Maraykanka“Waxaan ugu Baaqeynaa Madaxweyne Shariif in uu soo dhiso Xukuumad gacan Kaalmo siinaysa Soomaalida kana bixisa xag-jirnimada”.

Published on January 31, 2009 by   ·   13 Comments   ·   print

Dowlada Maraykanka ayaa soo dhaweeysay in Sheekh Shariif Sheekh Axmed loo Doorto Madaxweynaha Soomaaliya, waxayna sheegtay in ay il gaar ah ku eegayso Taageeradiisa Dhinaca Nabada Soomaaliya.

Bayaan laga soo saaray Safaarada Maraykanka ee Nairobi ayaa lagu yiri “Madaxweyne Shariif wuxuu ahaa dadka sida aadka ah u taageersanaa Wadahadaladii Djibouti ee Nabada wuxuuna uga shaqeeyay si wax ku ool ah Dadaaladii Dib u heshiisiinta Soomaaliya”.

Bayaanka ayaa sidoo kale lagu yiri “Waxaan ugu Baaqeynaa Madaxweyne Shariif in uu soo dhiso Xukuumad gacan Kaalmo siinaysa Soomaalida kana bixisa xag-jirnimada”.
Waxaana sidoo kale lagu xusay Bayaanka “Maraykanku wuxuu u sabrayaa Kaalmeynta Madaxweyne Shariif iyo xukuumada salbalaaran oo uu soo dhiso taas oo ku dadaasha aas aasida Dimiquraadiyad iyo soo celinta Nabada Soomaaliya”.

WordPress Plugin Share Bookmark Email

Related posts:

  1. Al-Shabaab “Dadka Culimada ah waxaan ugu Baaqeynaa Masaarka saxda ah, Caqiidada saxda ah inay u soo laabtaan”.
  2. John Yats “xag jirayaasha waa kuwa ay Dowlada Maraykanka ka ugaarsan doonto Somalia”
  3. Wasaaradda Arimaha Dibada Maraykanka oo muwaadintiinta Maraykanka ah ugu digtay u socdalka Soomaliya
  4. Dowlada france oo soo jeedisay Dowlad xoog leh Soomaaliya in laga dhiso, si Burcada Badeeda looga hortago
  5. Awood ka shaqeysa Nabada Soomaaliya oo lagu baaqey in la dhiso

Readers Comments (13)

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Al-Shabaab “Dadka Culimada ah waxaan ugu Baaqeynaa Masaarka saxda ah, Caqiidada saxda ah inay u soo laabtaan”.
  2. John Yats “xag jirayaasha waa kuwa ay Dowlada Maraykanka ka ugaarsan doonto Somalia”
  3. Wasaaradda Arimaha Dibada Maraykanka oo muwaadintiinta Maraykanka ah ugu digtay u socdalka Soomaliya
  4. Dowlada france oo soo jeedisay Dowlad xoog leh Soomaaliya in laga dhiso, si Burcada Badeeda looga hortago
  5. Awood ka shaqeysa Nabada Soomaaliya oo lagu baaqey in la dhiso

Latest Headlines