You need flash player
Home
Muxaadaro
Qur’aan
Nala Soo Xiriir
Wararka
Maqaallo
Xadgudubyada
Warbixinnada
Kulanka ducaadda
Wareysiyada
Baaqyada
Suugaan
2
Wariye ka tirsanaa Idaacadda Daljir oo maanta lagu aasay M. Gaalkacyo
Kolonyo ka mid ah Gawaadhida AMISOM oo lagu qarxiyay xaafadda Gupta M.Muqdisho
SiroonkaKenyaoo 2nin oo looga shikisan yahay Al shabaab ku qabtay Magaalada Lammu
Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo wax laga xumaado ku tilmaamay hadalada DKMG ah ee ku aadan Dastuurka Cusub
Sheekh Yusuuf Aadam oo ugu baaqay Shabab in ay mujtamacooda dib ugu soo laabtaan
Mas’uul ka tirsanaa Sharikada Hormuud Telecom oo xalay lagu dilay M. Baydhabo
Al shabaab oo digniin u jeedisay Ciidamada Sera Leone ee lagu wado in ay Soomaaliya ka howl galaan
gaashaanbuurta la dagaalanka Budhcad badeeda oo shegay in ay hoos u dhaceen falalkii budhcad badeeda
Siminaarkii ay Xarunta Beder ee Diraasaadka Musaqabalka & Talo Bixinta ku qabatay Hotelka Jubba ee M. Boosaaso oo maanta la soo gaba gabeeyay
Xarunta Beder ee Diraasaadka Mustaqbalka & tala bixinta oo Siminaar labo maalmood socon doona ku qabtay Hotelka Juba ee M.Boosaaso
March 2009 Archive
Bwakira & Cumar C/rashiid oo si wada ah shir Jaraa’id ugu qabtey M/disho.
Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho waxaa Maanta si wada jir ah Shir Jaraa’id ugu wada qabtey Ergayga M.Afrika u qaaablisan Arrimaha Soomaaliya Nicolas Bwakira iyo Cumar ...
More From March 2009
Human Rights Watch oo ku eedeysay Booliiska Kenya inay Tacadiyo u geysato Qaxootiga Soomaalida
Hay’adda Xuquuqul Insaanka ee Human Rights Watch ayaa ku eedeysay Booliiska Kenya in ay Tarxiilaan Boqolaal ka mid ah Qaxootiga Soomaalida ...
Golaha Shuuradda Yemen oo ka digay Damaca Yuhuud ee Biyaha Badda Cas
Golaha Shuuradda ee Yemen ayaa ka digay Rabitaanka ay Yuhuudu ku doonayso in ay ku Caalamiyayso Biyaha Badda Cas, waxayna Goluhu ...
MMI ee Gobolada Baay & Bakool oo ugu Baaqey Hay’adaha inay isa soo diiwaangaliyaan
War ka soo baxay Saraakiisha Midowga Maxkamadaha Islaamiga ah ee Gobolada Baay iyo Bakool ayaa lagu Amray hay’adaha ka howlgala Goboladaas ...
Shirkada Isgaarsiinta Hormuud oo Biyo dhaamis ka bilowday G/Sh.Hoose.
Shirkada Isgaarsiinta Hormuud Telecom ayaa maanta Bilowday Biyo Dhaamis iyo gar gaar ah oo ay gaarsiinayso Dadka ku dhibaateysan Deegaano ka ...
Xaalada Degmada Kaaraan oo Saaka Dagan.
Degmada kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa Saaka laga Dareemayaa Xaalada Degenaanshiyo, ganacsiga iyo isu socdka Dadka iyo Gaadiidkana Dib ayey uga ...
Kulanka Wadamada Carabta oo lagu wado in uu maanta ka furmo Dalka Qatar
Kulanka 21-aad ee Wadamada Carabta ayaa lagu wadaa in maanta uu si rasmi ah uga furmo Caasimada Dalka Qatar ee Doxa ...
Bwakira “Waxaan si Degdeg ah u soo diri Doonaa Ciidamo Ilaaliya Dawladda Soomaaliya”
Ergayga M.Afrika u qaaablisan Arrimaha Soomaaliya Nicolas Bwakira oo u waramay Wakaaladda wararka AP ayaa sheegay in ay ciidamo dheeraad ah ...
Hey’adda u gar gaarida Magaalada Quds & Masjidka Barakeysan ee Al-aqsaa oo codsatay in laga hortago khataha soo food saaray magaalada & Masjidka
Hey'adda Falastiin ee u gar gaarida Masjidka Barakeysan ee Al-aqsaa iyo Magaalada Quds ayaa maanta ka codsatay Kulanka wadamada Carabta ee ...
Dagaal ka Dhacay Kaaraan
Iska horimaad sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu maanta galinkii danbe ka dhacay degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir.
Dadka ku dhaqan Xaafada Laanta Hawada ee M. Boosaaso Warqad ay ku codsanayaan in laga raro P.I.S-ta u gudbiyay Maamulka Puntland
Dadka ku dhaqan Xaafada Laanta Hawada ee Magaalada Boosaaso ayaa Warqad Cabasho ah u gudbiyay Madaxtooyada Puntland waxayna cabashadaasi ahayd sidii ...
Sh Shariif & Wafdi uu Hogaaminayo oo Muqdisho ka dhoofey
Sh Shariif iyo Wafdi ka tirsan DKMG ah oo uu hogaaminayo ayaa Duhurnimadii Maanta ka dhoofey Garoonka Caalamiga ah ee Magaalada ...
DKMG ah oo ku Baaqdey Soon & isu soo bax Alle bari.
Sh Nuur Cali Aadan oo DKMG ah ugu qaabilsan Arimaha Diinta iyo Awqaafta oo Maanta Shir Jaraa’id ku qabtey Magaalada Muqdisho ...
Go`aankii Al-shabaab ku fasaxeen Hay`adaha Q.M oo Baydhabo laga soo dhaweeyay.
Ka dib markii Shaley Afhayeenka Xoogaga Al-shabaab, Sh Mukhtaar Robow uu ka sheegay Shir Jaraa’id oo uu ku qabtey Magaalada Baydhabo ...
Xamaas oo Kulanka Carabta ee Doxa ka codsatay in la is garab taago Shacabka Reer Falastiin
Ururka Islaamiga ah ee Xamaas ayaa ugu yeedhay wadamada Carabta ah ka qeyb galaya kulanka Doxa in ay is ...
Warbixin: – Xisbul Islaam oo Deeq Dawooyin ah Gaarsiiyay Dad uu soo ritay Cudurka Shuban Biyoodka oo ku dhaqan G. Sh.Hoose
Tan iyo intii uu Gobolka Shabeeladda Hoose ku dhuftay Cudurka Shuban Biyoodka waxa uu Ururka Xisbul Islaam Dhakhaatiir iyo Dawooyin kala ...
Madaxa ka tirsan dowlada koonfur Afrika oo ka hadlay dilalka Soomaalida
Madax dowladeed oo ay ka midyihiin Barasaabka Gobolka Barwaaqo sooranka ah uguna weyn koonfur Afrika ee Gauteng Paul Mashatile iyo Wasiirka ...
Xisbul Islaam oo ka hadlay Dagaalka Yaaqshiid ““Dagaalkaasi si gaar ah Xisbul Islaam uguma jirin”
Xisbiga Islaamiga Soomaaliyeed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Dagaaladii labo maalin ka hor ka dhacay Degmada Yaaqshiid, waxayna sheegeen in ...
Saraakiil Kenyaati ah oo Galabta laga Siidaayay Xabsi ku Yaalla B/Xaawo
5 sarkaal oo ka tirsan Wasaaradda Waaxbarashada Kenya oo in muddo ah ku xirnaa Xabsi ku yaala Magaalada B/xaawo ayaa la ...
Abu-Mansuur “dhammaan Hay`adaha waxaanu leenahay, waad fasaxantihiin”
Shir jaraa`id uu galabta ku qabtay Afhayeenka Xarakada Al-shabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa si kulul uga hadlay afduubkii ...
« Back
More »
waxa u bahantahe flashplayer
Fataawi
Culimo Waaweyn Ooy Ka Midyihiin Sh.U
Dr .Cumaan Imaan oo xaley marti u ah
Mas’aladii 6,7 iyo 8-aad oo ka
Fatwo loogu magac daray “Mas
Fatwo loogu Magac daray “Mas’alada 4
Fatwo Cusub oo ka soo Baxday Sheekh
Fatwo ka soo Baxday Sheekh Dr. Cumar
Muxaadaro
Nadwo xalay ka baxday qolka Somali I
Muxaadaro la magac baxday “Six
Muxaadarooyin laga jeediyey masjidka
Nadwada Masjidka Cumar Bin-Elkhataab
Nadwada Masjidka Al-Rowda 2009
Mu’Tamarka Islaamiga 7aad ee Wadanka
Dowro Diini ah oo M/Muqdisho ka Soco
Mowlaca Sheekh Muriiddi (kulanka 1aa
Dowro Diini ah oo M/Muqdisho ka soco
Dowro Diini ah oo M/Muqdisho ka soco
Bogagga Islaamiga
jamciyadda alxikmah
Masjidka Al-hudaa Finland
www.aflax.net
www.Almoslim.net
www.aqsaonline.net
www.daarulcilmi.com
www.Islam2All.com
www.islammemo.cc
www.islamqa.com
www.Islamselect.com
www.islamtoday.net
www.Islamway.com
www.Islamweb.net
www.saaid.net
www.sultan.org/a
Bogagga Somaaliga
jamciyadda alxikmah
Tadamun.org
www.dhanaan.com
www.halgan.net
www.IqraSomali.com
www.kafaalo.com
www.somaliatoday.net
www.somalireal.com