Odayaasha Dhaqanka iyo Maamulka Deegaanka Degmada Guri-ceel ayaa maanta kulan ay uga arinsanayaan Xaaladaha ka aloosan Guri-ceel yeeshay waxayna kulankoodaasi uga codsadeen dhinacyada Dagaalamaya in ay Dagaalka Joojiyaan oo ay xabada ku badalaan Wada hadal.
Guddoomiyaha Degmada Guri Ceel Cali Sheekh Maxamuud oo Shir jaraa’id u qabtay Saxaafada kulankaasi ka dib ayaa ugu horeyn ka warbixiyay Khasaaraha ka dhashay Dagaalkaasi waxaana uu yiri “Meesha Dhimasho way ka dhacday Dhaawac badan waa uu ka dhacay, Barkacna laga hadli mahayo, Dadkii Meeshaas ku dhaqnaa Duurka ayay u kala Firireen”.
.. ayaa sidoo kale Baaq u soo jeediyay Dhinacyada ku dirir Degmada Guri-ceel iyo Ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo uu ku tilmaamay in ay Baasiinka u hayaan Colaada xiligani ka taagan Gobolka Gal-gaduud waxaana uu yiri “ugu horeyn in Colaada la joojiyo, la wada hadlo, Qolo waliba Kitaabadeeda la soo baxdo, Kitaabada ha la iskula soo Baxo waxa la isku hayo ha la wada arko, waxaan Codsanaynaa Dadkii, iyo Deegaankaanagii wuu baaba’ay Maatadii Biri magaydada ahayd ayay Dusheeda Colaadaasi ka dhacaysaa, Waxaan Codsanaynaa Dadka walaalaha ah ee gacan ka hadalku dhex martay in Gacanta PM-ka ah Hadal lagu badalo”.
“Dowlada Itoobiya oo u sheegtay Caalamka in ay ka baxayso 5 January Soomaaliya in arinta Soomaaliya ee is-jiid jiidka ah ee Murugada badan leh ee gobolada Dhexe ka socota inay maanta Baasiin ku sii huriso, Dalka waan ka baxayaa ayay tiraahdaaye ay si fudud xuduudaha uga soo gudbayso, Masaaliixda Soomaaliya iyo Heshiiska Dib u heshiisiinta Waxbay u dhimaysaa, Deegaanka Dhibaatada ka dhacaysa uma baahna maanta Saanad Milatari”.
Baaqan ayaa ku soo beegmay xili ay inta badan Degmada Guri-ceel isaga Hayaameen Dadweynihii ku dhaqnaa isla markaana ay wali Xiiso colaadeed ka jirto Deegaankaasi.

Related posts:
hadaan ka dhiibto fikradayda waa in dhulka lala simo allshayaadiin maahan shabaab kuwaan waa yuhuud
Ali yare, waxaad soo qortay, kitaabkaaguu kuugu qoran yahay ama ku farax ama naxan, hadaadan muslim ahayna waxaan ku leeyahay kudhimo caradaada, kana daa afkaaga qurmuun Al-shabaab, fulayhow
Asc
waxaan ku faraxsanahay tallaabada wax ku oolka ah ee ay qaadeen mujaahidiinta taasoo ah in la burburiyo meelaha ilaahay sokadiisa wax lagu caabudo waa waajib sharci ah umana banaana muslimiinta dhabta ah inay sii eegtaan hal saac marba haday awood u helaan inay burburiyaan sidaas waxaa yiri ibnu qayim
isaga oo daliishanaya markii ay reer dhaa’if codsadeen in loo daayo sanamkii laata ahaa muddo sanad ah si aysan oga nixin caruurta & haweenka nabigana uu ka diiday xataa inuu maalin usii dhisnaado
xadiiski abilhayaajna waa kii uu lahaa cali bin abii daalib baa igu yiri miyaanan kuu direyn wixii uu ii dray nabiga s.c.w waa inaadan ka tagin qabri kor usoo foocsan illaa inaad dhulka la sintid ???
dadka qaarbaa waxay qabaan inay fidno ka dhalaneyso oo ay haboontahay in lala sugo waqtiga ugu haboon oo ay dadkana dacwada wada gaarto cadowga dibadda ka yimidna uu baxo
waa fikir macquul ah waana ixtiraamayaa laakiin
aniga waxay ila tahay.
walil xadiihi baqiya
war shiikhoo warintu burburiya oo kaliya maahee uyara kaadi. waasax oo fikirkaaga inaad sheegto kuma khaldanid laakiin fikirkaas ani waa ila khaldanyahay hana usoo daliishan daa’if tan markii nabiga lasoo diray oo kale ayaa lajoogaa markii risaaladu buuxsantay ayuu nabigu asnaamta kubilaabay jajabin midda kale waxaani asnaamna maahane ayaan in loo sugo oo dadka caqiido ahaan looga dhaadhiciyo ayaa ka haboon in la isku diro.
A3aleykum Wr Wbr
Waxyaabaha Risaalada loo soo dijiyo ayaa waxay tahay Alle kaliya in la caabudo,wadana laga dhigto jidkii uu maray Ras’uulka SWC.sidaas ayada oo ay tahayna ayaa waxay sharceedaeyna qabtaa in marwalba la eego waxii mafaasid iyo masaalix ay ka imaanayaan,,tusaalo ahaana hadii shayga la reebayo uu ka imaanayo wax ka dhibadan farah ayaa laga qdayaa,qiyaastaasna waa mid ay fadwonkaraan Culumada kaliya.
Dhinaca kale ninkii si fiican ula socda maraaxisha ay soo martay Dacwada somalia goobjoogna u ahaa waxbadan oo maanta dhacayaan marka uu arko waxaa inbadan hor imaaneyso wakhtiyo kamid ah waxa uu idhihiisa ku soo arkay.dad badan ayaa waxay moodayaan Zawaadkan(Dadkan) faraha badan oo meshii latagaba kuugu soo dhaweenayo in ay Aamisan yihiin Mab’aadida aan aaminsanahay sidaas darteedna dhib iyo dheefba in ay na taageerayaan ayna naracsan yihiin,runtii ninkii taas aaminsanwaan waxay ila tahay in kobac badan in uu udhiman yahay,dadkaana maalinba ninka xoogabadan ayay raacsan yihiin.
Mana u baahna inaan tusaalo ka bixiyo waxaa tusaalo noogu filan maalintii Modisho lagabaxay dhibkana uu dhacay xagee ka baxeyn dadkii Garoonka istaadiyomka Mogdisho buuxin jirey,aaway dadkii gobal walba u yeeran jiray in Shareecada lagu Xukumo.(inabdan oo ka mid ah waxay ku bishaareysteyn madaama wadaadadii la saaray kheyr farabadan in imaanayo)balse Alle waa caadil oo sida ay filanayen kama uusan dhigin.
Hadaba aniga waxay ilatahay shay aananan lagaari karin in ay tahayayna mustaxiilna tahay in aan suubino Mujtamac wada fiican,mujtamac aanan laheyn qof xun,sidaas darteedna dadka waa in aan diin ahaan wax walba u barnaa wax walba oo xun islaanimadoooda waxdhimaya,si ay ayaga gacmadooda wax walba oo xun ugu bur buriyaan.
Mida kale wax yaabaha meelihii jihaadka ay ka biloowdeyn ugu dambeyntiina so afjaray ayaa waxaa ka mid ah ,waxaan rabnaa in 4rateyna wadaad kaliya aan ku xisaabtano 4rtii wadaadna waxay wada rabaan in ay noqodaan raga ugu horeeyo ee Shaada qaato,ama waxa kaloo dhacada (sida meelaha qaarkiis ka dhacday) in ayga oo ku xisaabtamayay mujtamaca ay la noolyihiin ku dhawaaqo Jihaad, mudo yar kadibna dadkii ay ku xisaabtamayen ay lid ku noqdaan.
Hadaba waxay aniga ila tahay hadaan rabno in Camalkaan Jihaadiga ah uu in badan socdo aan qaacido shacab ah u suubino kuwaas oo naguraacsan Mab’da iyo waxaan aaminsanahay,ee aanan nagu raacsaneyn dhexda raac.taasi waxay keeni kartaa maalinta uu dhibka dhaco in aan helno dad nagarab istaaga dhaawaceyna qariyo,Ukunteynana noo xafido.Shayga kaliya ay ku suuroobi kartana waa in dadka wax walba aan fareyno iyo wax walba aan ka reebeyno inaan Diin ahaan u barno.
Mida kalana cid Shareecada ka weyn majiraan hadii lagu yiraahdo aan ku kalabaxno Shareecada ma ah in qofka kuyiri aad tuhuntid,sababtoo ah waxaa kujirta Qislad wanaagsan oo ah in in uu aaminsanyahay in Shareecada kaliya lagu kalabxi karo waana qofka muslinka dhabta ah waxa laga rabo in uu aamino,mise waxaad aaminsantahay Rijaalu Zaxwa in uusan Qaldamin,ee uu asaga marwalba yahay kan saxan kan Xaqa ku taagan.
Mar marka qaarkood ma istiraahdaa xoogaa quruur badan baa nagu jira,aana aaminsanahay in wax walba qori caaradiis aan ku xalinkarno,waxaan aad u jeclaan lahaa inaan dib ugu laabano Rasuulkii SWC Hadigiisa sida ahaa marka uu jihaadka kujiray iyo marka kale,Saxaabadii iyo Salafkii Allaha kawada raali noqodee Hadyigoodii sida uu ahaa,markaas baan waxaan fahmi karnaa waxabad oo maanta aad ugu oomanahay uguna baahanahay inaan fahano
Waxaan ku soo gaba’gabeyn lahaa Shumacaan ifayo ee aan gacanteyna ku shidnay yaanan sabab u noqon inaan gacanteyna ku damino.Inabdan aan aqrino Taariikhda ay Soomareyn Muslimiinta,hadaana u fahano inaan ka fadli badanahay kana iimaan badanahay inbadan bay anagana Taariikhda naxusi doontaa.
Wallaahi Aclam
fadlan suufiyada anigaa ahaan jiree ma idiin waramaa.
marka raashin aanu cunayno sheekhaa candhuuftiisa noogu tufi jiray oon kala boobi jirnay.
mana tukan jirin sheekhaygu.
tigreegana waxay u yaqaanaan awliyo ilaahay soo diray.
eesh qiyaasak.
bal ka warama qofka waxaa citiqaadsan.
ninka shabaab ku sheegaayo yuhuud adiga maxaa taxay.waa la yaab dadka maxaa laga suubiyey waaatay afka ka qaadi la’yihiin mujaahidiinta naftooda iyo maalkooda noo huray.aniga waxaan aaminsanahay without shabaab in ay amxaaro ilmaheeda kaysanlahed.
wadahadal iyo c/laahi usuf iscasilidiis lama arki laheen hadii malintii amxaaro mogdisho ay soo gashay lagala hortagilaheen xabad.
somaliya ama kitaab baa lagu xukumaa amase dowlad laaan ayaan ku dhameesaneena cimrigeena