Comments on: War Deg Deg ah.

By: Beynax yare
ASC

xog_ogaal nin yahow nasiib badnidaa in cantara baqashkaada ey Somalimirror u oglaato in aad meeshan ku qortid maadaama ey Somalimirror inbadan oo dowladkusheega ka soo horjeedo eyna u ogolaan in ey wax ka qoraan  halkan marar badan tan kale waxaan dhihi lahaa ma ninkii wadanka gatay baad tahay maadaama sidaa wax u qoreysid ey ka muuqato awood isbadit?oo wasiirkusheegii baad tahay?

ASC WW

By: Xog_Ogaal
Ku : NASIIB

waxaa la yiri xaajo nin aan ogayn indhaha ayuu ka ridaa !! ,,,

NIMANKU WAXAY SAXIIXEEN ,, WAAN ARAGNEE ,, WAX KALE HADAAD  HESO FADLAN  NAGU CAAWI.

SOMALIMIROR IYAGUNA WAA IS OG YIHIN ALLENA WAA OG YAHEY CIDDA AY LA HAYAAAAAAAAAN.

MAHADSANID

By: bashiir cabdi xasan
waxaan aniga kula talin lahaa umada somaaliyeed iney ilaahey kacabsadaan una noqdaan kitaabka ale iyo sunaha nageena nnkh taa ayaan kugaari karnaa wanaag aduun iyo mid aaqiraba waxaan kaloon aad uga digayaa in aan marna qeyr laga rajeyn gaalada iyo inta wanaaga mooday rabitaanka gaalada kaasoo lagu qasaari dooro labada daaroodba waxaan kula talinayaa umada somaaliyeed gaarahaan daka reer muqdisho iney xaga taageeraan balse aysan taageerin qabyaalad una kaalmeeyaan mujaahidiinta ilaahey dartiis hubka uqaaday  by bashir cabdi bashiir yare

By: Lamadage
dadka weerarka ku qabsadey suuqa bakaraaha ayaan ka mid ahaa….Allahuma mustacaan

Waxaan shaki iiga jirin in weerarka hadafkiisu uu ahaa cover up loo sameeyey Senatorka Mareykanka ee yimid Soomaaliya ama cadowtooya dhab ah. Dadkii lahaa yaan  gaalada la weerarin AMISON ciidankeeda maanta fatwa sabra ha soo sareen.

Mujaahidiinta ha midoobeen hana iska dhiciyeen gaalada ilaa laga xoreeyo dalka Somaalia

Allahu akbar fulay hurdada ma lado

By: nasiib
Ku: Xog-ogaal

asc wrtwb! Aad ayaan ula yaabay qoraalkaaga, adoo ku eedeynaaya shabakadan somalimirror, oo ah, mid aad uga shaqeysa sidey uga fogaan laheyd fekir ku lifaaq wartebineed! ama jecleysi koox gooni ah.

Haddalkaagana waxa ka muuqda Goodin iyo islaweyni: (WAA IDIN NAQAAN OO KOOX KOONI AH AYAAD JECLAAN LAHEYDEN IN AY MEESHA USOO HARTEE) Xaqiiq jirta waalagu qasban yahay sidey tahay in loo soo tebiyo xanuunba ha lahaato! Arinta Heshiis badeedkana, waxayba ku qaldan tahay dowladan, iyadoo aanan heysan mandate ka baxsan dib u heshiisin. soohdin bedelkiisana shacab iyo parlmanet aya sharciyan la hor geeyaa! marka raali ahoow oo ka fiirso qoraalka, xumaan dhacday dib u celin malahan! wcs wr wb

By: caabi
a/w/w duqeeya cadawga allaah meel walbana kula dirira iyaga iyo kooxda ridada iyo wixii kabaha uqaadaba guushana mujaahidiinta dhabta aha ayaa leeh ee wada ikhwaani w/c/w

By: Xog_Ogaal
Assalama aleykum Wr Wb ,,

Reer Somaali miror ,, walaalayal ,,,  ma ilowdeen ,, CADAALADDII , MASE ILOWDEEN IN GACANTA WAXA LAGU QORO OO ANA LA HUBIN AY DEMBI KAN UGGU WAYN TAHEY.. WAXAAN ALLE DARTII IDINKU NASEEXAYN IN AAD  GEFKIINA QAADATAAN ,, OO AAD UMMADA WAX AADNAN HUBTAAN U SOO QORTAAN :

DHAGAX MEEL DHAW AYUU KU DHACAA DHAWAAQNA MEEL DHEER

SHALAY HADALKII XAAD KA DIB WAXAAD DABBO DHIGTEEN  ( TAAS OO AH WAXAAN LOOGA BARAN …)

HADDA WAXAA IDIIN QORAN ,, (Arintan ayaa ku soo beegmaysa xili Maalmo ka hor ay DKMG ahi u saxiixday Dowlada Kenya Qeyb ka mid ah Badda soomaaliya oo lagu qiyaasay 38, kun oo isku wareeg ah) MAAD AQRISAAN WAXA  AY REER JABUUTI SAXIIXEEN ,,,

HADDA WAXAA IDIN QORON WAFT SI DHUUMASHO AH KU YIMID,, (wafdiga mareykanka ka socdaa waa  hal qof oo uu la socdo w/saiirka arimaha dibada oomaar ,, wax qarsoodi ah na mahaan.) marka ilaaaaaaaaahay ka cabsadda ,, koley WAA IDIN NAQAAN OO KOOX KOONI AH AYAAD JECLAAN LAHEYDEN IN AY MEESHA USOO HARTEE ,, HA ILOOBINA ,, DADKU WAA WADDA MUSLIIM HADANA WAA WADDA SOOMAALI, “qofna ha nicin beri in aad jeclaan doonto lama oga sidaa oo kale midna yuusan jacaylkiisu kugu badan ,, in aadnacdo ayaa DHACDEE ”

WAAD MAHADSAN TIHIIN

By: Abu Hamze,
Allow mujaahidiinta u gargaar oo guuleeeeeeeee, Gaalda iyo gaallo raacyadana Jabi oo baabii, Gacanta Mujaahidiintana ku cadaaaaaaaaab

By: abuqalid
ina yuusuf iyo ina axmed waa iskumid somaliyeey ogaada kanaaba daran

By: Abu-shareem
alahu akabar

mujahidiintu ha midooban inshalah way gulaysanayan  kufartuna wa habaysa