Kulan Maanta Magaalada Baydhabo ay ku yeesheen qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka KMG ah ayaa waxaa ay kaga hadleen arimo faraban oo midda ugu muhiimsaneed ay tahay heshiiskii sanadkii tagay Dalka Jabuuti ay kuwada gaareen Dowladda iyo ARS/garabka Jabuti.
Xubnaha qaar ee kulan yeeshay ayaa qaarkood Saxaafadda la hadlay waxa ay eedeemo kulul u jeediyeen Isbaheysiga dib u xureynta Garabka Jabuuti oo iyagu heshiiska la galay Dowladda KMG ah.
Xildhibaan Maxamed Xuseen Raage waxa uu ka mid ahaa Xubnaha Saxaafadda la hadlay ee kulan Xildhibaanada ka qeyb galay, waxaana ARS uu ku eedeeyay in ay jabiyeen heshiiskii Dowladda ay la galeen. Muqdishana ay ka bilaabeen kooxaha Muqaawamada arin qabiilaysi ah waa sida Xildhibaanka hadalka u dhigay.
Maxamed Raage waxaa wax laga xumaado ku tilmaamay dhaq dhaqaaqyada Xoogaga Muqaawamadu ay ka bilaabeen Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya, isla markaasina sheegay in Muqdisho sheegay qabiileysi sida hadalka u dhigay.
Dhanka kale Abuukaate Cali Muumin Ismaaciil oo isagu xubin ka ah guddiga Doorashada Madaxtinimada ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Aadan Madoobe waxa uu ka dalbaday in sida ugu dhaqsiyaha badan ugu soo Magacaabo Ra`iisal Waraase kumeel gaar ah Bacdamaa ra`iisal Wasaarihii KMG ah uu ka mid noqday kuwa u taagan Qabashada xilka Madaxtinimada.
Waa markii ugu horeysan Xildhibaanada Baarlamaanka qaar kood ay eedeeyo u jeediyaan ARS garabka Jabuuti tan iyo intii Muqdisho soo faarujiyeen Ciidamada Gumeysiga Itoobiya.

Related posts:
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kuwaan baarlamaan ku sheegaa may dalkoodii ETHIOPIA aadaan.
awalba amxaaro ayay ahaayeen, amxaarana waa carartay.
waa ok in gaala raacyadu ay is cadeeyaan laakin qolada Mucaaradka loo bixiyay maxay isku caday la’yihiin haddii ay sheegeen in Jihaad dhamaaday.
waxaan leeyahay gaala idinka raali naqa mayaso ilaa aad diinteeda ku biirtaan marka walaalayaal iska naqda xaqjiraal inta Mucaarad iyo qunyar socod laydinkaga bixinlahaa
baroortu orgiga ka weyn amxaarkii ay futada ka jireen bay arkeenoo sii socda may toobadkeenaan oo ilaahood u noqdaan soomaalidana cafis weydiistaan illaa iyagu soomaali maahee oo yiraahdaan unoqon meyno soomaalidu way cafiyi lahayde
Kuwani waa kuwo Ilaaheey caqliga iyo dareemka dabool uu ka saarey. Ilaaheey umadda ha idin hor dhaafiyo. War miyeydan ku cimbri qaadan daafi quranley nin maciin bidey halka ay mariso? Idin Ilaaheey waa la idinka abaal maran cadowga aad dalka iyo dadka ku burburiseen.
kuwaan eedeynayo maxaakimta ama marmarsiyo ka dhiganaya maxaakimta , kuwaan waa kuwo ka amarqaata Ethopia oo qas wadayaal ah ee soomaaliyeey hala iska qabto nimankaan qas wadayaalka ah . maanta waxa aynu dooneynaa niman ka hadlo horomarka iyo midnimada soomaaliya. Allaahu akbar .
kuwa xildhimaanada sheegsnayow ilaahay ka baqa dada soomaaliyeedna cafis waydiista wali danbigii aad gasheen haku soconigna maxaakiimtu waa dadkiinii ilaa
Barlamaanka Baydhabo ?
Dowlada DKMG, TFG ?
Beesha caalamka?
Xuquuq insaan ?
magacyadaas sida shacabka soomaaliyeed u neceb yihiin maba oga.
Dadka waxaa ugu caqli xun kuwa TFG oo itoobiya Taangiyo Muqdisho ku keentay, oo markii Itoobiya carartay doonaya inay soomaali xukumaan? Hungir-xumada waxaa kadaran maba xishoonayaan.
run ahaantii aniga waxan u arkaa hadalka xildhibaankan mind abuuraya khilaaf hor leh, taana ey keeni karto in uu si dhab ah burbur ugu yimaado heshiiskii Jabuuti, waxana mesha ka cad in madax soomliada ey hadii ey mesha ka waayan ey uyeelayaan ceebeyn an wax horumar ah keeneye. Tan kale waxa mesha kacad in ey sxaafadu noqotay hub ey ku dagaalmanaan qaswadayaasha an dooneynin xalka soomaliya.
mahdasanid
kkkkkkkk kuwaas meesha ha,iskaga tagaaan walaalahood way baxeeen oo waxay aadeen wadankoodiii kuwaas taga dheh Alle ayaa mahad leh walaalyaal, wali waxay ku jirtaaa dalka somaliya wayaamaha iska Celiya…. Guusha waa xageeeeen
Aniga kuwan TFG sheeganaya waxaa igala caqli xun kuwa Jabuuti ee leh waan isku biirnay. Ninka maanta TFG ku biiray ama leh waxbaan la dhisan ma wuxuu ka duwanyahay qof magan galay mayd meel yaalla. Waxaan maqli jiray “laftay maryan qaaday ee madiina ka daashay tukoow maanlaawe maxaad kaga roori”
1- waa in Aadan Madoobe magacaabo R/wasaare
2- waa in shir kale lagu qabto Jibbuuti oo madaxweyne iyo R/wasaare lagu soo magcaabo.
3- waa in labada madaxweyne iyo labada R/wasaare Xamar isugu yimaadaan.
4- waa in qoladii laga taagroonaado Itoobbiya kaalmo weydiisataa.
5- kuwa kalena cimaamado cas cas soo xirtaan.
6- labada guruub waa in midba qeyb muqaawamada ka mid ah la taxaalufaan.
7- qolada Itoobbiya la safato mooyee tan kale waa inay Asmara tagtaa.
8- nin kastoo la ciilana waa inuu tolkiis u habarwacadaa; si loogu soo gurmado.
9- ninkii tolki wax ka celin waayo, amxaaradana laga xigsado waa inuu shabaabka ku biiro.
10- ugu dambayntana waa in dadkeena laga dhigo mid la dilo iyo mid la qixiyo.
Intaasi hadday tahay sida wax u socdaan maxaa xal ah?, TOOBAD TOOBAD TOOBAD… ALLE KU XIRNAAN … WALAALNIMO … QABYAALAD JOOJIN … CADAW KA BARI NOQOSHO … DAACADNIMO … XILKASNIMO
saw kuligiin waad mahadsantihiin fikirkiina an waan idinla qabaa wada jahaadka af adin maalba halaisugu daro waa maalinweynmaant maanta wtowiq
QARAN DUMI MOOYEE HAWIYE QAWL KALE LAGA WAA’A
QAAB WAXUUSH INEY U DHAQMAAN MARNAMA KAMA QOOMAMEEYAAN (ARYAA,INYA QAADHAY) IYO QASHIN KALE WAYSE XURXIYAANA WAR HOOY QARANIMADA FIIRIYA WAAD OGTIHIIN QAABKEY WAX UDHACEENE.
HAWIYOW INTAA IGA TALLO.
BY WARIDAAD.
Calaamaadka waaweyn ee khawaarijta:
1. Waqti jaah wareer iyo fitno ayey soo baxeen
2. Sawaadul acdamka muslimiinta( dhanka muslimiintu u badanyihiin) way ka bayreen oo kaligood ayey gooni u istaageen.
Arintaas sawaadul acdamka waa arin aad muhim ah, xadiithkuna waakii yiri: (umadeydu baadi kuma kulmeyso)
3. Ahlul xalli wal caqdigii muslimiinta ayey gees iskaga riixeen iyagaana ahlul xalli wal caqdi isku sheegey. Arintaasna waa khilaaf jawhari ah oo hadii leysku khilaafo wax kale oo leysku waafaqayaa jirin.
Aayada Quraankaa waxey leedahay(Wa in tanaazactum fii shey,in farudduhu ilallaahi warasuulihi wa ulil amri minkum)
Ulul amriga markuu tacriifinayey Ibnu Taymiyah wuxuu yiri: ( humul culamaau warru,asaau wal wujahaau wal umaraau) waa culimada, madaxda, dadka magaca ku dhex leh bulshada iyo hogaamiyeyaasha ciidanka.
Sidaas uu u sheegey ayey ilaa hada caalamka muslim iyo gaalaba dadkaasi wax ugu gooyaan oo waa dadka taladu ka go,do. Hadaad dadkaas dhamaantood gees iskaga riixdo waxey ka dhigantahay adigoo bulshadii dhameyd ka tilaabsadey.
Culimada ayaa ugu horeysa, aan idin weydiiyee culimadii leysla aqoonsanaa wax ma laga weydiiyey rido ku xukminta garabka Jabuuti ee uu ku dhawaaqey amiirka shabaabka ee Godane?
Dad badan oo meeshaan ku hadaaqaya maba kala oga waxa ka ratibmaya rido ku xukmintaas inta ay weynan la egtahay iyo raadka qotada dheer ee ka dhalanaya.
Sidee nin rido ku jira iyo kii ku xukmiyey loo heshiisiin karaa meel dhexese leyskugu keeni karaa?
Adiguse hadaadan labadaas garab midna aheyn sideed dhex dhexaad uga noqon kartaa arinta intaas weynan la eg. ama waa inuu isagu ku saxsanyahay qoladaasna waxa lagu sifeynayo ku sifeysanyihiin, axkaamta ka ratibmeysana oo caam iyo khaas leh la wada fuliyaa, hadii kale waa inaad mawqif cad ka istaagto ood tiraahdo allahumma haathaa buhtaanun cathiim.
Inaad u aragto iney ijtihaad siyaasadeed ku qaldameen iyo inaad rido ku xukunto farqiga u dhaxeeya waa midka samada iyo dhulka u dhaxeeya oo kale.
Mana jirto meel dhexe oo labadaas fikradood leyskugu keeni karo. Ama waa in garabka jabuuti iclaamiyaan iney ridoobeen oo soo laabtaan oo istitaabo loo sameeyo oo min jadiid diinta soo galaan, immaa waa inuu Godane iyo raggiisu tawbad iclaamiyaan oo cudurdaar bixiyaan mawaaqiftoodu iney baadil aheydna qirtaan.
Iska ilow garabka jabuuti ee culimada musaalaxada iyo dhamaan wixii caalim soomaaliyeed la yaqaaney sidee ula noolaan karaan ama iskugu keeni karaan labadaas aragtiyood oon ka aheyn arinta aan kor ku sheegey? Hadaad adigu heyso hab kale oo leyskugu keeni karo soo qor ha lagu maqlee.
Arinta sidaas u weynanka badana waxey dhacdey iyadoon cid loola laabtey oo xukunteyna aysan jirin.
Ayaamo dhaweyd oon aamus ku jirey ayey aheyd markuu ninka Godane la yiraahdo ridada ku xukmiyey garabka Jabuuti, xarakaatkii islaamiga ahaa ee Jabuuti ku shireyna ragii sameeyey al wifaaqna ku sheegey rag shirqool wadey.
Doodaas ma aanan arag in laga qabtey xiwaar u dhigma xajmiga ay leedahay. Welina way taallaa, waana mid taabaneysa far iyo food arimaha leysku heysto.
Rido ku xukminta waxaa ka dhalaneysa axkaam khaas ah iyo mid caam ah mana ahan ku haboon in sidaas lagu maro.
Waxaan aad ula yaabanahay in soomaalida meel loo wato khilaafka manhajigaa ee shabaab iyo dadka diidan ka dhaxeysa in lala aadayo khilaafkii qabaliga ahaa ee ka dhaxeeyey qabiilooyinka soomaaliyeed.
Waxaad arkeysaa in hadana dooddaas xag jirnimada ah iyo ghuluwigu aysan aheyn marar badan mid dhab ah ee khilaaf qabyaaladeed oo shaati diineed loo gelinayo ay ka tahay dad badan oo waallida Godane taageersan. Anigu isaga iney manhaj xumo ka tahay waan ogahay, laakiin fadhi ku dirir badan oo dadka qabyaalad ku eedeynaya shabaabna leh waan taageersanahay oo hadana dood qabiil meesha lasoo istaagaya ayaan la yaabanahay.
Qofkaani waa murtad, ma ahan masa,alo fadhi ku dirir iyo iyo caruuri ka doodi karto. Waa masa,lo la rabey intuusan ku dhawaaqin inuu culimada waaweyn u bandhigo ee markaas culimadu mawqif kasoo saaraan.
Ninkaasi waa amiiru dalaalah aan qof basiiro leh shaki uga jirin. Takfiirka manhajkooda waxaa ka mid ah iney nusuusta isku qalibaan umadana ku qalibaan, kutub culimadii qortey ay noolyihiina ay takfiir aan culimadaasi qabin u daliishadaan.
Culimada takfiirka kutubtooda loo isticmaaley oon iyaguna takfiirka aheyn waxaa ka mid ahaa:
Sayid Qudub
Abul aclal mawduudi
Ibnu Baaz
Iyo Ibnu Taymiyah oo takfiirka muslimka mawqif cad ka taagnaa.
Wiil waxaan arkayey leh hadey culimadu sida saxda ah dadka u sheegi waayaan anagaa wixii ay na bareen umada ku qaadeyna. Wuxuu sida saxdaa ula jeedaa iney dadkuu murtadiinta u arko ay murtadiin culimadu ku xukuntu, hadey sidaas yeelaan wuu raacayaa, hadey ku xukmin waayaana isagaa ku xukminaya!
Inaan dad badan weli sidii loo baahnaa u baraarugin waa laga yaabaa laakiin wallee meesha waxa yaalla wax yar maahan.
Ee balan dhorno waxa laga dhaxlo khawaarijnimadaan baarka loo firinayo oo madaxa loo salaaxayo.
ku:wadaad yare waxaad mooday manhajkaagii baadilka ahaa inuu meel mar noqday masa ahan oo darbi madax saar ayaad weli ku jirtaa ahlu xali ma waxaad u taqaanaa kuwa xanuunka hayey xamar un ku ekaa ee xabashiyu markay daba jeedisay yiri xabada hala joojiyo ee aan ka xanuunsanaynin xabada ka socota baardheere,bay iyo bakool kuwaasi ahlul xali ma ahan bal waa ahlul xin wal xasad,tan qabyaalada waxaan kaa iri adigay qalbigaaga googoosay ee alle bari inuu qurunkaas kaa qaado waxaan la yiri qofku wuxuu yahay ayuu ku moodaa dadku sidaadoo kale mawada ahan ee bal qabso,adigaa lagaa hayaa dadka reer xamar al-shabaab ha iska dhiciyaan mid adoo kale ah ayaa yiri mujaahidiinta r.kiyanbooni xamar haka baxaan hana aadaan gobolkooda,soomaalidu waxay tiraahdaa xayawaanka sagaarada ayaa oogu abaal daran gabalku markuu dhaco intay geed hoosta ka gasho ayey tiraahdaa ilaahayow na bariisi waagu markuu baryana oo ay aragto inay badbaadayna waxay tiraahdaa ilaahayox kaa furtay,taa waxaa la mathal ah 2-sano kuwii lahaa allow al-shabaab cizee maantana fadwoonaya al-shabaab in lala diriro,shariif saxwa wuxuu yahay waxa ina yeey uu yahay, alshabaab waa soomaali oo dhan waxa ka soo horjeedana waa mooryaan aan cad xalaal ah cunin waligiis isbaarana taagnaa sidaasooy tahay qorigoodu kuma jeedo shacabka ay difaacayeen 2-sano mooryaankii soo laacana waa yaqaanaan siday isaga fujiyaan,ahlul xali wal caqdi waxaan u ogol nahay shariif c.nuur iyo sh.cumar faaruuq ee aanu u gardhigano inta iska dayno kuwa cimaamadaha soo xirtay markay gaaladu daba jeedisay xaskana ku jiray xiligii dhinbilaha gudguduudan ay is dhaaf dhaafayeen.
Ayaamo dhaweyd oon aamus ku jirey ayey aheyd markuu ninka Godane la yiraahdo ridada ku xukmiyey garabka Jabuuti, xarakaatkii islaamiga ahaa ee Jabuuti ku shireyna ragii sameeyey al wifaaqna ku sheegey rag shirqool wadey.
Doodaas ma aanan arag in laga qabtey xiwaar u dhigma xajmiga ay leedahay. Welina way taallaa, waana mid taabaneysa far iyo food arimaha leysku heysto.
Rido ku xukminta waxaa ka dhalaneysa axkaam khaas ah iyo mid caam ah mana ahan ku haboon in sidaas lagu maro.
Waxaan aad ula yaabanahay in soomaalida
aslaama calekum