Comments on: Xuub-sireed oo beeniyay Iscasilitaanka C/laahi Yuusuf

By: wadaad yare
Tan kale Nuur Cade iyo Sheekh shariif in daba dhilif lagu sheego waa arin waqti hore ah oon la gaarin. Ma aheyn iyaga dadka soo geliyey Itoobiya, waxaanse u jeednaa iney isku hawlayaan sidey u bixin lahaayeen. Aad bayna u kala duwanyihiin nin soo geliyey, dadkii la gumaadey, doonayana iney weligood joogaan, iyo nin u xeeladeysana sidii loo bixin lahaa.

Tan qabyaalada waa kaar si xun loo isticmaalayo, farqibaana u dhaxeeya inaad dadkaaga badbaadiso iyo inaad dadkaaga cadaawad ku abuurto ood umada kale ku dirto.

dadka ceelasha biyaha ku cadaaban Nuur Cadena way u banaan baxeen oo taageereen, Gacmo dheerana way ku mudaaharaadeen oo diideen. Qofkii qabyaalad ka hadlaya dadkaasi labadaas nin midna ma qabiil bay ku diideen midna ma qabiilbay ku taageereen.

Saaxiibayaal kaar kaas qabyaalada si xad dhaaf ah ayaa loo isticmaaley oo dhinacyo badan, laakiin idiinma shaqeynayee dooda si kale oo mawduuci ah uga dooda.

By: wadaad yare
To: nuurow

Horta mida ah in gabdhuhu arimaha siyaasada aysan ka hadlin oo hadey ka hadlaana ay isku qasmayaan waan kugu khilaafsanahay. Oo gabdhuhu sida ragoo kale wax fiican iyo wax qaldanba way sheegi karaan. Marka waxaan qabaa iyadoon qofka jinsigiisa lab iyo dhedig loo gudbin, qabiilkiisana qurac iyo qansax loo gudbin in ra,yigiisa la naqdiyo.

Sh. Shariif rag badan iyo dumar badan oo meeshaan ka af lagaadeeya way jiraan, waase garashadooda, anigoon sheekha shakhsiyadiisa isku taxalujineyn hadana manhajka ah in siyaasad iyo deganaan xarkaha soomaalida qoorta uga duuban laga fur furo qofkii iyo kooxdii wada waxey ka kheyr roon tahay kooxda rabta iney gool siyaasadeed ku dhaliso iney dadka marjiso.

By: Abdirizaq maxamed dheere
Waxaa ilaahay mahad diisa ah in qofkastoo somali ah uu fahmey waxa dhabta ee somaliya kajira hadii aan kadhiibto fikirkeega kuaadan TFG-da iyo cadawga tigreega wax aan xabad aheyn oo ay munaasib ay kuleeyihiin majirto

By: nuuroow
To noora                     adoo raali ah adigu ma marka cadeey ayaad u shaqaysaa maxaad meeshaan ugu xayeesiisaa tankale shuruucda saxaafada ayaan ka hadlayaa maqaal kastoo aan qorana waxaan ku caayi sh shariif macquul miyaa  ugu dambay markay culumadu leedahay haweenku hawlaha raga haka dhex bexeen waxaa ka mid ah meelaha ragu uga hadlayaan xaajooyinka  waayo waxaa cad inayan is kontorooli karin haweenku tusaale  adiga iyo gabadha ku soo gasha maryam  oo soo qortay sh shariif amxaaraa guursanayso  waa wax la yaab leh qof tukanayo inuu sidaas yiraahdo  walaal waxaa fiicnaan lahayd inaad waxaad qoraysaan ogaataan in malaa,igu qorayso

By: nuuroow
reer somali mirror ilahay ka baqa  shariifkaa amxaaro guursanaysaa naagta soo qortay ka joojiya meesha

By: Noora
Wararka Hufan ee Nadiifka ah ee Xambaarsan Anshaxa & Aqlaaqa Saxaafada ( Freedom of Expression and Resposibilites of Journalism )

Aqlaaqa Saxaafada:

Waxaan indhaha ku qabtay cinwaan ah ” Cadaaladda Alshabaab ma waxay keentay Nin quraac haysta qado loogu daro? Majeerteen madax loogu dhigo Gobolka Shabeelada Hoose.

Qormada wuxu u qornaa sidan, ” waxaa xigtay in Sh/Hoose ay xoog kula wareegeen Alshabaab iyagoo ka qabsaday koox uu Indhacade madax u yahay oo qudhooda sheegtay inaay shareeca ku xukumaayan Gobolka” Maxaa keenay in Nin Majeerteen ah lagu Sandulleeyo Dadka ku dhaqan Gobolka Sh/Hoose, Maxaase Indhacadde looga qaaday Gobolka Haddii Nin kale oo isagaba ka sii shisheeya loo dhiibayo Indhacaddaaba Gobolkaas kula soo diriray Tigreega ugana Xaq badan Ninka Cali Saleeban ee Maxaa isaga loogu deyn waayey?”.Subxaanullaah.

Iftiimin:

waa hadal la yaab leh oo laga yaq yaq soodo oo qofka damiir leh aan ku hadlin , midda ugu horaysa Alshabaab wax weerar ama duulaan kuma aay qaadin Sh/Hoose, , laakinse waxey halkaas ku tageen codsi uga imaaday dadka deegaanka u dhashay, iyagoo taas ku doonaayay in laga dul qaado dulmida gaamuray oo aay mudo 20sanno ku dhex noolaayeen , Alshabaab, gobolka shabeelaha hoose ula wareegeen si nabad ah oo aan wax dhiig lagu daadin. .

Dulmiga lagu haayay degaanadaas wuxuu ahaa, Dil, Dhac, Kufsi, Jirdil, Xarig sabab la’aan , madax furasho ayaa inta badan lagu lagu xalin jiray xarigaas, Hanti maroogsi, lacagihii leejada dadkii bixin waayana lacagtaas la dhibaateyn jiray xitaa qaarkood dil muteysan jireen lacagahaas waxaa uu Indho Cade u yaqaanay Canshuur.

Sheekh C/raxmaan Axmed Siiro, maaha nin meel shishe ka yimid wuxu ka mid yahay dadka deeggaanka, Saxaafada, waxaysan aqoon u leheen, in beesha, uu kasoo jedo Sheekha, ay Xaafad ka degaan Magaalada Marka, mudo qarni ka badan aay halkaas deganaayeen . qof shacab xoog ku haystay majirto cid ku aaminayso Maamul mar dambe odayaasha dhaqanka degaanka ayaaba taas cadeeyay dhibaatada Indho cade deegaanka ku haayay asigoo shareeco markaas sheegan jiray

Ma jiraan Indha cadde wuxu ugu xaq badan yahay Sheekh Siiro jiraan halgankana Safka hore ayuuba oga jiray Sheekh Siiro, Indhacadde, wax dagaal oo uu degaankaas kaga difaacag tigreega majirin, Tigreegana waxay ka joogaan Gobolka magaalada Afgooye, halganka waxaa ku jiray oo degaanka difaacayay Alshabaab oo ku qaadi jiray Tigreega weeraro cul culus,

Iftiimin

Habdhaqanka dhalinyarada ku bahoowday magaca Xaraka Alshabaab,oo lagu yaqaan oo Qaamuuskoodi ku qorneyn Qabyaalad & goboleysi.

Siiro waa Shaqsiga ku haboon inuu Maamulo Gobol ama Degmo,ka sokowna Odayaasha Reer Markoodka ayaaba u yeelay in Wadaadka xukunka loo dhiibo…Isla Saxaafadaa qaylo dhaan ka keenay in Nin Isaaq ah loo dhiibo Maamulka Kismaayo, waxaan oran karaa in Saxaafada caynkaa ah waa Saxaafad uurka ka jiran waxaana alla ugu baryaa inuu Quluubtooda Mudgi kaga dhigo Qabiilka & Qurunkiisa Aamiin!!!!

Aqlaaqa Saxaafada:

Isla Saxaafada maalmahaan hadal haayay nin sheegtay inuu yahay Shabaab.Ibrahim Almaqdis oo sheegay in uu ka tirsan yahay Mujaahiddiinta Alshabaab Hadafkooduna uu yahay in Adduunka oo dhan ay qabsadaan Isagoo Magacaabay meelo ay ka mid yihiin Alaska oo ku taalla Mareykanka, Japan, KoonfurAfrika, Turkiga

Odayaal Dhaqanka Magaadada Marka Iyo Shacab ka tirsan Dadka Deggan Magaaladaas Marka Iyagoo Ninkaas uu Hadalkaas ka soo yeeray ku Tilmaamay Agent ama adeege Jaajuus ah oo laga soo diray Gobollada Puntland una shaqeeya Sirdoonka Mareykanka.Subxaanullaah.

Iftiimin

Bal aan wax ka iraahdo Odayaasha Dhaqanka Reer Markoodka, ciddii aqoon u leh Dhaqanka Dadka Reer Markoodka ah waxay leeyihiin dalad ama Gole la yiraaho 12ka Koofid ama Koofi, 11ka mid ah Golahaa waxay kasoo jeedaan Beelaha Banaadiri, beesha 12aad waa beesha Biimaal ama Baymaal.War saxaafadeed ka soo baxayna lama arag, waana isla Golahaa kusoo dhobeeyay Alshabaab ahna kuwa ka turjumaaya rabitaanka dadka deeggaanka.

bal midkaan Doc-ka-yeerka ah aan la garan Ururka lagu tiriyo ama uu ka mid yahay uu Doc-ka-yeer un iska ahaa baaritaan ka dib ayaan ogaaday in uusan kasoo jeedin Puntland, intaa ban oga bixi Qabiil ma doonee. doc-ka-yeerkaana waxaan leeyahay xaq udirirka Soomaaliyeed dalkoda ka sokow meel aadi maayan ee adiga aad halkaad doonteysid ee waa fikir kuu gaar ah

Alshabaab & Reer Sh/Hoose, waxay kuwada noolyihiin Nabad iyo Caano, Amnigii soo laabtay Dumarkii iyo Hablihii ilaa 9ka ama 3saac haben nimo socsoda labada dhanba aysan wax xadgudub ah ka jirin Inta Nool & Inta dhimatayba Aqlkoda Aduun iyo Aqal Aakhireedba Cidba halkeeda waa layla gartay ayaan fillaa.

Freedom of Expression and Resposibilites of Journalism:

Waxaan ka oran karaaya in walaalaha Warbaahinta dib oga laabtaan in tuhun la dhexdhigo dadka halganka ku jiro , lagana fogaado Colaada laga dhex Hurinaayo Shacabka Soomaaliyed, oo in mudo ah dhib ku jiray kuna jira ilaa iyo hada , in laga waantoobo Qabiilka, waxaana aan xasuusinaa Walaalaha Saxaafada in maanta waxa Somaliya iyo Somalida meesha ugu liitay dhigay waa Qabiil.Waxaana ugu boorin: Dadnimo waa Dowlad nimo, Somali nimo waa Qaran nimo!!!

W/Q:Qamar Shariif Hashim

http://www.markacadey.net

By: Mariam
Cabdullahi Yuusuf waa habroobay waana la furay waxaana uu mudan yahay in dunuubtii u hore u galay la hor keeno.

Hase ahaatee Wayaanihii dalaaqay Yuusuf waxaa uu guursaday oo aroos cusub ah Xariif Shariif.

Haddaba waxaa nala haboon inaan la sugin inta uu arroska cusub noo gaysanayo sidii dhibkii kii hore gaystay.

Xasuus:

Yuusuf markii uu dhibka gaysanayay waxaa lagu taageeray si qabyaalad ah oo indha la’aan ah.

Haddana waxaad mooddaa Xariif shariif in sidii kii ka horreeyay qabyaalad uu taageero ku raadinayo amaba ku helayo.

Soo xasuuso xaddiithkii SCW ee ahaa Muslimka isku god laba jeer lagama qaniino.

FG(1): Inaan dhoho Xariif Shariif waan u qasdiyay sababtoo ah: Weedha Sheekh ma ii fududa inaan qof dabadhilif ah ugu yeero. ALLAHna waxaa uu ku sheegay culimadu inay u taagan tahay meeshii Ambiyada, sidaa awgeed ayaanan sheekh ugu quurin, mana ahi kii ugu horreeyay ee magacaan bixiya ee waxaa jiray maqaal ku jira markacaddeey.com oo lagu qoray.

FG: (2) Shakhsibaa waxaa uu u baahnaa sababta aan hadda ka hor u iri wadaad xume (wadaad yare) waa isku darsan yahay?.

Jawaabtu ma aha rocket science ee fududahay waxaa laga garan karaa qoraalladiisa iska hor iyo daba imaanayaa. Kaas oo aan hore u iri “timaahaagu ‘wadaad xumoow’ dhan ha u xiirmeen”

Salaam

By: daljir
dadku miyeysan somali aheyn mise wey riyoonayaan, hal booli ah nirig xalala ah ma dhasho, somalia shakhsi laguma heysan waxaa lagu heystay system dawlad ku sheeg ah oo ay ethiopia soo dhistey, ka soco kolba cida khatar ku ah jiritaanka systemkaas ayaa meesha laga saaraa, ee bal horta qabsada dan somali meesha ma taalee, geedi ayaa tagey gumaadkii waa kasii darey, hadii c/laahi raacana wax is badel ah ma filayo, hadaba dadow naari meel qabow ma leh kalsoonidii ethiopia ayuu c/laahi waayey shariifka iyo nur cadana midaas ayey heleen laakiin isku wada daroo midna ma heysto kalsooni soomaaliyeed, miyaad waligiin ku fakarteen in shariifku  uga galaangal ronaan doona ina yey gaalo!!! cajiib la arag maxaa xigi doona? marka ha ku mashquulina qabyaalad iyo hebel ayaa tagey wixii somali kusoo duuleey oo aqoonsi dad mucaarad isku sheegayey helay ayaa soo fadhiya inaan dhaqaajino aan ka hadalno hadii kale aan ku taageerno dadka midaas isu taagey… wabilaahi towfiiq

By: xiin faniin
C/yusuf “sidii ban dugsi la’ dabayshadayeey xagee muslin ooga dugaalaa”  hmmmmm     “anaa didiyoo dalkii ka eryaye xagee dadkaygii ka raacaa”

CABDULAHI yusuf waxa uu maanta taaganyahay meeshii uu Geedi taagnaa sanooyin ka hor, waa meel murugo iyo naxdin leh, caawa waa gacan ku dhiigle waa danbiile somali oo dhan  danbi ka galay. 100 000 ayuu laayay malaayiina waa bara kaceen, caddowu laah ayuu somali u soo hogaamiya. Laakiin maanta asgaa ciil iyo calool xumo qabo asagoo ay ku hareeraysan yihii kumanaan mujaahidiin ah oo dhiigiisu u soo carfayo, amxaar iyo gaal oo dhana nacay, oo Geedi wuxuu saad ka dhigtay Zakadii Sacuudigu somalia u soo dhiibaye aan wax saad iyo qarash ah haysan oo xanuusan ayuu taagyahay Baydhabo oo TIGREE beri ka tagayso.

soo caawa halkudhigiisa  iyo calaacalkiisu maahan (((ciiloo wayeey tala xumaan cadow ka dheerayn)

By: Xamza Yare
Sheekooyinka Dhurwaayada iyo Waraabayaasha siyaasada laguma dabaqi karo .. qofkii sidaas ku fakaraan wuu qaldamayaa? Waayo hada sida Mohamed Yare oo wax u qorayo waxaa laga dha-dhansan karaa in uu meesha ku hoos qarinayo Nour Adde ayaa ka daran Abdullahi Yousuf .. anaguna haddii aan shacab nahey waxaan kaliya oo aan qiimeyn karnaa ficilada siyaasiyiinta .. haddii sidaas loo qiimeeyana labadaas nin habeena ma sina maalina ma sina oo Nour Adde ayaa danta dadka u adeegaya Abdullahi wuxuu ku yahey caqabad in umaddu horumar gaarto? Qofkii Qabiil ahaan u taageeraya ama u diidaya wuu qaldan yahey laakiin wixii uu soo qabtey bal dib u eega oo ama taageera ama diida?