Comments on: Xalka Soomaaliya xaggee buu naga jiraa?

By: abu cabdirahmaan
asc kheyr allaha siiyo walaalken lakin midban ugu dara lahaa oo uu hilmaamey 1 halku wuxu ku jiraa kitaab alle oo la qaado lagu dhaqmo lagana run sheego 2 fikradaha gaalada u soo urureyna sifaadka hogaamiyaha wanaagsan waa sifaadku lahaa nabigena iyo afarta khulaafo raashidiin fikirkana diinta ku koob xalka meel kale haga raadi baarakalahu fiikum

By: Abdirashid puntland
Intaaso dhimi wa laqaba qoraaga qoraalkan qoray wana sax walow ay jiran qaar uusan kabixin sharaxaad waafi ah hadana waxan qiraya inuu sal iyo baar xaqiqada u dul maray waan ku amaanaya maamulka madaxda iyo shaqaalaha somalimirror.Com sida ay shacabkoda ugu adeegaya ha daalina ha diyoobina runtana ha dacal marina thanks

By: waayeel
INIL XUKMU ILLAA LILLAAH .

AMARA ALLAA TACBUDU ILLAA IYAAH .

XALKU KUMA JIRO MEEL AAN KA AHAYN

KITAABKA  IYO SUNAHA {SWWC }

ASC WRWB

By: bishaar
xalka somaaliya waa diinta isaamka maxayeelay umadan somaaliyeed waa kala dhimatay wax aan kitaabka ahaynin ma daweeyo gaalana kitaab wa diideensidaas daraadeed waa dhimasho mahorto umadaan marka aan shuhada noqono sidaas ayay iila muqataa aniga walalaka maqaalka qorayna waamahadasanayahay