Comments on: Al-Shabaab oo la wareegay Guri-ceel

By: C/salaan
asc

ka daa murshidoow sidaas maaheee

Ilaaahay koreeye wuxuu yidhi “marka aad hadlaysaan cadaalad sameeya” Al shabaab waa geesiyaal hortaagan cadowga Itoobiyaanka ah xanuun badana u geystay taasi waa marag ma doon

laakiin waxay tahay arinta shabaab lagu dhaliili karaa arimahan:

1- dhiiga muslimka oo ay ku xalaashanayaan shubho ta ugu yar.

2- bisayl siyaasadeed oo aanay lahayn.

3- xidhiidhka ay la leeyihiin bulshada soomaaliyeed oo yar.

4- afkaar takfiir ah oo ay aaminsan yihiin.

wa salaam

By: Noora
ASC,

Ku:Muslim Dhab Ah Insha Allaah,

somalimirror haba u qaban nidaam la’aanta ka jira boogga fekrada waxaan ku sheegi caay waxay u dhimaysa sumcada Mujaajidiinta haba yaraatee ma jiraan Munaafakhiinta caayaaya Mujaahidiinta waa dad laga Guuleeystay qofka markaad ka guuleysato waxa u harayba waa af ku dahal caay iwm.

Munafakhiinta sheegay inay yihiin Ahlusunna WalJamaaca, waa dad u dan lahaa inay ku kacshaan shucuurta Culumada Suufiyada, ayaan darose,suufiyadane wayba garten in qabiil soo weeraray Alshabaab, Culumadaa hoggaan malahan shaqsi ahaan jiray Guddomiyahii hore ee M.Maxkamadaha, ayaa rag ay isu heenb yihiin u magacowday inuu Jamaacadaa Guddoomiye u yahay ka sokowna heelaydaa waxaa kale la waday Maxamed Cali Geeddi. sidaad u jeedidna dhegjalaq uma uusan siin kuwa hubantida qabiilka ah uuna hormuudka ka yahay Cirfo iyo Indhacadde, iyo xulufadooda.

waxaa kale jira labo shaqsi ku hadlay magaca Jameecada oo Reer Gaalkacyood ah ayaguna qaab qabiileed bay u hadleen alaylehe Reer Galmudug, waa la jiifiyaa banaan, la joojiyaa banaan, dad wanaagsana waala laga helaa oo faro ku tiris ah.

By: Deeq
Asc,anagu al-ictisaam waxba kama sheegno jibiso warkeedaba daa maxaa yeelay mujaahid cadaw hortaagan waxka sheegiisu waxaan garanaynaa cuqubada ka ratibmi karto,hadaba jaahilka aan taa garanaynin ee mujaahidiinta al-shabaal dhaleeceynaya waxa loo tirtiri la,yahay shaki weyn ayey na galisay,culimada ictisaam markay nadwo qabato tacliiqa taageerayaashooda ayaa la soo daayaa dad aan aniga ku jirana waa nala qataaraa oo waxba masoo qori karno anagoon wax aflagaada ah aanan ku hadlaynin cadaalad daradaas noo muuqato in nalaka qanciyo waan rabnaa,hadii dhaleeceynta ictisaam ay reeban tahay tan al-shabaabna ay banaan tahayna noo sheega? hadii kale balantaad qaadeen fuliya oo dhaleecaynta ururada islaamka ah oo dhan ha ogolaanina sida al-qaacida,al-shabaab,ictisaam,ogaadana qof aan balan lahayn waa qofaan diin lahayn oofiya ballamaha aad qaadeen ee ku sabaabsanaa arimahan aan ka hadlay.w.c.w.w.

By: Deeq
Asc,muslim dhab ah insha allaah,walaal aad ayaan kuu salaamayaa waanan ku diirsadaa sidaad xaqa u difaacid xaqdiidyadana aad ula xaajo qaadatid xujadana aad oogu oogtid,intaas ka dib somalimirror waxay ogaysiis ku bixisay hada ka hor in webkooda aan lagu qori karin wax dhaleeceen ah oo ku socota shakhsi ama urur islaam ah laga soo bilaabo maalinkaas ilaa maanta waxay dhaleeceentu ku socotaa mujaahidiinta al-shabaab mana hayno cid webkan ka tirsan oo ardaashaas yac tiraahdo ilaa ay hada ku dhiirtaan aflagaadada mujaahidiinta al-shabaab dadkii faraxalka cabi jiray iyo kuwii ciida qabuuraha cuni jiray,hanoo soo jawaabaan bahda webkan sababta ay u tirtiri la,yihiin dhaleeceenta al-shabaab loo gaysanayo fadlan.

By: Muslim Dhab Ah Insha Allaah
Ku  ; mujaahidiinta   Al shabaab.

sc  wr  wb.

ikhwatii  fil islaam waad wanaajiseen waad  na  farax geliseen ilaah ha idiin dhowro idin kaalo  idin garab galo.

nuxibbukum fillaah.

ku dadaala  inaad  manhajkaan ku socotaan qabyaalada  saas  uga  fogaataan  aad  diinta  nooleesaan  oo aad  xaqa  daciifka  u qaadaan gaar ahaan  qabaa isha  yar yar  oo la dulmiyey  inaad siisaan oo tustaan macaanka diinta.

ilaahow  ku dhowr  sh abuu zubeyr  amiirka  iyo  sh  abuu bakar  amiirka  kismaayo  iyo  sh  mukhtaar roobow  afhayeenka  iyo dhamaan  mujaahidiinta  ahlu tawxiidka ah.

mar  labaad  nuxibbukum  filaah.

waxaan dad  weenaha  u sheegayaa  inay  taageeraan  daa ifadaan mansuurada ah oo xaqa ku taagan  oo ku caan baxday  oo diinta aan marnaba  leex leexin  dhaqalihiina  siiya  taageera  oo noqda  kuwo  garab  taagan  xaqa.

wasalaaaaam.

By: Muslim Dhab Ah Insha Allaah
KU:   murshid.

sc  wr  wb.

si aan wax kuugu sheego garan maayo sababtoo ah waxaa ii caado ah inaan hadaladeeda  ku bilaabo deganaan iyo talo soo jeedin iyo muujinta  ukhuwada  inaga  dhaxeesa anaka  iyo kuwaaan is khilaafno.

balse  adigu ilaa iyo hada  ma garanin meeshaad  kala  miistay  mujaahidiinta oo aad kala qaaday.

hadaad cadeesan laheed bareerahaaga oo aad sheegi alheed waxa cad oo aad ku heesato  waa la garan lahaa ama ugu yaraan lasoo  dhawayn lahaa  ulajeedka  dhanbaalkaaga  waana  lagu miisi lahaa saad wax ugu miistay  miizaan cadaalad ah.

hadaba  hadaladaada  waxa  kalifay  in laga  jawaabo ma aha  qiimo  ee lahaayeen ee sababta  keentay baa ah inaad tiri waan bixi  oo waan sii wadi qoraalka  baaseesan.

hadaba  waajib  la iigu yeeshey difaaca  xuquuqda  ragaa  qoraxda  iyo qabowga  u taagan difaaca diinta  iyo dalka  iyo xurumaatka  muslimiinta  iyagoon  wax abaal ah  ku dooneenin dan iyo heelana  ka lahayn cidna  baan is iri radci  oo haduu yahay jaahil wareerey  toosi  bal inuu eebe waafajiyo xaqa.

hadaba  murshidow  mid  ogow  waad  dhunsantahay oo waxaad tahay  magruur dulmi iyo xad gudub badan oo u baahan  gacan qabasho iska  dhaaf inaad qabata  gacan  cid kalee.

sababtoo ah  waxaad tahay  kaddaab doodiisa  ku slaeeyay  kidbi  sababta  kaa keenteyna  ama ha  macluumaad  aadan ka heenin dalkee ee waa  cadaawad  aad u qabtid jihaadka  iyo mujaahidiinta oo aad weesay meel aad usoo martid oo aan ka ahayn inaad  ku qaad qaadid ragaa  cid walbo afka  la galeen maadaama cid walbaa leedahay rag difaaca  ilayn iyakaa wax isku dhex qasaye amaa ragaan muwaxidiinta ah  ogow  inay  leeyihiin acwaan  ujecel  eebe dartii.

hadaba  qoraaladaadii majiraan wax diini ah oo aad ku heesatay  ragaas ee  hadaad tahay nin diintu daacad ka tahay  ilaah u noqo oo towbad keen anakuna  ilaah baan kuu weediineenaa  inuu ku waafajiyo.

hadaad diido wanadaa  fadlan  la imow  cadeemo waxyaabaha aad ku heesato  halaguu jawaabee  waa hadaad xaq doon tahay.

intaa baan hada  kuugu simi dooni maayo inaan ku didiyo.

wasalaaaam.

By: Muslim Dhab Ah Insha Allaah
KU :  somalimiror.

sc  wr  wb  .

waxaan  aad  ula  yaabanahay maamulka webkaan oo aan juuq  u dhaheeninba dadka  mujaahidiinta caaynaya  ama  waxyeelada  u geesanaya  isagoo  ujeeda  inay qabiil iyo jahli iyo bidcanimo ka  keeneeso  eedaantaas mujaahidiinta  loo  gudbinayo.

maamulkaan  waxuu  horey  u tir tirey qoraalo cad cad oo aan aniga  iyo asaagaayba  ka qornay  dhaliilo aan ku heesano jameecada  ee  taageeraan oo ah al ictisaam ex al itixaad.

kadib maamulku  markuu arkay arimahaa oo dad badan daneenaayaan buu soo saaray go aan ah inaan marnaba  koox  waxba  laga  sheegi karin laakiinse ilaa iyo hada  waxaan arkeenaa inay kusoo baxayaan webkaan qoraalo ka dhan ah jameecada  barakeesan hormuudka umadda ilayska  shacabka  nuurkii salafiyada  sharciga  ah ee geeska  africa  jamaacatu tawxiid wal jihaad (  al shabaab)  eesan wax  dhiidhin ah ka muujinin.

hadaba  waxaan uga digayaa  maamulka  inay  ku dhacdo carada  rabbi oo uu muteesan doono ruux walbo oo gaasiro xaqa  mujaahidiintaas.

waxaan kaloo ka baqanayaa in ee maamulka  u xaglinayaan dhan qabiil kaasoo laga  dhadhansan karo qoraalo badan oo kusoo baxay webka.

hadaba  maamulka  waxaan xasuusinayaa cabsida  rabbi iyo difaaca  diinta  not ashkhaas iyo dano gaar ah  oo ku saleesnayn caqeedatul walaa walbaraa.

mideeda  kale  webka  ragga  maamulo inay  salafinimo sheegtaan hadana jihaadkii ragii wadey  si bareer ah loogu dhaleeceeyo webkooda  xaq  ma aha  mana  is qaadan karto.

waa suurta  gal in nin ku heesto alshabaab arimo diini ah uu cadeesto warkiisa balse   hadalada  ee ka dhadhamayaan bidcada sida  islaaxnimada  suufinimada  qabyaalada  iwm  waa in la xakameeyo oo xad loo yeelaa.

waxaa kaloo aan doonayaa inaan xasuusiyo maamulka inaan nahay  dad walaalo ah oo islaax iyo suufi iyo cid walbo iskaga  sokeeno anaka iyo ayaka waana  inay arintaas qadariyaan oo walaalahooda ee masaaisha  yar yar  isku hayaan u nusreeyaan si mubtadica  wadada  looga  jaro.

FG:  aqristaha  wax garanayaa wuu garan karaa qoraalkeega  balse  kan doqonka  iyo mubtadica  marnaba  uguma  talo gelin inaan la hadlo  oo ma quseeyaan arimahaan mana ahanba inuu ku mashquulo aqrintooda waa inuu ku mashquulaa wax kale oo anfacaya  oo uu ka faaiideesan karo.

wasalaam.

By: waa aniga
awalba suufi waxba iskama celinayna halaga saaro waxay is lahaayeen waxaa idinsoo gurman doona sh cabdulqaadir jiilaani oo kala eryi doona alshabaab laakin sh cabdulqaadir jiilaani wuu ku daadiyey kkk waxaana jirta xan ah in arintu qabiil tahay

By: sh.mm abu xamze
Asc, Walaa layaal Guul bay al_shabaab Kasoo Hooyeen Dhooblay iyo Guriceel kuwo kaloo,

Badana waan sugaynaaaaaaa Alaaaaaaaaaahu AKBAR

By: dheere
ASC. Salaantaa qaaligaa kedib waxaad moodaa walaalaha hortey fekerkooda dhiibtay inay aad ugu mashquuleen Shabaab, maxaakiim iyo dariiqooyin, waxay ila tahay ama shabaab iyo maxaakiim ha ku dirireen ama dariiqooyin iyo shabaab haku dirireene waxa lagu kor diriray waa dad miskiina oo cadowga ilaahay horey ubarakiciyay hadana hantidoodii lagubay ayagana intii dhimatay maahee intii kale duurka sii gashay hooy la’aan iyo biyo la’aan marka safkastaba ha ahaadee nin walba waxa uu leeyahay intaa ayaa naga shahiiday, su’aasha aan qabaa waxa ay tahay ma jihaadkii iyo shahaadadii sidii aan unaqaanay laga bedalay? hadiise ay walaahiii muslimiinta ayaga ay ku mashquulaan meeshaan anaa gacanta ku heynaya iyo anaa gacanta ku heynaya cadowga ilaahay goorma ayaa lala dagaalayaa? su’aasha da labaad aan walaalaha weydiinayo waxa ay tahay wxa loo jihaadayo ma in towxiidka kor laga dhigaa mise in magac urur kor loo qaado?

w/w/w