Comments on: Taliyihii Saldhiga Wadajir oo Xoogaga Al-shabaab isu soo dhiibay

By: Noora
Khayr Allaha siiyo Taliyaha Ciidanka isu dhiibay Walaalihiisa Mujaahidiinta Alshabaab, marba haduu Towbad la yimid cafis haloo fidiyo waana guul kale usoo hooyatay Alshabaab, markaad Dalkaaga, Dadkaaga iyo Diintaada Daacad u tihid munaakhaf walibaba waxaad awood u leeyahay inaad Mu’umin ka dhigtid

Aloow Guusha Sii Jabhadaha Xoriya doonka ah aamiin.

By: Maxamed yare
Cabdiraxmaan ninka la baxayoow, aan ku fahansiiyo wax.

Qofku haddii uu riddoobo oo uu toobad keeno waa dembigiisii hore waa kakac. Xiitaa haddii la qabto waa in toobad keen laga dalbaa. Alshabaab kuma ogin in ay dilaan qof toobad keenay waayo waa niman ehlu-sunne ah.

Dhinaca kale; qaraxyadii Hargeysa iyo Boosaaso, annagu ma qabno in ay soo abaabuleen alshabaab. Haddii ay qirtaan uun baa lagu eedayn karaa. taasina may dhicin weli

By: nasabka (paltalk)
maasha alah ayaa lee yahay ninka isku dhiibey islaamka haduu uu ka toobad keeney waxaan lee yahay waa in la iska cafiyaaa kuwa ku hareyna waxaan lee yahay isa soo dhiiba inta la idiin imaan is xisaabi inta aan lagu xisaabin nasabka ( qolka dailynews paltalk )

By: abdullahi mohamud
ilaahay waa kusugay waana waafajiyay kahyrka maansha alaah.J

Jilaal abaaraad hadduu, adhigu kaa liico

Ama khoof diraaceed haddii, lagugu aaheeyo

Ogaadaay ayaamaha gu’ baa la irkan doonaaye

INSHA ALAAH WALAALAYAAL NINKAAS HALOO DUCEEYO asna inta la shaqaysa hasoo xero galiyo hana kudadaalo siduu uugu dadaali lahaa qawlka ALLE

By: Abdirahman
Kalay sowtay shababku lahaayeen wixii dowlada u shaqeeya oo dhan waa gaalo iyo jaajuusyo maadamaa ay gacansaar la leeyihiin gaalada iyo ethiopianka. clip baanu daawanay dhowaanoo nin dawlada u jaajuusaya oo ay sidii xoolihii mindi af la’ ku biraynayeen. Hadii ay waxan wadaan FAIR tahay kanba ha bireeyaan ileen dawladu u shaqeeyaa. markaa cadaalad maba ahaa in mid lagu bireeyo mindi af la’ midna layska daayo. Inagoo iskaba dhaafayna in shabaabku dadkan ay biraynayaan ama dadkan isku qarxinayaan ay sax tahay ama qalad ba.. Allahayow soo haday.

Arrinta Suicide bombingka ah ciday doonta ha samaysee ee bosaso iyo hargeisa imisa qof oo muslim ah oo meelahaas joogay oo Innocent ah bay nafta ka jareen. La xawla wal quwata ila bilaahi. Arrinta in qokfu is dilo lafteeda waa masalo.

By: abuu digin
asc bismilah wasalatu wasalamo caala rasuulilaah waa bacdo

alla ayaa mahad leh naxariis iyo nabat galyo eebo korkisa ha yeelo nabigena muxamed wsc

intaa ka dib tobadada allaha aqbalo insha allah qof kasta o muslim ahna dariiqaqa saxda ah allaha tuso walalaha mujahidinta waxan filaa in meel kasto oo ee jogaan in ee gacma furan kugu soo dhaweyn donaan adiga iyo waxa kula jaarka ah iyo kuwa hada mujahidinta la soo xiriray sida  rag badan oo ka mitka kuwa shacabka dhibatododa qeeb ka ahaa ruux walba oo muslim ahna waa daremaya kuwa djabuuti iyo beydhaba fadhiya waxa ee soo wadan waa wixi hada aan aragnay ka daran waxana dhihi laha rali galinta alle iyo mida galada mida alle ayaa lagu libanaya ee mida galada cadab ayeey horsediysaa mida allana janada iyo aduun iyo akhiraba liban sharifka iyo kuwa oo wataba manta ayeey qelo bilabeen kuwa alla xaqa tusay waxan leyahay ka soo labta shariifka dabinki reer galbeetka ayuu ku dhacay haduusan ka soo labana koley shacabkan hadal macan waa ka daleen manta wax qabat ayeey u bahan yihin wilki shalay shahidiy asaga oo cadow la dagalamayo wixi oo ku shihiday mirihisi alla ha siiyo lakiin mahen in wadanka cadow cusub lakeeno mahen sida nafada xidanka xoga oo kale malin kasta ayaga oo usoo halgamay diifa wadanka cadowgu ku tumanayo kuwi shalay wadanka ee udiden ayaa manta see raban ka yelanayo xasuuqa shacabka dhiigoda dhulka ku dhibcay mujahidinta kama daba hari donaan bi idnilaahi

By: Nin yaaban
alaahu akbar. Ninkan iyo  ciidanka  la socda  ha  la soo dhaweeyo, Ilaahayna  ha  loo  baryo, in uu  ku sugu diintiisa  , Hana  loola  dhaqmo sida ugu  qiimiga  badan waa walaaladeen oo  noo yimid  gartayna  wanaaga.

Ilaahay  ha  idin xifdiyo ayaan idin leeyahay.