December 2008 Archive

Qarax Miino oo ka dhacey Deg. X/Jajab

Qarax inta la ogsoon yahey ay ku dhintey 3 qof oo 2 ka mid ah yihiin ciidamada DKMG ah ayaa saaka ka dhacey Degmada X/jabab ee ...

More From December 2008

Sh Mukhtaar Roobow oo shir Jaraa’id uga hadley xaaladihii ugu danbeeyay ee Soomaaliya

Afhayeenka Ururka Al-Shabaab, Sh Mukhtaar Roobow Abu-Mansuur oo Saaka Saxaafada u qabtey Shir Jaraa’id oo dhanka isgaarsiinta ah ayaa hadley arimo ...

Ciidamo u dhaqaaqey dhanka G/Gal-gaduud & xaalada goobihii dagaaladu ka dhaceen oo degan.

Ciidamadii gumeysiga Itoobiya ee dhawaan soo degay deegaanka Kala-beyrka ee Gobolka Hiiraan ayaa Saaka ku dhaqaaqey wadada aada dhanka Degmada Mataan ...

Dowlada Mareykanka oo Iscasilaada C/laahi Yuusuf soo dhaweysay

Dowlada Mareykanka ayaa si weyn u soo dhaweysay iscasilaadii C/laahi Yuusuf maalintii Isniinta ee la soo dhaafey Baarlamaanka hortiisa uga dhawaaqey, ...

Dagaal ka dhacey Deg. Yaaqshiid.

Dagaal indoor ah socdey ayaa shaley galab ka dhacey qeybo ka mid ah Degmada Yaaqshiid, gaar ahaan inta u dhaxeysa Miisaanka ...

Qazza oo Gubanaysa Maalintii 3-aad, Go’doomin ka dib

Khasaaraha Nafeed Ilaa iyo hadda inta la og yahay In ka badan 345 qof oo isugu jira Dumar Caruur iyo Waayeelo ayaa ...

Villa Soomaaliya oo la duqeeyay & Madaafiic Jawaab ah oo ku habsatay Bakaaro

2 qof ayaa ku geeriyootay 6 kalana waa ay ku dhaawacmeen Madaafiic Culus oo ay ilaalada Madaxtooyada Villa Soomaaliya ku Duqeeyeen ...

Dagaal Culus oo dhexmaraya UWSLF & Ciidamada Gumeysiga Itoobiya

Sarkaal ka mid ah Jabhadda Midowga Xoreynta S/galbeed oo la soo xiriiray Shabakadda Somalimirror ayaa u sheegay in uu maanta dagaal ...

dadka ku dhaqan Puntland oo siyaabo kala duwan ugu hadlay is casilaadii C/laahi Yuusuf

Waxaa maanta siyaabo kala duwan uga hadlay is casilaadii C/laahi Yuusuf shacabka ku dhaqan deegaanada Maamul goboleedka Puntland kuwaas oo ku ...

Dhicisow “Ciidamada Itoobiya ee Baxaya yaan xabad lagu ridin”

Culimaa’udiin sheegay in ay wadaan Musaalaxo oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Gudaha Magaalada Muqdisho ayaa ku Baaqay in aan Ciidamada ...

Nuur Cade“Iscasilaadaas oo uu xilkii Madaxweynanimada iska casilay Mudane C/laahi Yuusuf Axmed waan soo dhaweynaynaa”

Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo maanta Barqadii shir jaraa’id ku qabtay Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay Iscasilaada Nuur Cadde ...

Aadan Madoobe oo sheegay in ay shaqeyneyso DKMG ah kana digay Fowdo ka dhacda Baydhabo.

Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) oo ah xiligani sii haya Jagada uu maanta Baneeyay C/laahi Yuusuf oo shir jaraa’id ku qabtay ...

Itoobiyaan Qabsaday Guri-ceel

Sida uu ku soo waramayo wariyaha Shabakadda Somalimirror ee Gobolada Dhexe Ciidamo ka tirsan kuwa gumeysiga Itoobiya oo wata 10 gaadiidka ...

Guddoomiyaha G/Baay oo ka digay foodo ka dhacdo Baydhabo.

Markii saacado yar ka dib uu garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Baydhabo ka dhoofay C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa waxaa magaalada ...

C/laahi Yuusuf oo ka dagay Garowe si aad ahna loogu soo dhaweeyay

C/laahi Yuusuf Axmed ayaa goordhaw ka dagay Garoonka Magaalada Garowe xarunta Maamul Goboleedka Puntland ee Kanoka, waxaana halkaasi loogu soo dhaweeyay ...

JABISO oo Bayaan ka soo saartay Bixitaanka & keenida Ciidamada Gumeysiga iyo Dagaalada ka socda G/Dhexe.

Shabakadda Somalimirror waxa ay idiin soo gudbinaysaa Nuqul ka mid ah Bayaan ay Maanta oo ah 1/1/1430H...29/12/2008m ay ka soo saartay ...

C/laahi Yuusuf oo laga sugayo Garowe ka dib markii uu is-casilay

Sida uu ku soo waramayo Wariyaha Shabakadda Somalimirror ee Gobolada W/Bari Somalia C/laahi Yuusuf Axmed oo Maanta iska Casilay Xilkii uu ...

Dagaal Culus oo ka socda Guri-ceel

Sida uu ku soo waramayo Wariyaha Shabakadda Gobolada Hiiraan iyo Gal-gaduud Dagaal la isku adeegsnayo hubka noocyadiisa kala duwan oo ay ...

UWSLF oo Warsaxaafadeed ka soo saartay Dagaal shalay & Xalay ka dhacay G/Qoraxeey

Shabakadda Somalimirror waxay idiin soo gudbinaysaa Nuqul ka mid ah warsaxaafdeed ay Midowga Jabhadda Xoreynta Soomaali Galbeed (UWSLF) Dagaal khasaare ba'an ...

Khasaare ka dhashay Duqeyn & iska hor’imaad ka dhacay Warshada Baastada

Sida uu ku soo waramayo Wariye ka tirsan Shabakadda Somalimirror oo ku sugan Degmada Heliwaa isla markaan Tagay meel u dhaw ...

« Back    More »