MURURSADE BEEN LOOSHEGEY BAA DAGALKAWADO WAA BALAN IN AAN GARBASHAA KUWAAS. KKKKKKKKKKKKKKKKK
ASCWW WALALAYAAL WAALA DOOGI EE YAAN LA DACROON INSHA ALLAHUNA NASRIGA WAXUU AHAADAY KUWA ALLE U GAR GAARA MAR WALBA KUWA ALLE KAGA BEEN ABUURTAY MAGACA AY HUWAN YAHIINA WAY JEBI DOONAN SIDII AY U JABEEN KUWO BADAN OO AYAGA LA MID AH
WALKEEN INA ADEERNA ALLE XAQA HA TUSO AYAAN LEENAHY
BY AHMED HAGI
MOZAMBIQUE
Somali Mirror Illah ka baqa oio dacaayada joojiya dagaal cidna dan uguma jirto.
Tageeridiina koox waa ok lakiin beenta dhaafa. hasan turki iyo hasan dahirna iyagaa u baahan in la waa niyo shariifka iyo kooxdiisan ilaah ha naga qabto hadii ay dagaal wadaan
al shabaabna ilaah mareykan ha ku salido oo jeel ha laga buuxiyo masaa ibtan bye
Beerdhiga.com…Somalimirror.com waa la idin yaqaan ogaada waana la idinku maqan yahay.
allaahu akbar allahu akbar ilaahayow xaqa guulee gaala raacyadana jabi ilaahayow u gargaar dadka ilaahay dartii u dagaalamaya alshabaab xizbul islaam waa niman mujaahidiiin ah taasna waxaa daliil u ah garabkooda kama dagaalamayaan cabdi kheeyr diid,cumar xaashi iyo yugaandhis iyo burindi meesha kuwa kale eey isku dhaxjiraan gaalo iyo gaalo raacyo qof walboo caqli leh waa uu fahmi karaa dagaalka cida uu u dhaxeeyo hadaan la is indha tireeyn dagaalku waxaa uu u dhaxeeyaa mujaahidiin iyo gaalo raacyo ilaahay ka furtay hadeeyna gaalo raacyo aheeyn maxaa gaalada la soo safay macquul ma tahay ugaandha iyo iyo cabdi qaadir cali cuamr ineey diin u adeegayaan kalaa wa alfu kalaa ayaanu leenahay wax ka jirana malahan ilaahay mu,mininta mujaahiidinta ah ha u gargaaro aamiiin amiin aamiiin amiin aamiin amiin aaamiin aamiin aamiin aamiiin aamiin amiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiina amiin
asalaamu calaykum waraxmatulahi wabarakaatuh
soomaali waxaan u sheegayaa walaalayaal hadii aad idacadaha dhagaysataan aduunka oo dhan waxay sheegayaa soomali badan oo bada ku qariqmay qoys madfac kuhabsaday kuwo saxaraha ku dhintay waxaasi oo dhan waxaa ka danbeeyo shayaadiinta shabaab iyo daalimka xasan daahir walee soomaali way idin garatay waxaa kaloo cadowga soomaali ka mid ah somalimirror soomaali maahane waa tikree yuusan magaca idin sirin meeshaad ku aragtaan dila.dowlada islaamaka ha guuleeysato cadawgeedana ha jabo diin marabaan culimana marabaan diintay badalayaane dila
Sadex koox ayaa kaso horjeeda jihaadka lugula jiro gaalada iyo gaalo raacda 1.koox qabiil lafta ka gashey oo munafiqin ah wadado isku sheegna wey leeyihiin 2.diin laawayaal u bartey dhaca dadka isbaaroley 3 food dheerayal qaad cunayal shaneemo ley! Marka mujahidintu waa nasri rabi uso direy
Shabaab waa qorax soo baxdey gaal iyo gaalo raac iyo murdadiina gacmahoda kuma qarin karaan ninki ka xun ku dhaqanka kitaabka quranka isakey dhibiysa guul mujahidinta allaha duleyo gaalo iyo gaalo raac