Salaadii Duhur ka hor ayay Xoogaga Al-Shabaab Weerar ka fool ka fool ah ku qaadeen Ciidamada DKMG ah iyo AMISOM ee Fariisimaha ku leh qeybo ka mid ah xaafada Taleex iyo Tarabuunka ee Degmada Hodan. {Daawo Sawirada}
Dagaalkan oo la isku adeegsaday Hubka noocyadiisa kala duwan ayay Al-Shabaab sheegeen in ay Khasaare xoogan gaarsiiyeen Ciidamada DKMG ah, iyaga dhinacoodana aysan jirin wax Khasaare ah oo ka soo gaaray.
Intii uu dagaalku socday waxaa Xirmay isku socodkiidkii Dadweynaha ee Isgoyska KM4.
Dhinaca kale 9 qof oo rayid ah ayaa ku Geeriyooday ku dhawaad 30 kalana waa ay ku Dhaawacmeen Duqeyn Ba’an oo ay Ciidamada Gumeysiga iyo kuwa DKMG ahba la beegsadeen Qeybo ka mid ah Degmooyinka Hodan,Howl-wadaag iyo Wardhiigleey.
6 Qof ayaa ku Geeriyootay 20 kalana waa ay ku dhaawacmeen oo ay ku jiraan 3 wiil oo walaalo ah Madfac ku soo Habsaday Muqaaxi lagu Magacaabo Sama Jecle ku taala Suuqa weyn ee Bakaaraha oo ay Dad Shacab ahi ka cuntaynayeen.
3-da ka mid ah Dadka geeriyooday ayaa waxa uu Madfacu ku haleelay Degmada Wardhiigleey ee Magaalada Muqdisho.
3 qof oo rayid ah ayaa iyaguna ku dhaawacmay Isgoyska Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.
4 qof oo kale oo ay ku jirto Gabar iskuuleey ah ayaa ku dhaawacmay Dhowr Madfac oo iyaguna ku Dhacay Isgoyska KM4.
25 qof oo dhaawac ah ayaa la gaarsiiyay Isbitaalka Madiina, 21 ka mid ah Dhaawacyadaasi ayaa la jiifiyay ka dib markii uu Cuslaaday Dhaawacyadooda 4ta kalana dib ayaa loo celiyay ka dib markii Adeeg caafimaad loo sameeyay dhaawacooda oo fudud awgiis.
8 qof oo dhaawac ah ayaa iyaguna la gaarsiiyay Isbitaalka Dayniile oo ku yaala Duleedka Waqooyi ee Magaalada Muqdisho.
Xasuuqani ayaa ku soo beegmaya xili Duqeyn dhinaca Hoobiyayaasha ah lagu Qaaday Madaxtooyada Villa Soomaaliya taas oo aan illaa iyo hadda la sheegi Karin khasaaraha Rasmiga ah ee ka dhashay.



Related posts:
Islaamku waa Alshabaab Allahu’Akbar
Alshabaab Alaska ilaa Somalia iyo Africa Islaamka gayni doontaa
Sheik sharif gaalada ayuu wataa dowladdaha Calaamka ayuu u shaqeeyaa
Asmara group gaalada ayay u shaqeeyaan
Suuufuyiinta amxaaro ayay wataan
Usama Bin Ladaen waa Amiirka mu’mineenta Alqeada waa muslimm walaalahayna
al shabab faa’iidadooda iyo khasaarahooda keebaa badan
waxaa badan khasaaradooda
waayo ma fakiraan mana
fakiraan shacabka somalia
SOMALIA ha loo duceeyo xal allah baa leh ee !!
asc
alshabaab guuleesta oo cadawga meelkasta ay jogaan xanuujiya.ilaahaw umadeena umaciin intii geeryootana janada ka waraabi.
jihaadka halawado fadhi iyo jixinjix ma jiro ilaa umada gumeesiga laga saaraayo.alshabaab waata ladhahaayo khasaara badan ayeey keeneen miyaa la fiirsadaa duliga ay nagu hayaan cadawga oo gacmaha la isi saartaa.
dadka dhimanaayo ilaah baa uqoray asaga ayaa ka abaalmarinaayo laakinse jidkii ilaah nafaray yaa laga leexanin
odaygaa leheydeen nabad ayuu naga ortganyahay iyo xasuuquu wadaa iyo aargoosi hadii udunka tagyana waa maxay wali dilkaan socda owolba isma aydaan dhaamin marka odayga bilaash ayaa odayga u heysateen idinka uunbaa is xasuuqi jiray walina isku wada.
Al shabaab dad diin dad ka uhorseeda ma ahan, ee halal taliya, waa willal yar yar oo diinta aan waxba kafahmsanaheyn, Ilaah baan idiinku dhriyr yaa mas’ul ugadhigay in ay diinta aduunka kufaafiyaan, niman yahow Somali ayey dab kushidayane, xalmahayan, halmid wey ku amananyihiin in ay Ethopianka ladagalaman lakin ogoow taas iyaga oo kaliya ma ahan kumanan katirabadan ee somali ah, wadada ah ayaa ka agdagalama oo Ethopianka laayey, laakiin Alshabab walalayalow dadka Somali wali magac fiican ayaad kuledihiine ha is sharaf tirina guushii aad wax ka keenteen waad kasbateen magaceeddiiye waxaan aad diinta dadka kaxigsaneysaan iska daaya, diinta dadka muslimka oo dhan ayey kadhaxeysaa, qaabka aad wax ufulineysaane wallaahi baankudhartaye in aysan diin salkulahayn, ee Shaabbabow sidii khawarjirtii wadadoodii ayaad heysaan, somalida dad shayadhiin ah ayaa jira oo idiin fashilinaya, dadka Somalida waxey caaddo uleeyhiin marka hore wey idiin soo dhaweynayaam marka danbe cadowga ayey idiinkala safanayaan oo waxaaba laga yaabaa in Ethopian ka sidan dadka ugalay in Somalida qaar arinta meel xun inay kagarto idiinkala saftaan sida hadaaba lagu xamanaya kuwada kadagalamaya Guriceel iyo Dhusamareeb walaalayalow Alshababow adiga ayaa heerkaas gaarsiiyey dadka.
Midda kale, wali meel aad kaso labankartaan ayaad joogtaan, magaciinna wanaag ayaad kusoo baxdeen laakiin hadda dadka weykashalayaan magaciinna laba arimoodba sabab ayaay utahay arintaan waa mid oo: Qod muslim ah oo somali ah in aad dishaan oo aad gowracdaan ama Assassineyd gareysaan ayaad dhahaysaan munaafuq ayuu ahaa, gaalada ayuu lashaqeynayey,war ya idiin baneeyey dhiigisa qofka muslimka sidaas fudud ee aad udisheen,aaway sow cinqaab kale oo kafudud mahelikarta, sow meel makuxerikartaa, oo maad garacdaan, oo maad wax uu kucimriqaadoo oo kale ku cinqabtan, haddii aad sifudud iskagadishen ciqaabtii Allaah meel ayey idiin taalaye, sow shaqsi Somali wax utarilahaa oo aqoon lahaa, oo maanta un baad caradiina ka amar qadateene beri iyo mus taqbalka sow lagamayabo in ruuxaas Somali wax utaro ama Diinta uu wax utaro ama xitaa caruurtiisa ay diinta iyo somali wax utaran, adinka maxaa idiinka qaaday aragtioda fog iyo meel dheer in aad wax ka aragtan.
Middi labaad, walaalayallow waxaa laga yaabaa in aad dad fiican tihiin laakiin arimaha qaar kood aadan shuqul kulahayn, oo la idiin masa bidanayo, war arimahas kadigdoonaada, oo magaciina sifeya, oo waxa aadan mas’uul ka ahayn iska fogeeya ileen fidna ayaa socotee, waxaa macquul ah dad fidno wadao in ay wax kudheelaan kadibna dhahaan waa Alshabaab, war afhayeen kiina arimahaas haka hadlo oo iskafogeeya. Talla ugu danbeysa walaalayalow waxaad ku amanan tihiin in aad Qabiil kasaramarteen, oo aad Group aad iskugu qaabeysan oo iska danbeya ayaad noqoteen, laakiin waxaad Zero ama minus kawadataan siyasadda iyo sida uu caalamka ushaqeeyo, dhankas cid aad ku maamulikartaan malahan, oo waadba kadhacsan tihiin, wali sida aan warkiina kadareemo waadba iskala weyn tihiin aduunka qiimeeya markii idiinladhaho, oo adinka in aad saxantihiin ayaad isu modaan, wallaahi waa hubaal in idiinkala saxan yahay ee group dhanka siyasadda wax kaqayanno kusodarsada, haddii kale war wad la’aneysaan oo kaliya guulna magaari doontaa, hadii diinlinekeda ad haystan kuqanacsan tihiin, oo sidaan ayaan kuul kugaridoonaa aaminsantihiin waa hubaal meelxun baad nawada geyneysaane walaalyalow dad fiican oo Jihaad kusocda ayaad umaqataane inagana hana haligina adinkana meelcidla ah ha isasoo joojinaha ee wadamada jihaadka kajiro sida Palastine, Afganistan,Iraq meelahaas aado oo kushahiidda Somalida oo dhanna duco ayey idiinla daba taagan tahay.
Mahadsanidiin.
ok aniga waxaan rabay inaan kahadlo, walaalaaha mujaahidiinta ah ee kadagalamayyay soomaaliya, s.ya qofna lagama xigo waa dalmuslimiin al.shabaabna qalad waa leeyihiin saxna waa leeyihiin walaalayaal unasteexeeya walaalaas nin walba ninkuu garanyo? diina u kudhaamo, wax hausheego, waad mahadsan tihiin