January 2009 Archive
Dowlada Masar ayaa sheegtay Doorashada Xilka Madaxweynaha ee loo doortey Sh Shariif, arintaas oo ka dhalatey ka dib markii la dhisay Baarlamaan isku dhaf ah oo ...
More From January 2009
Madaxweynaha Dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax ayaa Warqad Hanbalyo ah u diray Sheekh shariif Sheekh Axmed Madaweynaha Dowlada ay wada dhisteen ...
Ururka Jaamacadda Carabta ayaa ugu Hanbalyeeyay Shacabka Soomaaliyeed Doorashada Sheekh Shariif Sheekh Axmed ay u doorteen Baarlamaanka isku dhafka Madaxweynaha Soomaaliya.
Dowlada Maraykanka ayaa soo dhaweeysay in Sheekh Shariif Sheekh Axmed loo Doorto Madaxweynaha Soomaaliya, waxayna sheegtay in ay il gaar ah ...
Shabakadda Warbaahinta Somalimirror waxay idiin soo gudbinaysaa Nuqul ka mid ah Bayaan ay ka soo saareen Gudiga Culimada Musaalaxada iyo Sixida ...
Qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir waxaa Maanta ka dhacey dibax baxyo kale duwan oo lagu taageerayo Sh Shariif Sh ...
Xarunta Gobolka Hiiraan ee Baladweyne waxaa Maanta ka dhacdey dibad baxyo balaaran kuwaas oo ka dhacdey Xarunta Gobolka, waxaana soo abaabuley ...
Degmooyinka kale duwan ee Gobolka Shabeelada Dhexe waxa ka socda dibad baxyo kale duwan oo taageero loogu muujinayo Sh Shariif Sh ...
Dadweynaha ku dhaqan magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay horeyna u ahaan jirtay xaruntii Baarlamaanka KMG ayaa waxaa ay aragti kala ...
Abaarraha 01:28pm ee xiliga Djibouti ayaa si rasmi ah Sh Sharif Sh Axmed loogu dhaariyay Hotelka Kempinksi ee Dalka Jabuti inuu ...
Maxamed Ibraahim Xaabsade oo ka tirsan Baarlamaanka ayaa waxa uu ka mid ahaa mas`uuliyiintii dowladda KMG oo dhawaan laga farmaroojistay magaalada ...
Sida uu ku soo Waramayo Wariyaha Shabakadda Somalimirror ee Gobolada Dhexe Maamulka Gobolka Hiiraan ee Maxkamadaha Islaamiga Garabka Djibouti ayaa iclaamiyay ...
Sheekh Shariif Sheekh Axmed waa 44 sano jir, wuxuuna ahaa sanadii 2006 Gudoomiyihii Golaha Maxakamadihii Islaamiga Soomaaliyeed.
Wixii ka bilowda 09:00Am ee xilliga dalka Djibouti waxaa loo madlan yahey dhaarinta Sh Shariif Sha Axmed oo xaley Baarlamaanka isku ...
Gudoomiyaha Isbahaysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Garabka Asmara Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Doorashada Sheekh Shariif ...
Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku guuleystay Markii ugu horeysay Doorashada Madaxweynaha DKMG ah Mudada 2-da sano ee soo socota.(Daawo Sawirada)
Wareegii koowaad ee Doorashada Madaxweynaha oo bilaabatay 01:00 Makhribnimo xiliga Dalka Djibouti ayaa soo gabo gaboowday 11:50 Waxaana codeeyay 425 xubnood.
Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ahaa musharaxiinta isku soo sharaxay madaxtinimada DKMG ah ee isku dhafk ah laguna wado in ...
Guriga Umadda Djibouti waxaa si rasmi ah uga bilowday Codaynta Madaxweynaha ay sida wada jirka ah u dhisanayaan Isbahaysiga Dib u ...
Madasha Shirka Dibouti waxaa si xoog ah uga socda Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha iyo waliba Ololaha ay wadaan Musharaxiinta u taagan ...
More »
waxa u bahantahe flashplayer
Bogagga Islaamiga
Bogagga Somaaliga