Comments on: Diyaarad ay laheyd Daallo Airlines oo maanta shil ku gashay Boosaaso

By: haykaftan
Waa illah mahadii haduuba rabiga awooda lihi ka bad baadiyay umadii saarneed diyaarada waxay doonaanba ha noqdeen gaal ama muslim laakiin aadmigu uu illah leyaha y loona baahan yahay in leesu gurmado, iyadoon la raaceyn diin iyo isir.

By: gaagaab
wan idin salamay marka hore waxaan dhihi karaa waa web macquul ah intaan aqrinayey waxaana idin rajenayaa shaqo wanaagsan iyo warar xaqiiq ah a/c

By: abdirahman sh. ahmed
markahore wan idin salamay

intas kadib  wad mahad santihiin

sidaas u shaqeeya saaxiibayaal shaqa wanagsan ayaad haysaan

By: Abdirazak
ASC

Dhamaantiin waan idin salaamay, salaan kadib Modo aan saa udheerayn ayaan web kiina aan wararka ka akhrisanayay, markaan qiyaasay web macquula ayuu iila egyahay laakiin waxaan aad ulayaabay qoraalkiina oo afsomaligiisu uu khalad badani kujiro, taasna waxaan isdhi waxaa usabab ah iyadoo markaad qortaan aydin dib u-akhriyin waxaad qorteen.

waa wax waxlaga qabankaro iskudaya in aad arinkaa wax kabedeshaan. Wabilaahi tawfiiq.