Comments on: Sidee Ayaad ula Dhaqmi Ninkaada Qaarabadiisa?

By: Cariif
Hoyadey dambigedii hore&kedii dambaba hadaayo waxey aheed hooyo baariyad ah carurteda aad ujecel waxanse rabaa in aan abaaro wanaageda runtii qaraabada aabahey iyo qarabadedaba iska daaye marti nuucey rabto ha,ahaatee waxey samey jirtay dhamaan raashinkii oodhan ayey urogi jiray waa martidan lagu tashane markey yiraahdan caruurtawax ma,urebtay waxey oran jirtay haa ader ama haa abti waxbana manoo reebin martida markey dirto dabaded aye wax noo samey jiray waligeedna inta marti timid gurigena kaba bixin marti qaad la,aan alaha ka abaal mariyo wanagedana haka ajararsiiyo aamiin waxan gabdhaha walalahaa kula talinaya iney wanajiyan martida ha,ahaato dhinaca zowjkeda ha,ahaato dhinaceda ha,ahaato marti iska socoto ha,ahaato dariskeda taana waa talo walaalkaga