February 2009 Archive

Maxaa la gudboon muqaawamada?(W.Q. Axmed C/samad)

Axmed C/samad alwaqaar@hotmail.com qoraalkan oo ay ka muuqato inuu dheeryahay waxaan doorannay inaan  wada faafinno si qofkii rabaa u wada daabacdo qofkii akhriyayana uu afkaarta hal mar uga ...

More From February 2009

Dr Cumar Imaan oo ka Hadley Qorshaha Xisbiga ee Xilligan

Dr Cumar Imaan Abubakar, Gudoomiyaha Xisbiga Islaamiga Soomaaliyeed ayaa markiisi ugu horeysay ka Hadley Saxaafada gudaha wixii ka danbeeyay khudbadii uu ...

Xaad oo ka Jawaabey hadal Sh Shariif, Shirkii Jaraa’id ee Maanta ku soo qaadey.

Ka dib Shir Jaraa’id oo Sh Shariid Maanta ku qabtey Xarunta Maaxtooyana kuna sheegay in Odayaasha Dhaqanka Hawiye ku wargeilyeen in ...

Golaha Wasiirada DKMG ah oo Muqdisho kulan ku yeeshay.

Golaha Wasiirada DKMG ah ayaa kulankoodii ugu horeeyay Maanta ku yeeshay Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho tan iyo markii ay soo ...

Gudi ka socda Hay’ada Culimada Soomaaliyeed & Cumar C/rashiid oo kulan yeeshay.

Magaalada Muqdisho waxaa Maanta kulan ku qaatey Xubno ka socdey Hay’ada Culimada Soomaaliyeed iyo Cumar C/rashiid Cali Sharmaake oo DKMG ah ...

Sh Shariif oo Muqdisho ku qabtey Shir Jaraa’id oo arimo badan uga Hadley.

Sh Shariif Sh Axmed oo Maanta Shir Jaraa’id ku qabtey Xarunta Villa Soomaaliya ayaa ka Hadley arimo dhow ah oo uu ...

Barakacyo iyo Dhaq-dhaqaaq Ciidan oo ka jira Xudur & Ceelbarde.

Tan iyo markii dhawaan qeybo ka mid ah gobolka Bakool ay ku hardameen Maleeshiyaadka ay soo Hubaysay Itoobiya iyo xoogaga Al-shabaab ...

Amaan daro xoogan ka soo cusboonaatay inta u dhaxeysa Muqdisho & Baydhabo

Labadii maalin ee ugu dambeeyay ayaa waxaa wadada isku xirta Gobolada Banaadir,Sheelada hoose iyo Bay ka soo cusboonaaday falal Amaandaro oo ...

Al-Shabaab oo soo saaray Qodobo ay ku sugayaan Amaanka Balad-Xaawo

Xoogaga Xarakada Al-Shabaab ee ku sugan Degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo ayaa Digniintii ugu Adkayd ee ay ku sugayaan kulana wareegayaan ...

UNHCR:“40 Kun oo Barakacayaal ah oo Muqdisho dib ugu soo noqdey”

Hay’ada Arimaha Qaxootiyada ugu qaabilsan Qaramada Midoobey(UNHCR) ayaa Qaxootiga Soomaaliyeed ee gudaha Dalka ku qaxey ka soo saartey Warbixintii ugu danbeysay, ...

Suleymaan Colaad oo ka Hadley Duqeyntii AMISOM

Xubinkii ugu horeeyay oo ka mid ah Dowlada cusub ee KMG ayaa ka Hadley, duqeyntii Dadka badan ee rayidka waxyeelada xoogan ...

Iska Hor’imaad D/Kaaraan ka dhacey oo khasaare geystey.

Hal qof oo Rayid ah ayaa ku dhintey mid kalena dhaawac ayaa ka soo gaarey Rasaas ciidamo ka wada tirsan DKMG ...

Axmed Diiriye oo rajo Nabadeed Muujiyay

Waxaa beryahanba socdey ka dib Dagaalo labo maalin Magaalada Muqdisho ka dhacey dadaalo kale duwan oo lagu doonayo in lagu qaboojiyo ...

C/raxmaan C/shakuur oo Qorshaha DKMG ah ka hadley.

Ka dib markii shaley Magaalada Muqdisho uu soo gaarey Cumar C/rashiid iyo inta badan Xubnaha Golihiisa Wasiirada oo waheliya , waxaa ...

Gudigii Culimada Muslimiinta oo Dib Muqdisho uga dhoofey.

Gudigii ka socdey Culimada Muslimiinta Caalamka ee ka kala koobnaa لحملة العالمية لمقاومة العدوان iyo الاتحاد العالمي لعلماء المسلمين oo Muddo ...

Majliska Culimada Muslimiinta Itoobiya oo la kala diray

Xukuumada Itoobiya ayaa kala dirtay dhamaan Xubnhii iyo maamulkii Majliska Culimada Muslimiinta Itoobiya ,waxayna arintasi timid kadib markii Xukuumada Itoobiya ay ...

Sheekh Axmed Aabi Mataan uu maamulka gumeysiga u matala S/Galbeed ku xakumay 3 sano oo xabsi ah

Sheekh Axmed Aabi  Mataan oo ka mid ah Culimada aadka looga yaqaano Dhulka Soomaali Galbeed ayuu maamulka ka jira deegaanka ee ...

Ciidamdad Badda Shiinaha oo bad baadiyay Markab laga lahaa Talyaaniga

Ciidamada Badda ee Shiinaha ee ku sugan Xeebaha Soomaaliya ayaa maalintii Talaadada ahayd ee aan ka soo gudbnay ka sii dayaay ...

Saraakiil Itoobiyaan ah oo la kulmey Xubnihii laga saaray Baydhabo iyo Xudur.

Gudaha Degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool oo ku taala Xadka ay wadaagaan gobolka Bakool iyo Dhulka S/galbeed ayaa maanta waxaa kulan ...

Cumar C/rashiid oo Muqdisho soo gaarey.

Cumar C/rashiid Cali Sharmaake oo dhawaan uu Sheekh Shariif u Magacaabay Ra’isul wasaaraha DKMG ah ayaa markii ugu horeysay ka soo ...

 More »