January 2009 Archive

Maydad hor leh oo laga helay Dhuuso Mareeb & Shil gaari oo ka dhacay Guri-ceel

6 Mayd oo hor leh ayaa maanta Salaadii Jimcaha ka dib laga helay Duleedka Dhinaca Bari ee Magaalada Dhuuso Mareeb Xarunta Gobolka Gal-gaduud kuwaas oo la ...

More From January 2009

Ismaciil Cumar Geele oo ku Baaqeyn in la taageero Madaxweynaha Cusub lana dhiso Booliis

Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geele ayaa sheegay in Madaxweynaha Cusub ee la dooran doono uu u baahanyahay Taageero Wayn iyo Waliba ...

Kulamo Kale Duwan oo Baydhabo ka Socda

Sacadihii ugu dambeeyay ayaa gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay horeyna u ahaan jirtay xarunta Baarlamaanka DKMG ah ayaa iminka ...

10 Musharax oo Xilka Madaxweynaha DKMG ah u taagan

Wali Magaalada Djibouti ee Xarunta Dalka Jabuti waxaa ka socda Olalihii loogu jirey soo dhisida Dowlad isku dhaf ah oo ay ...

Qaar ka mid Xubnaha Ciidamada Gumeysiga Itoobiya la socda oo Cafis loogu baaqey.

Maamulka Islaamiga ah ee Gobolka Gedo, gaar ahaan qeybta Xoogaga Al-shabaab, ayaa sheegay inay cafis u fidinayaan Xubnaha Deegaanadaas ka soo ...

Xubno ka mid ah DKMG ah oo Deg. Godey gaarey.

Qaar ka mid ah Xubnihii Dhawaan Xoogaga Al-shabaab ku qabteen Magaalada Baydhabo dibna u sii daayeen ayaa lagu waramayaa inay gaareen ...

Deg. Dh/Mareeb oo Xaley la duqeeyay

Hal qof ayaa dhintey labo kalena dhaawacyo ayaa soo gaarey ka dib markii xaley Degmada Dhuusa-mareeb ee Xarunta Gobolka Gal-gaduud lagu ...

Khasaare ka dhashey Dagaalkii Dh/Mareeb.

Dagaalkii Saaka ka Bilowdey Degmada Dhuusa-mareeb ee Xarunta Gobolka Gal-gaduud ayaa waxa ka soo baxaya warar dheeraad ah, waxaana jira khasaare ...

Sh Shariif oo Ol-olihiisa Doorashada Bilaabey

Olalihii soo dhisidda Dowlad isku dhaf ah oo ay soo wada dhistaan DKMG ah iyo ARS/garabka Jabuti ayaa wali ka socota ...

Xaabsade oo lagu eedeeyay Xoogaga Al-shabaab Baydhabo inuu ku wareejiyay

C/Fataax Maxamed Ibraahim Geeseey Guddoomiyihii Maamulka Gobolka Bay ugu qaabilsanaa DKMG ah ayaa markii ugu horeysay waxa uu ku nastay degmada ...

Dagaal ka Bilowday Deg Dh/Mareeb.

Goor dhow, Magaalada Dhuus-mareeb ee Xarunta Gobolka Gal-gaduud waxaa ka Qarxey Dagaal sida wararka lagu helayo u dhaxeeya xoogagii dhawaanahan dhowrka ...

Gudoomiye Ku Xigeenka Gobalka Bay oo sheegey in ay duulaan kusoo yihiin Baydhabo.

Ka dib markii dhawaan magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay laga saarey xubno isugu jira xildhibaano,wasiiro iyo xubno katirsan maamulka gobalka ...

Jiritaanka DKMG ah oo lagu kordhiyay 2 sano

Baarlamaanka KMG ah ee hada ku sugan Dalka JAbuuti ayaa maanta asnixiyay in jirtaanka DKMG ah lagu kordhiyo mudo labo sano ...

Musharaxiinta Madaxtinimada DKMG ah oo loogu baaqay in ay si deg deg ah u soo gudbiyaan taariikh nololeedkooda iyo wax qabadkooda

Gudoomiyaha Gudiga Doorashada DKMG ah C/rashiid Maxamed Xidig ayaa sheegay in bari oo ay taariikhdu tahay 29/1/2009 ay tahay maalinta  ugu ...

Xubnaha ARS-ta Garabka Djibouti oo la dhaarinayo.

Dhaarinta Xubnaha Isbahaysiga Dib u xoreynta Garabka Djibouti ay ku darsanayaan Baarlamaanka DKMG ah ayaa ka Bilowday Guriga Umadda Djibouti waxaana ...

Golaha Dhaqanka Beelaha Hawiye oo Ciidamad AMISOM la kulmey.

Xubno ka socda Golaha Dhaqanka Beelaha Hawiye ayaa shaley kulan la yeeshay Saraakiil ka tirsan ciidamada AMISOM ee Magaalada Muqdisho ku ...

ARS/Garabka Jabuti oo 200 Xubnood Maanta ku Darsanaya Baarlamaanka DKMG ah.

Magaalada Djibouti ee xarunta Dalka Jabuti waxa si xowli ah uga socda shirkii u dhaxeeyay DKMG ah iyo ARS/garabka Jabuti ee ...

Ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo Deg. Luuq ka baxey & Xoogaga Muqaawamada oo ka baxey.

Ciidamadii Gumeysiga Itoobiya ee Mudada ka badan 7 sano Fariisimada ku lahaa Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa halkaa Xaley isaga ...

Puntland oo sheegtay in aysan ku qanacsaneyn wada hadalada Jabuuti

Wasiirka Warfaafinta Maamul goboleedka Puntland Warsame Cabdi Shirwac “Seefta Banaanka” oo maanta war qoraal ah ka soo saaray magalaada Garoowe ayaa ...

Saleebaan Colaad “Haween badan waa ku jiraan oo Qabaailada ka soo galay & Muqaawamada”

Gudomiyaha Golaha Dhexe ee Isbahaysiga Dib u xoreynta Garabka Djibouti Saleebaan Colaad Rooble oo u waramay Idaacada Shabeelle ee Magaalada Muqdisho ...

« Back    More »