Gudiga ansixinta khilaafaadka iyo magacabida xilidhibaanada Puntland ayaa maanta soo saaray liiska xilidhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland kaasoo la ansaxiyay ayaa u qoraa sidan:-
Ku: Isimada Dawlad Goboleedka Puntland Garowe
OG:Golaha Wakiilada Cusub ee Puntland
OG:Maxkamadda Sare ee DGPL
Ujeeddo: Ansixin Golaha Wakiilada Puntland.
Guddiga ansixinta xubnaha golaha wakiilada.
Magaca xildhibaanka Beesha isinka saxeexay
Liiska Xidhibaanada Gobolka Nugaal
1. Cabdikariim Muuse Maxamed Ciise Maxamuud Islaan Ciise
2. Siciid Diiriye Maxamed “ “ “ “
3. Maxamuud Faarax warsame “ “ “ “
4. Axmed Siciid Muuse “ “ Suldaan Siciid.
5. Muuse Warsame Cumar “ “ “ “
6. Dr Axmed Xirsi Carab Cumar Maxamuud Islaan Ciise
7. Bashiir C/casiis Cumar “ “ “ “
8. Maxamed Faarax Nuux leelkase “ “
9. Burhaan Aadan Awcabdi Bahdubays “ “
Liiska xildhibaanada Gobolka Mudug.
1. Xirsi Cabdi Oog Cumar Maxamuud Garaad Maxamed
2. Siciida Geelle Diiriye “ “ “ “
3. Cabdillaahi Khliif Xaashi Leelkase wakiilka ugaaska
4. Cabdirshiid Maxamed Xirsi “ “ Caaqil Maxamed
5. Ibraahim Cilmi Warsame Nuuxjibraahiil Sudaan Maxamed
6. Axmed Jaamac Cabdulle Awrtable Ugaas Cumar
7. Xasan Xaange Maxamed Reerbiciidyahan suldaan Xasan
8. Cabdillahi Maxamed Jaamac idlfacle Caaqil Maxamed
9. Cabdiraxmaan Axmed Xaaji Meheri Suldaan Cabdiqaadir
10. Cabdiweli Muuse Shire Reer Maxamuud wakiilka suldaanka
Liiska xildhibaanada Sanaag
1. Axmed Cali Xaashi Bahmajeerteen Suldaan Siciid
2. Axmed Cabdi Naaleeye Gaashaanbuur “ “
3. Maxamed Cali Guuleed Reer Saalax “ “
4. Cismaan Dalmar Yuusuf warlabe “ “
5. Jookho Geelle Faarax dubays “ “
6. Cabdixakiim Maxamed Axmed Bah iidoor “ “
7. Cabdillaahi Ducaale Cali Dubeys “ “
8. Cabdiqani Diiiriye Cawl Dubeys “ “
9. Cabdillaahi Cali Xasan Aadan Siciid Suldaan Siciid
10. Cabdiraxman Cali Bulshaale Maxamuud Garaad Garaad Salebaana
11. Ismaciil Cabdi Abtiile Maxamuud Garaad Garaad Saleebaan
Liiska Xildhibaanada Gobolka Sool iyo Cayn
1. Saadiq Abshir Garaad Maxamuud Garaad Garaad Saleebaan
2. Cali Jaamac Faarax Maxamuud Garaad Garaad Saleebaan.
3. Saciid Cabdi Maxamuud Maxamuud Garaad Garaad Saleebaan
4. Cabdi Jaamac Cabdi Maxamuud Garaad Max’ed Garaad.
5. Cumar Jaamac Saleebaan Maxamuud Garaad Max’ed Garaad
6. Faarax Sulub Jaamac Faarax Garaad Garaad Abshir
7. Aden Xuseen Ismaciil Faarac Garaad Caaqil Axmed
8. Cali Axmed Cismaan Faarax Garaad Garaad Abshir
9. Cabdi Jibriil dhible Faarax Garaad Garaad Cabdullahi
10. Saleebaan Yuusuf Dhigane Faarax Garaad Garaad Cabdullahi
11. Xuseen Yaasiin Diiriye Bah Nugaleed Suldaan Saciid
12. Xariir Gaas Guutaale Bah Nugaleed Boqor Cabdullahi
13. Ibraahim Max’uud Guure Bah Nugaleed Ugaas Faarax
14. Xamaase Cusmaan Xaashi Baha Nugaleed Garaad Saleebaan Buraale
15. Max’uud Jaamac Banaf Baha Nugaleed Ugaas Cabdullahi Ciise
Guddiga Ansixintu Wuxuu Cadeynayaa in ay ansax yihiin. Axdiga waafaqssan yihiin Magacyada xubnaha Gollaha wakiilada kor ku xusan isugeyntooduna tahay 66(lixdan iyo lix) xubnood.
Saxiixa Guddiga Ansixint Gollaha Wakiilada
1. Barkhad Cali Saalax Guddoomiye
2. Abshir Max’ed Jaamac Xubin
3. Saciid Xuseen Nuur Xubin
4. CabdiBashiir X. Cali Salaad Xubin
5. Cabdi Ibraahim Warsame Xubin
6. Cawil Cabdi Hiirad Xubin
7. Max’ed Saalaad Warsame Xubin

Related posts:
horta budhlan yaa maamula odaygiina waa ku soo laabtay doorashada 9 maalmood ayaa uga dhiman raga musharaxinta ahna qaarkood hub arursi ayay bilaabeen xaalku xaguu ku biyo shuban doonaa
waxaa wax aad iyo aad looga xumaada markay beel walboomeel gooni a degtaaba tiraahdo dawladbaan nahay taasina qaanuun iska dhaafe xataa hadii aqliga caadiga a sifiican loogu eegi lahaa dadku way kaxishoon lahaayeen reer kastaa inuu lasoo boodo dawladbaa naha, waxaan u arkaa soomaali hadaan nahay inay nasiibdaro nagu dhacday waxaan soo marayna aan ka faa iidaysan waynay walina dadku qabiil daba cararayaan waxaan dhihi lahaa dadyahaw inta iska dhaaftaan lugooyada waxa idin anfacaya qabsada oy midnimada iyo cadaaladu ugu horayso hadii kale marba marka kadanbaysa god aan laga soobixin ayaa horay loo sii gali.