Xaley gelinkii danbe, Xoogaga Muqwaamadu waxa ay weerar xoogan ku qaadeen Labo fariisin oo Ciidamada Gumeysiga Itoobiya ka degan yihiin Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.
Weerar Xoogan oo ay u adeegsadeen Gantaalada Garabka laga rido iyo Qaraxyo kale oo xoogan ayey xaley Xoogaga Muqaawamadu la beegsadeen Garoonka iyo xarunta ADC-da ee Degmada Baardheere oo ay fariisimo ku leeyihiin Cutubyo ka tirsan Ciidamada Gumeysiga Itoobiya.
Weeraradan oo indoor ah socdey, ayaan si rasmi ah loo ogeyn khasaaraha guud ee ka soo gaarey Ciidamadii lala beegsadey, basle Xoogagii Muqaawamada ee weerarka fuliyay ayaa dhankooda sheegay inay khasaare xoogan u geysteen.
Sida wararka lagu helayo, Xoogaga Muqwaamada ayaa Ciidamada Gumeysiga Itoobiya ilaa 3 Dhinac oo kale duwan ka soo weerarey, waxa ayna mar qura ku dawakhiyeen Qaraxyo iyo Gantaalo xoogan oo isla mar wada huwiyeen.
Waa Weerarkii labaad oo muddo 24 Saac gudahood ah Ciidamada Gumeysiga Itoobiya ee halkaa ku sugan Xoogaga Muqwaamadu ku qaadaan, kuwaas oo la filayo inuu jiro khasaarooyin kala duwan oo ay u geysteen.
Weerarada noocan oo kale ah ee sida ku dhafo oo ka dhaqaaqa ah Xoogaga Muqaawamadu ula beegsadaan Ciidamada Gumeysiga Itoobiya iyo kuwa la shaqeeyaba, ayaa ah kuwo ay ka soo gaaraan khasaarooyin kala duwan oo Naf iyo Maalba leh.

Related posts:
inkastoo ay shalayto maxaakiimtii hawiye ku dhawaaqeen inuu jihaadkii dhamaaday hadana mujaahidiinta aanan qabiilka ahayn waa inay jihaadka wadaan
Abshirow run baad sheegtay hadii ay ku dhawaaqeen in jihaadkii dhamaaday.
Alle hala jiro kuwa jihaadka wada inta fitno laga waayayoo dunidatan guudkeeda, arimaha oo dhan ay xaga ilaahay noqonayaan.
asc Ninkii khayr iyo wanaag doonayow waxba yaan lasii sarifin hadalada aan munaasabka ahayn.Xabashi iyo gaal somaliya jooga inaan ummaddu jihaadka kadaynayn waa wax iska cad.
Midnimada sufuufta mujaahidiinta waa in la ilaaliyaa.
Magacyada qabiilka mujaahidiinta waa ay ka xorooben.kuligeenisku qabiil ayaan nahay qabiilatu somal waxana nahay muminiin .maxaan kalee ubaahanahay.
Allahu Akbar Allahu Akbar.xabada xabashiga waa lagu wadayaa inta uu dad mumoiniin ah gumaysanayo.
Alla damiir xumaa ninka somaliga ah ee mantay lasafan amxarada daciiftey oo injirta leh ninka mantay gashanka u ah xabashida dadkenii xasuqday dalkenina burburisay waxan oranlaha kawantoba murtadnimadas hadi kale seefta mujahidintu wey idinla tagin dhanka kale mujahidinta al.shabab waa kuwa kaliya ee utagan difaca diinta iyo dalkaba ilaah waxan idinkaga beryayna nasri deg deg ah ilaah idinsiiso galadana israciya mantay wa jabeni allahu akbar
A/C
NABAD BAA NAAS LANUUGALE WIILALYAHAW NAGA DAAYA DHIBKA ANAGA HADAAD JIHAAD WADAYSAAN pUNTLAND IYO SOMALILAND GAALO WAA JOOGTAA MA WAKIILAA UJOOGA MAAD KU JIHAADAAN.
assalaamu calaykum
to-DUULIYE iyo RAGA KALEBA
WALAALOW WAA RUNTAA OO WAY JOOGAAN WAANA SIDA AAD SHEEGTEY, EE LAAKIIN OODO DHCAMO SIDAY U KALA SAREEYAAN BAA LOO KALA GURAA, (( HORENA WAA TII LOO YIDHI XABADI KEENTEY WAXAA KU XIGA XABADI SUGTAY “hadda kama wado tii qabyaaladda ahayd” WALAAL WAA UU GAADHI JIHAADKU MEEL KASTOO UU KAJOOGO GAAL DADKA DALKEENNA, DABADEEDNA WAXA KU XIGIDOONA,HADBA SIDAY INOO SOO KALA OOD XIGAAN INSHAA ALLAAHU))
RAGGA KALENA WAXAAN XASUUSINAYAA, WALAALAYAAL WEEDHIINA HADDAAD ULA JEEDEEN ILAAHAY DARTII ALLE HA IDINKA AQBALO, WAXII AAD KU GEFTEENNA HA IDIIN DHAAFO, LAAKIIN WXAAD OGAATAAN KILMEDO HADDAA MARARKA QAAR AAD KA AAMUSTAAN, WAX U TARI KARTA MID WALAALKAA AH OO QALBIGA BUKAY OO DABADEED SOO RAACI, SASAFKA ADIGA ILAAHAY KU WAAFAJIYAY “ILLEYN ADIGUBA XOOGXOOG KUMAAD GARAN JIHAADKA, EE FADLI ILAAHAY BAAD FIKIRKA KU QAADATAYE, BAL EEG INTA KU HAREERA TAAGAN EE KAA RAGANIMO BADAN AMA KAA AFTAHANSAN EE SAFKA XAGA KALE KAGA SOO JIRTA”.
GUUSHA ILAAHAY HA UDHAMAYSTIRO MUSLIMIINTU MEEL KASTOO AY JOOGAANBA.
ILHAAHAYNA QULUUBTA MUSLIMIINTA HA IS WAAFAJIYO MEELKASTOO AY JOOGAANBA.AAMIIN,
Subxaana laah,
Waxaasaa xasad la dhaha. Somalimirror! Maad sheegtay cidda weerartay, illayn la kala baxyoo mujaahidiin dagaalku ka dhab yahay oo sii wada iyo qaar ku mashquulsan qaybsiga kuraarsta iyo meeshii gumaysigu ka baxay qabsashadeedaa la noqdaye.
Uma arka inaad u sheegi la’dihiin illaa xaqiraad iyo xasad aad al-shabaab u haysaan mooyee
Illaahoow idin hanuuni, cudurkana idinka saar
ASW HADA HADII GEDO ODAYAALKOODA LA WEYDIIYO WAXAY KU DHAHAYAAN SHACABKA YAAN LAGU DHEXDAGAALIN MEELWALBANA WASAAS KALADUWANAANTA JIRTA WAXA WEEYE AXMED DIIRIYE SHACABKA MUQDISHO JOOGA WAY KA BADANYIHIIN KAN BAARDHEERA MARKAA INTA DHAG URAARICINAYSAA BADAN BOQLKIIBA 60 HADII UU HELO WAA NUMBER BADAN MARKA LOO FIIRIYO MUQDISHO MACNEHEEDA MA AHAN AXMED DIIRIYE WUU KUBADBAADAYAA XAMAR INTUU AFLAGAADEYO MUJAAHIDIINTA NINKA HORISTAAGA JAHAADKA SEEFTA WAY XIIRAYSAA MARKA HORE MARKA XIGA KII USOO HIILIYAA KU XIGAN DABDEEDNA GAALA MADOW AND SO ON WABILAAHITOWFIIQ