May 2009 Archive
Iska horimaad kooban ayaa waxaa uu maqribnimadii caawa ka dhacay Agagaarka Sadhigga Yaaqshiid kadib markii Xoogagga Al-Xisbul-Islaami ay Baaritaano ka sameeyeen nawaaxiga Saldhigga isla markaana ay ...
More From May 2009
Deegaanka Curiceel ee Gobolka Galguduud ayaa maleeshiyooyinka gacanta ku haya ee Iskumagacaabay Ahlu-Sunna Waljamaca waxay caawa ku soo rogeen Bandow habeenkii ...
Dagaal Xoogan iyo madaafiic ayaa maanta gelinkii danbe ka dhacday aagagga ay isku horfadhiyaan Dhinacyada DKMG ah iyo Xoogagga ka soo ...
Dalka China oo horumar laxaad leh oo dhan kastaba ah ku talaabsaday 20-kii Sano ee u dambeeyay ayaa laga dareemayay Sanadadii ...
Wasiirada Arimaha Gudaha & Cadaalada ee Kooxda G.8-ka ayaa isku waafaqay Shalay oo Sabti aheyd in loo howlgalo sidii loo heli ...
Maamulka Islaamiga ah ee Degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa Sheegay in aysan haba yaraatee Wax saameyn ah Garoomadooda ku yeelan ...
Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed) oo horey DKMG ah ugu qaabilsanaa jiray Gobolka Hiiraan ayaa Sheegay in ay Maalmaha soo socda ...
Dagaal Muddo kooban socdey ayaa Saaka ka dhacey Meel dhanka Bari 5km ka xigta Degmada Mahaadey ee Gobolka Shabeelada Dhexe, waxa ...
Mas’uulka Maamulka Gobolka Banaadir ugu qaabilsan Dhaq-dhaqaaqa Mujaahidiinta Al-shabaab, Sh Cali Maxamed Xuseen, ayaa DKMG ahi ku eedeeyay inay abaabul dagaal ...
Wakiilka gaarka ah ee Q.M ugu qaabilsan Arimaha Soomaaliya, Axmedu Walda C/lle oo hadley ka dib Socdaalkii gaabnaa ee uu ku ...
Maamulka Islaamiga ah ee Magaalada Kismaayo ayaa waxba kama jiraan ka soo qaadey hadal DKMG ah Saxaafada ka sii deysay oo ...
Cumar Xaashi Aadan iyo xubno uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin, Aadan Garaase, Yuusuf Daba-geed, C/kariim Faarax Laqanyo iyo Saraakiil ...
Mas’uul ka tirsan Q.M ayaa Shaaca ka Qaaday Shalay oo Jimco aheyd in ololaha Caalamiga ah ee ladagaalanka Burcad Badeeda Xeebaha ...
Dowlada Australia ayaa shaacisay inay Maraakiin iyo Diyaarado Dagaal u soo direyso Xeebaha Soomaaliya si qeyb uga noqoto howl galka ka ...
Kooxo hubeysan ayaa Xaley u dhacey Guri ku yaala Xaafada Suuq Bacaad ee Degmada Yaaqshiid, gaar ahaan agagaarka Masjidka Macalin Dhiblaawe, ...
Ciidamada DKMG ah ee Dhawaan Fariisinka ka sameystay Isgoyska Ex-control Afgooye ayaa laga soo Sheegayaa Dhibaatooyin kala duduwan oo ay kula ...
Sarkaalka Dhanka Amaanka ugu qaabilsan Maamulka MMIS ee Gobolka Hiiraan, Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka ayaa sheegay inaaney jirin wax wada ...
Sarkaal u Hadley MMIS Garabkii DKMG ahi la midoobay oo lagu Magacaabo C/risaaq Qaylow ayaa sheegay dhankooda inay aad uga xunyihiin ...
Cumar Xaashi Aadan oo waraysi siiyay Idaacadda BBC-da lanteeda afka Soomaaliga caawa ayaa ka warbixiyay Safarkiisii Itoobiya ee uu dhulka uga ...
Rag bastoolado ku hubaysan ayaa la sheegay in ay dil toogasho ah u gaysteen Sarkaal lagu magacaabi jiray C/qaadir Xamsa oo ...
More »
waxa u bahantahe flashplayer
Bogagga Islaamiga
Bogagga Somaaliga