Ku dhawaadkii 11:30 Barqanimo ee maanta ayaa qarax Bam waxa uu ka dhacay Afaafka hore ee Hotelka Magan oo ku yaalada Badhtamaha Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.
Qaraxaas ayaa lala beegsaday Yaasiin Tol waaye oo ahaa Madax Kooxda P.I.S-ta ee loo yaqaano “Ashahaado la dirrika” wuxuuna qaraxaasi keenay dhimashada 3 qof oo kala ah Yaasiin Tol waaye ,Darawalkiisii iyo Gabadh meesha ka ag dhaweyd.
Yaasiin Tol weeye ayaa sida la xaqiijiyay u dhintay Dhiig bax kadib dhaawac culus oo u geytay Qaraxii lala beegsaday wuxuuna qaraxaasi keenay in ay go’do mid ka mid ah labada Lugood ee Yaasiin Tol waaye.
Dhaawa qaraxaas ka dhacay ayaa ah 3 nin oo ka mid ahaa ilaalada Yaasiin Tol waaye waxaana la sheegay in 3-daa nin labo ka mid ah ay ku jiraan Komo kuna sugan yihin Isbitaalka Dhaga Cadde.
Gaariga uu saaraa Yaasiin Tol waaye oo uu bur bur xoog leh ka muuqdo ayay wararku sheegayaan in uu wali hor yaalo halkii qaraxa lagula beegsaday oo ahayd Afaafka Hotel Magan.
Yaasiin Tol waaye ayaa ahaa u qeybsahaha Kooxda P.I.S-ta ee Gobolka Mudug wuxuuna inta badan ku sugnaa Magaalada Gaalkacyo oo ah Xuruntooda Gobolka.
Warar hordhac ah ayaa sheegaya in la qabtay nin loo maleynayo in uu ahaa kii Bamka ku tuuray Gaariga uu saaraa Yaasiin Tol waaye iyo Ilaaladiisa hadana uu ku xidhan yahay Xabsiga dhexe ee Gaalkacyo, mana jiraan wax war ah oo arintaas xaqiijiyana ilaa iyo hadda.
Goobta qarax uu ka dhacay iyo meelaha ka ag dhow dhow ayaa la sheegayaa in ay ku sugan yihiin Ciidamo ka tirsan Kooxda P.I.S-ta oo ilaalo ka haya.
Qaraxan ayaa noqoneysa kii ugu horeeyay ee noociisa ee lagu bartilmaameedso xubhaha Sar Sare ee Kooxda P.I.S-ta ee loo yaqaano Ashahaado la dirirka.

Related posts:
ACWW Hadda ayuu si fiican u tolwaayay
Alaahu akbar dhamaan hala laayo nimanka gaalada uadeego
mashaalaah alaylehe waa loo baahnaa in fariin loo diro ashahaada la dirirka laakiin dadka waxba aan gakabsan ayaa ku nafwaayay taasaan ka xunahay tani waa farin qaali ah oo ku socota ashahada la dirirka
A/C WALAALYAAL, ALLAHU AKBAR, WAA IN KUWA BOOSO JOOGA EE WADAADADA DHIBAYNA DARIIQAAS LAMARIYO.
Allaahu akbar Illaahoow saa kan u asiibtay ku asiib kuwa kale ee ashahaada la dirika ah ee ku sugan Putland illaahoow inoo xureey sida ad ugu xuraysay gaalo iyo waxii la socday walaalaheena gobalada koonfureed daga Allaahu Akbar
masha allah alaahu akbar alaahu akabar
maashaalah markaad leeyneyseen dadkii islaamka u soo halgamay maad saan ugaarsataan sheydaankaanoo kale waad ku mahasanthiin
Soo joog ninkii laga waayo joo jeefsaa laga helaa aqoon uma aanan lahayn ninkaan dhintay laakiin shaqada uu Masaxa u ahaa waa la dagaalanka Islaamka markay saa camal dhacdo waxaa iska caadaa ah in loo xirxiro lagu qamaamo dad aan walba galabsan marka nin walbow aad u taxadar wixii difaacana qaata si aysan cidla iddiinka qabqaban ragaan Diinta & ahalkeeda ka beec mushtara.
wcs
war yaa dhaheen ma waxaad ku wada faraxdeen ninka la dilay yaabn
dhiigu hawul yaraa
asalaamu caleykum waraxamtulaah
qofkii laga harsan waayo oo ay xaqiiq noqoto in uu dadka ka ganacsado dhiigooda iyo diintoota in la is qabto diinta ayaa qabta dhibkana isaga lagu ekeeyo laakiin yaanan lagu darin dad wanaaga ka soo shaqeeyey ee usoo dagaalamey wadanka in ay xoreeyaan aragti lagu kala duwanyahey awgeed waana aaminsanahay wixii wanaaga ah la taageero laakiin waa iga aragti duwanyahey camalna kuma kala duwanin wax dhiig muslim loo daadsho maahan mana banaano marka tan oo kale maanta amaan ayey leedahay ee wixii la sameynayano halaga taxadaro oo hala waa fajiyo islaanimada waana mahadsantihiin salaamulhaah caleykum
Alaahu akbar lugta ayaa ka go,day ayaa la yiri kadibna dhiig bax ayuu u dhintay muxuu muslim gatay!!!kuwa la midka ahna sidaas ayaa sugeyso hadii aysan towbad keynin.
ASC
ilaah ha ka abaal mariyo wuxuu ifka ku geystay wixii shar ah iyo wixii qeyr ah isaga iyo inta lamid ah ba oo dadka dhibaya.
amin
ASC WW
allahu Akbar
Allow Gacanta Ha kaa goyn ninkaas geesiga ah ee muslimiinta uga raaxeyey sharkaas
Ashahaadu ninka la dirira ha ogaado sidaas ayy u dambayn…qofkasta oo muslim ah wuu ku farxi…arintaas..allahu akbar wal yakhsail khaasiruun..
Ilaahay janadisa haka warabiyo cidi ninkaa ku qadaysay waxaana leeyahay ninka la yirahdo .!duca ma qabe ‘ horta magaca iska badal sb dhiiguna kaad moday maha ee iska hubi
waxaan ka xumahay in saxaafad lagu tuhmayay dhexdhexaadnimo sida somalimirror lagu baahiyo waxaan oo kale erayga shahaado ladirir waa eray loo bixiyay ciidanka sirdoonka puntland si marmarsiyo loogu helo fal dambiyeedka ay geysanayaan dadka dhiiga xalaashaday ee laga soo abaabulo xamar iyo meelaha kale ee ay mujrimiintu joogaan tan ma niyad jabin doonto mujaahidiinta dadlkooda difaacanaya inaaalilaahi wainaailayhi raajicuun al shahiid yaasin tolmawaaye allow u naxariiso mujrimkii falkaan gaysatayna waa la hayaa isaga oo dulaysan ayuu gacanta ugu jiraa mujaahidiin nabad sygayaasha puntland ee pis waxana la marsiin doona wadadii abuujahal
aad bad ukala duwantihiin qolyihiina halkan wax ku tacliiqiya iyo webabka puntland laga leeyahay qolyaha ku tacliqiya marka soomali aad ayeey ukala fogyihiin halkaana waalaga habarayaa ninki la dilay waana lagu faraxsan yahay halkaasna tacsi ayaa taal oo loo tacsiyenayaa oo waliba la leyahay hala soo qabto nimanki dilay marka soomali saas ayeey ukala argti duwanyihiin .
waa sax in lalaayo nimanka ashahaado ladirirka ah waxaana udanbayn sidaan oo kale