Comments on: Baadigoob: Hoggaamiyayaashii hore ee Soomaaliya

By: maxamuud
aniga waxay ila tahay maadaama aan ahay jiilkii daraawiishta,

markii gumaystuhu afrika yimid siiba gobalada waqooyi,wuxuu heshiis lagalay isaaq warsangeli iyo gadabuursi iyo ciisse ,dhulbahte waa diidey wuxuuna lagalay dagaal hubaysan, nin kor kuqoran wuxuu yiri gabadii berbera laga tiriyey iyo heesihii maad qorin guumaaysi hees makutagaa horta mise waa ku dararaa,ilaahay baa mahadleh dheh daraawiishna u abaalgudda…gabayga iyo heesuhu waxay soo gelayaan qaybta suugaanta ee laakiin dagaal iyo sugaan laisku daray ayaa waxtara,,

By: somali
Anigu. Waxaan. Odhan. Lahaa  Si wanaagsan.   Oo hufan.   Ayuu.   Mr:  shire. Usoo.  Diyaariyay.   Taariikhdeena. Dahabiga.     Ah. ee. Somaaliyeed, shantii. Somaaliyeed qayb. U. Katageyna. Majidho.    Mahadsanidiin. Dhamaantiin.

By: ismahan
Waxa aan gedigeen ognahay in somalidu ahayd umad gabayda wax kastana lagu muujin jirey suugaan. Haddaad u dhabgasho gumaysi naceyb, dadka ugu gabayada badan uguna heesaha badan ee ka tarjumayey dareenkii waqtigaa ee dadka waa la ogyahay gobolada iyo magaalooyinka ay ka yimaadeen. Taariikhahan cusub ee jeebka lagala soo baxay iyo magacyadan cusub ee a leeyahay waxay ahaayeen mujaahdiin iyo gumaysi nacayb waa mid ka soo unkatey waqtigan cusub iyo taariikhda cusub ee Idaajaa

By: ismahan
Saciid Cali shire waxa uu qorey duudsi badan baa ku jira. waxa haba yaraatee aan lagu soo darin meesha sida qobolada waqooyi loogala dagaalamay ingiriiska iyo wixii gabay iyo hees la sameeyey ee ingiriis qaxiyey. waxa ka maqan taariikhda magaalada erbera oo ka qadiimisan kana istiraajiyadsan magalada Muqdisho, iyo wixii kala qabsadey somalidii halkaa deganayd iyo bortiqiiska. Waxaanu daacad ka ahayn taariikhda sayidka oo ahayd mid u eg taariikhda alshabaab ee maanta, taas oo dhalisay in sayidku kaalmo ka waayey qabiilkiisii ogaadeen, qabiilki hooyadii ahayd ee dhulbahante iyo qaybo badan oo ka mid ah dadka Isaaqa. Waxa taariikhdiisa ka maqan saxeexii haraga ee laga qaadey ingiriiska inuu dalka somalliya ka baxo watigii somalidu doorato. Waxa aad ugu badan taariikhdiisa qabiilka majeerteen iyo saldando aanan weligay ku maqal taarikhda somaliya.

By: Naiima
Bog hadaad rogtaba baal kalay kaaga soo bixiye

Baa’now nin soomaaliyaan,baranin xeerkeede

Bakhtiyo waxay wada noqdeen bahal dadqalataahe

Barriguu ilaah fidiyey bay dhiig ku baahsheene

Birta kama xishoodaan wartay balo ku sayreene

Baalkeeda dahabkaa qurmuun bay ku biiyeene

Booglaysay diinkeenibay buruq u yeeleene

Busqan iyo waxay leeyihiin timo basaaseede

Bada alifka maba dhaafayaan baqra ma gaaraane

Buuga ugu qora dulligu inay na buurteene

By: mahamud shire
ASC,marka hare hadii aan la isku sheegi wixii la soomay iyo siday ahaayeen lama helayo taariikh dhab ah waayo waxaan ognahay aduunyada

waxaay ku dagaalamey waa qabeelsida biratisha

wuxuu dagaal isku soo raace in aay qabsadaan

amarico waxaay dalkaan ugu yimaadan dad la dhaho calibastayn,waxaay ku bilaabayay qabeel iso sooraacay, hadab kama marna soomaalida waxaay ku dagaashay qabiil waxaan ognanay ninkii dhalo wiilal badan wuxuu ahaa wuxuu ahaa nin geesi ah,hadab qabiilka waxaa la yire ha la isku aqoon sado, ee yaan la isku dilin,,,mahadsanidiin

By: mahamud shire
ASC,marka hare hadii aan la isku sheegi wixii la soomay iyo siday ahaayeen lama helayo taariikh dhab ah waayo waxaan ognahay aduunyada

waxaay ku dagaalamey waa qabeelsida biratisha

wuxuu dagaal isku soo raace in aay qabsadaan

amarico waxaay dalaka ugu yimaadan dad la dhaho calibastayn,waxaay ku bilaabayay qabeel iso sooraacay, hadab kama marna soomaalida waxaay ku dagaashay qabiil waxaan ognanay ninkii dhalo wiilal badan wuxuu ahaa wuxuu ahaa nin geesi ah,hadab qabiilka waxaa la yire ha la isku aqoon sado, ee yaan la isku dilin,,,mahadsanidiin

By: Dayib Qalib Yusuf
Ahmed Hadii adiga qabyaalad kaa buuxdo maxaad dadka oogala soo dul dhacaysa. Ilaah ka cabsood hadaad wax qalad ah aragtay sheeg waana la sixin balse iska daa jirada aad adiga qabtid inaad dad kale ku sheegtid.  bal nooga soo saar waxa aad tabanaysid oo khalad ah >>>>>>

By: ahmed
asc…saciid cali shire waa nin caadifad ku jirto oo aan run ka sheegin taariikhdan uu xusay dadna uu ku ammaanayo dadna uu ku caanayo, qof waliba wuu dareemi kara sida uu wax u qoray saciid waa mid qabiil lagu ammaanayo dadna lagu aflagaadeenayo ee ka waantoow ayaa ku oran lahaa qabiilka xun ee kugu jira saciid…………

By: Rashid Mohamed Abdalla
ascw, been lama sheegee aqoonyahanka SICIID CALI SHIRE wuxuu si cidwaliba u fahamto u soo asteeyey taariikhdii soomaaliyeed uuna qaadsiiyey bogag kooban oo inta wax qorta,aad- wax-u-akhrida iyo inta aqoonta lihiba garanayaa sida loo sii raadiyo tafaasiisha dheeraadka ah ee loo baahan yahay marka loo baahdo.