War Deg Deg ah.

Published on April 13, 2009 by   ·   14 Comments   ·   print

War Deg Deg ah.

Duqeyn Xoogan oo aan ilaa iyo hadda la ogeyn khasaaraha ay geysatey ayaa ka bilaabatey Magaalada Muqdisho, waxaana ka mid ah meelaha ugu badan ee ay ku dhaceyso Gudaha iyo Daafaha Suuqa weyn ee Bakaaraha.

 

Duqeyntan ayaa sida wararka lagu helayo waxa ay ka imaaneysa dhanka Xeryaha Ciidamad AMISOM ku leeyihiin Magaalada Muqdisho, waxa ay sidoo kale wararku intaa ku darayaan in sidoo kale duqeyn ku socoto Garoonka Muqdisho.

 

Wax yar ka dib markii duqeyntu bilaabatey ayaa lagu kala cararey Suuqa, waxaana la arkayey dad badan oo Suuqa ka baxaya.

 

Wixii warar ah ee ku soo kordha kala soco wararkeena Xiga Inshaa Allah.



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Khasaare ka Dhashey Duqeyntii Galabta Ciidamada AMISOM ka geysteen M/Muqdisho
  2. Xasuuq Shacab oo ka dhashey Duqeyntii Maanta ee Muqdisho
  3. Xasuuq Shacab oo ka dhacey Maanta Suuqa Xoolaha
  4. Dhaq dhaqaaqii Suuqa Bakaaraha oo caadi ku soo laabtay
  5. Dagaal xoogan oo Saaka ka dhacey Deg. Hodan

Readers Comments (14)

  1. munay says:

    ALOW KUFAARTA JEBI IYO KUWA WALAALAHA KA DHIGATAY KUFAARTA.GUUSH ALOW SII ISLAMKA

  2. dangarad says:

    alaahu Akabar alaahu sadid Ramyal Mujaahidiin

  3. mahad says:

    allahu akbar
    ilaahayoow mujaahidiinta guulee iyo kuwa hada lacagta helay ee dagaalka utafa xeydanayo markey lacagtii badda heleen kadib awal wey shiidsanaayeen

  4. fiyoore says:

    allahu akbar waxaa socda fulinta waajibka ilaahey oo faray muslimiinta dhiga dadanaayo waxaa kadaran fitnada gaalada ay ku wadaan muslimiinta mugadisho.waxaana mujahidiinta ugu baqaa inay sii wadaan waajibkooda.

  5. Abu-shareem says:

    alahu akabar
    mujahidiintu ha midooban inshalah way gulaysanayan kufartuna wa habaysa

  6. abuqalid says:

    ina yuusuf iyo ina axmed waa iskumid somaliyeey ogaada kanaaba daran

  7. Abu Hamze, says:

    Allow mujaahidiinta u gargaar oo guuleeeeeeeee, Gaalda iyo gaallo raacyadana Jabi oo baabii, Gacanta Mujaahidiintana ku cadaaaaaaaaab

  8. Xog_Ogaal says:

    Assalama aleykum Wr Wb ,,

    Reer Somaali miror ,, walaalayal ,,, ma ilowdeen ,, CADAALADDII , MASE ILOWDEEN IN GACANTA WAXA LAGU QORO OO ANA LA HUBIN AY DEMBI KAN UGGU WAYN TAHEY.. WAXAAN ALLE DARTII IDINKU NASEEXAYN IN AAD GEFKIINA QAADATAAN ,, OO AAD UMMADA WAX AADNAN HUBTAAN U SOO QORTAAN :
    DHAGAX MEEL DHAW AYUU KU DHACAA DHAWAAQNA MEEL DHEER

    SHALAY HADALKII XAAD KA DIB WAXAAD DABBO DHIGTEEN ( TAAS OO AH WAXAAN LOOGA BARAN …)
    HADDA WAXAA IDIIN QORAN ,, (Arintan ayaa ku soo beegmaysa xili Maalmo ka hor ay DKMG ahi u saxiixday Dowlada Kenya Qeyb ka mid ah Badda soomaaliya oo lagu qiyaasay 38, kun oo isku wareeg ah) MAAD AQRISAAN WAXA AY REER JABUUTI SAXIIXEEN ,,,
    HADDA WAXAA IDIN QORON WAFT SI DHUUMASHO AH KU YIMID,, (wafdiga mareykanka ka socdaa waa hal qof oo uu la socdo w/saiirka arimaha dibada oomaar ,, wax qarsoodi ah na mahaan.) marka ilaaaaaaaaahay ka cabsadda ,, koley WAA IDIN NAQAAN OO KOOX KOONI AH AYAAD JECLAAN LAHEYDEN IN AY MEESHA USOO HARTEE ,, HA ILOOBINA ,, DADKU WAA WADDA MUSLIIM HADANA WAA WADDA SOOMAALI, “qofna ha nicin beri in aad jeclaan doonto lama oga sidaa oo kale midna yuusan jacaylkiisu kugu badan ,, in aadnacdo ayaa DHACDEE ”
    WAAD MAHADSAN TIHIIN

  9. caabi says:

    a/w/w duqeeya cadawga allaah meel walbana kula dirira iyaga iyo kooxda ridada iyo wixii kabaha uqaadaba guushana mujaahidiinta dhabta aha ayaa leeh ee wada ikhwaani w/c/w

  10. nasiib says:

    Ku: Xog-ogaal

    asc wrtwb! Aad ayaan ula yaabay qoraalkaaga, adoo ku eedeynaaya shabakadan somalimirror, oo ah, mid aad uga shaqeysa sidey uga fogaan laheyd fekir ku lifaaq wartebineed! ama jecleysi koox gooni ah.
    Haddalkaagana waxa ka muuqda Goodin iyo islaweyni: (WAA IDIN NAQAAN OO KOOX KOONI AH AYAAD JECLAAN LAHEYDEN IN AY MEESHA USOO HARTEE) Xaqiiq jirta waalagu qasban yahay sidey tahay in loo soo tebiyo xanuunba ha lahaato! Arinta Heshiis badeedkana, waxayba ku qaldan tahay dowladan, iyadoo aanan heysan mandate ka baxsan dib u heshiisin. soohdin bedelkiisana shacab iyo parlmanet aya sharciyan la hor geeyaa! marka raali ahoow oo ka fiirso qoraalka, xumaan dhacday dib u celin malahan! wcs wr wb

  11. Lamadage says:

    dadka weerarka ku qabsadey suuqa bakaraaha ayaan ka mid ahaa….Allahuma mustacaan

    Waxaan shaki iiga jirin in weerarka hadafkiisu uu ahaa cover up loo sameeyey Senatorka Mareykanka ee yimid Soomaaliya ama cadowtooya dhab ah. Dadkii lahaa yaan gaalada la weerarin AMISON ciidankeeda maanta fatwa sabra ha soo sareen.

    Mujaahidiinta ha midoobeen hana iska dhiciyeen gaalada ilaa laga xoreeyo dalka Somaalia

    Allahu akbar fulay hurdada ma lado

  12. bashiir cabdi xasan says:

    waxaan aniga kula talin lahaa umada somaaliyeed iney ilaahey kacabsadaan una noqdaan kitaabka ale iyo sunaha nageena nnkh taa ayaan kugaari karnaa wanaag aduun iyo mid aaqiraba waxaan kaloon aad uga digayaa in aan marna qeyr laga rajeyn gaalada iyo inta wanaaga mooday rabitaanka gaalada kaasoo lagu qasaari dooro labada daaroodba waxaan kula talinayaa umada somaaliyeed gaarahaan daka reer muqdisho iney xaga taageeraan balse aysan taageerin qabyaalad una kaalmeeyaan mujaahidiinta ilaahey dartiis hubka uqaaday by bashir cabdi bashiir yare

  13. Xog_Ogaal says:

    Ku : NASIIB
    waxaa la yiri xaajo nin aan ogayn indhaha ayuu ka ridaa !! ,,,

    NIMANKU WAXAY SAXIIXEEN ,, WAAN ARAGNEE ,, WAX KALE HADAAD HESO FADLAN NAGU CAAWI.
    SOMALIMIROR IYAGUNA WAA IS OG YIHIN ALLENA WAA OG YAHEY CIDDA AY LA HAYAAAAAAAAAN.
    MAHADSANID

  14. Beynax yare says:

    ASC
    xog_ogaal nin yahow nasiib badnidaa in cantara baqashkaada ey Somalimirror u oglaato in aad meeshan ku qortid maadaama ey Somalimirror inbadan oo dowladkusheega ka soo horjeedo eyna u ogolaan in ey wax ka qoraan halkan marar badan tan kale waxaan dhihi lahaa ma ninkii wadanka gatay baad tahay maadaama sidaa wax u qoreysid ey ka muuqato awood isbadit?oo wasiirkusheegii baad tahay?
    ASC WW




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Khasaare ka Dhashey Duqeyntii Galabta Ciidamada AMISOM ka geysteen M/Muqdisho
  2. Xasuuq Shacab oo ka dhashey Duqeyntii Maanta ee Muqdisho
  3. Xasuuq Shacab oo ka dhacey Maanta Suuqa Xoolaha
  4. Dhaq dhaqaaqii Suuqa Bakaaraha oo caadi ku soo laabtay
  5. Dagaal xoogan oo Saaka ka dhacey Deg. Hodan

Latest Headlines