Comments on: Waar ka baxa!!

By: Abubakar ali
Waad mahadsantihin

jaamacada aan ka helnay magaaladena  hore u wada

By: hanad-cade
war kabaxa aa ka dhacday kkk taasi caadi waayo sxbkeyg ayey ku dhacday taasi mid la mid ah sxbkey ma aqonin sida loo isticmalo internedka waxuu jiray 11 sano jir malin ayuu usoo racay internet walalkiis ka weyn wuxuuna arkay walalkiis oo ku qorayo emailk msn ka magaciisa (cinwankiis) waa u shaqey msn ka wuxuuna bilabay in uu asxaabtiisa msnka kula shegeysto. Bas malin ka dib ayuu sxb key kaligiiis  meshii internet lagu gireynaay yimid ka dibna lacag dhiibay sidii nin yaqaano internet ka maxaa kadbeyo hee cumputer ka ayuu kor fariistay ka dib sidii  MOOSKA melwalba ugu dhufanay ayuu msn ku aaday waxuu ku qoray magaciisa ka dib ne 80  passwerd gali ok ku dhahay msn waa u shaqeynwaay  asgoo xanaqsan ayuu nin kireynaay u wacay kuna yiri kalay ninyahow cumputerka magaceyga waa diidaye kkk kii kireynayne ciyaal suuq luu ahay wuu ugu sii daray waxuu dhahay war magacaga qash waayo ee iska badal ka dib sxbkey  guriga masoo gali karoo asagoo ku haayo hoooya magaceyga maanta haleyga badalo cumputerka waa diiday kkk dadkii guriga jogay wax is fiiriyo  ayaa la waay sidii looqoslaay

By: hanad-cade
waar ka baxa aa ka dhacday kkkkk taasi caadi waayo iskane imaamka kadaba bixin wax waliba marka aan laaqoon waa dhib badanyihiin

By: cabdicasiis
salaan   qiimo badan dhamaan

By: Guriceelboy
Garyaqaqaanoow waa rabi lahyn madadalo mar marka qaar ee soo gudbi marka horana idin waydiiso bahda webka

By: anwar
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa layaa iyoamakaag waa sheeku icajaaib galisay

By: madhamaato-boy
asc. w wb.salaan ka dib waa sheeko maqquula waxaana laga la soo bixikara in shacabka somaliyeed ee marba qofkii ay arkaan ee masuuliyad uusan qaadi karin sheegtaba dutbaan ka utumaaya inay iska hubiyaan horta qofku masuuliyad maqaadi karaa.

marka waxaan dhihi lahaa dadka somaliyeed ilaahayna hatalo saarteen hana iska daayeen tacasubka qabiilka ee aan meel lagu gaarayn.

WABILAAHI TAWFIIQ.

By: mubaarik
wooooooooooooow waa sheeko xiiso baddan waan jeclaytay aaaaad

By: C/rashiid Cali Yusuf Matax
sheekadan waa sheeko aan u bogey

waana icajebisay

By: Mmuse
Macno weyn ayaa ku jiro shekadan, fasiradna uma bahno oo wallaalkenba ino iftimiyay,

Inta Badan Waqtigan tagan Imaamka Kama Baxo salada Haduu Xita So Xasuusto Inusan weyso Qabin!!! lolz